Thursday, April 9, 2020

Wararka

Qaar Kamid ah Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda oo Soo Dhaweeyey Heshiiska Madaxda Galmudug.

Kulan Ay Maaanta Yeesheen Qaar Kamid ah Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Ayaa Soo Dhaweeyey Isfahamka iyo...

Boqol Kun Dollar oo IGAD Ku Wareejisay Dawladda Federalka Soomaaliya.

Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Maxamed Cali-Nuur Xaaji ayaa shalay ka...

M/weynihii Hore ee Soomaliya Xasan Sheekh oo Bogaadiyey Xallinta Khilaafkii Galmudug.

Madaxweeynihii hore ee Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo qoraal kooban soo dhigay barahiisa xariirka bulshada...

Puntland oo Sheegtay In ay Talaabo Ka Qaadi Doonto Askarta Fududeysa Soo Gelinta Qaadka.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay inuu tilaabo degdeg ah ka qaadidoono ciidamada iyo...

Degmada Wanlaweyn ee G/sh/hoose oo Dagaal Khasaare Gaystey Ku Dhex Marayo Labo Beelood.

Dagaalkan oo u dhaxeeya laba beelood oo wada dega degmada Walaweeyn ee gobolka Shabelada Hoose...

Agaasimihii Maaliyadda W/caafimaadka oo Xiran Maalintii 3’aad Iyadoon Wasaaradu War Ka Haynin.

Wasiirka caafimaadka Soomaaliya, Fowiyo Abiikar, ayaa sheegtay in aysan macluumaad ka haynin xariga agaasimihii maamulka...

M/weynihii Hore ee Galmudug Xaaf oo La Kulmey M/weyne Axmed Qoor Qoor.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa markii ugu horeysay la...

Gudoomiyihii Xilka Laga Qaadey ee G/hiiraan Carraale oo Sheegay In Lasoo Weerarey.

 Gudoomiyahii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale oo weli kujira xarunta gobolka...

Cali Jayte Gudoomiyaha Cusub ee G/hiiraan oo Sheegay In uu Ka Shaqeyn Doono Amniga.

Gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo aan weli xilka lagu wareejin ayaa...

Magaalada Laascaanood oo Laga Bilaabey Olole Nadaafadeed Ka Hortaga Xanuunka Covid-19 awgeed.

Ololahan oo ku soo beegmay xili roobaadka Gu'ga oo bilaabashadiisii xiligii Illaahay looga bartay la...

Goob Dalxiis oo Loo Badelayo Xaruntii Hore ee Barlamaankii Soomaaliya.

Xaruntii hore ee Baarlamaanka ugu horreeyay dalka uu ku shiray ayaa maanta loo beddelay xarun...

Ethiopia oo Sheegtay In Qofkii U Horeeyey ee Qabey Xanuunka Covid-19 uu Geeryooday.

Sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Itoobiya waxaa geeriyooday qofkii u horeeyay ee qaba...

Wasiir Sadiiq Xirsi Warfaa oo Kulan La Qaatey Gudiga Shaqaalaha Rayidka ah.

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Sadiq Xirsi Warfa ayaa maanta...

Qarax Miino oo Lagu Dhaawacey Sarkaal Puntland Kamid ahaa Magaalada Galkacyo.

Sarkaal katirsan maamulka Puntland ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo gaarigiisa loogu xiray xilli uu...

Shirkad Ka Shaqeysa Garoonka Aden Cadde Airport oo Shaqaalaheeda Laga Helay Xanuunka Covid-19.

Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa maanta xaqiijiyay in shaqaale caalami ah oo ka shaqeeya...

Maamulka Jubaland oo Cambaareeyey Dagaalo Qabiilka Ku Saleysan ee Ka Dhacey Duleedka Kismaayo.

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa war saxaafadeed kasoo saartay dagaallada galbeedka magaalada Kismaayo ku dhexmaray beelo...

Dad Laga Badbaadin Karey Xanuunka Covid-19 oo Lagu Dhaliilay Maamul Xumada Donald Trump.

Haweeneyda u tartamaysa kursiga Kongareeska Maraykanka Ilhan Omar ayaa ku eedeysay Madaxweyne Trump inuu si...

Dadka uu Saameeyey Caabuqa Covid-19 Dunida Dhamaanteed oo Gaarey Hal Million Qof.

Dhawaqa digniinta ee duqeymaha cirka, hoonka maraakiibta, kan gawaarida iyo midka tareennada ayaa laga yeeriyay...

Dad Kenyan ah Ku Xayiraa Dalka Mareykanka oo Duuliye Kenyan ah U Hibeeyey Naftiisa.

Duuliye sare oo ka tirsanaa shirkadda Diyaaradaha Kenya Airways ayaa naftiisa u lumiyay si uu...

Shirkadaha Fly Dubai oo Laga Mamnuucey Somaliland.

Maamulka Somaliland ayaa kala laabtay shatigii (License) duulimaad ee sharikadaha Flydubai iyo Air Arabia oo...

Tirada Ajaaniibta Qaba Xanuunka Covid-19 oo Kusoo Badaneysa Muqdisho.

Tirada ajaaniibta laga helay fayruska Corona ee ku sugan caasimadda Muqdisho ayaa gaartay labo ruux,...

Dalka Spain oo Maalin Kaliya ay Gaartey Dhimashada Xanuunka Covid-19 In Ka Badan 932 Qof.

Dowladda Spain ayaa ku dhawaaqday 932 qof inay u geeriyoodeen fayruska Corona Jimaha maanta, iyadoo...

Xil Wareejintii Gobolka Hiiraan oo Muran Ka Taaganyahey Mar Kale.

Khilaaf xoogan ayaa weli ka taagan xil lawareegista gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte...

Tirada U Dhimatey Xanuunka Covid-19 Dalka Mareykanka oo Gaartey 5.000 Qof.

Tirada dhimashada coronavirus ee dalka Mareykanka ayaa kor u dhaaftay 5,000 maanta Khamiis ah, sida...

Wararka Calamka

Qaar Kamid ah Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda oo Soo Dhaweeyey Heshiiska Madaxda...

Kulan Ay Maaanta Yeesheen Qaar Kamid ah Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Ayaa Soo Dhaweeyey Isfahamka iyo Taanaasulka ay La Yimaadeen Madaxda Galmudug ee Maamulkii Hore...

Boqol Kun Dollar oo IGAD Ku Wareejisay Dawladda Federalka Soomaaliya.

Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Maxamed Cali-Nuur Xaaji ayaa shalay ka guddoomay jeeg ay ku qoran tahay 100,000 doolar Jamaal...