Tuesday, February 18, 2020
Home Blog Page 1391

Shiikh C/qaadir Muumin Oo Sheegay In Gaalnimo Cad Uu Ku Dhacay Br.Saciid Shiikh Samatar

0

Shiikh C/qaadir Muumin oo ka mid ah culumada waaweyn ee soomaaliyeed ayaa maanta shaaciyay in uu ku gaaloobay Br.Saciid Sh.Samatar hadalkii oo uu ka jeediyay Idaacada ku hadasha codka Mareykanka ee VOA-da kuna aadanaa in ay u simanyihiin dhaxal qeybsashada raga iyo dumarka Br.Samatar oo bare ka ah jaamacad ku taala dalka Mareykanka ayaa sidoo kale hadalkiisa ku shedgay in ay simanyihiin Raga iyo Habeynka waxa uuna xiligaasi uu isticmaalayay erayo oo ay ka midyihin dadkiinaan Muslimiinta ah waxa uuna xilligaasi ka hadlayay hadal oo u jeediyay Madaxweynaha Dalka Mareykanka Obama oo ku aadanaa in la xureeyo haweeynka
Sh.C/qaadir Muumin ayaa sidaa aawadeeda shegay in Br.Saciid Sh.Samatar in uu si jees jees ah u dafiray Aayadaha Qur’aanka Kariimka ah islamarkaana uu Aflagaado baahsan u geestay Umada Muslimiinta ah Taasi oo ah Gaalnimo Cada ah.

 Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)

TV-gii Aflagaadeyey Nabi Max-ed SCW Oo Ku Guuldareestay Hagardaamo Oo Uu Ladamacsanaa Maamulka Royal TV iyo Wariye Xuseen Nuur Geesey oo xabsiga Loo Taxaabay.

0

Kadib marki mudo labo cisho ah xabsiga ay maamulaan BS-ta TFG-da lagu hayay agaasimaha TV-ga Royal Cusman Max’ed Cali (buuwe) iyo ku xigenkiisa Nuur Max’ed Barre ayaa baaritaano BS-ta ku sameyeen lagu wayay been abuur ay si wadajir ah u sameyeen maamulaha TV-gii aflagaadeeyay nabi Max’ed SCW Oo lagu magacaabo Axmed iyo jaajuus ka mid ah wariyayaasha magaalada muqdisho oo lagu magacaabo Xusen Nuur Geesey ayaa waxayna ku edeyeen maamulka TV-ga Royal in ay la shaqeyan Mujaahidinta Shabaab iyagoona doonayay in la dhibaateyo Maamulka iyo shaqaalaha TVga Royal waxaana dib xuriyadooda u helay agaasimihii Tv-ga Royal iyo ku xigenkiisa waxaana badalkooda xabsiga la dhiga wariye Xuseen Nuur Geesey oo u adeegayay maamulaha Tv-ga aflagaadeyey Nabi Max’ed SCW ee universal waxaana wali BS-ta ay ku hoolanyihiin sidii talaabo looga qadi lahaa Axmed Abu-bakar oo ah maamulaha tv-ga Universal waxaana arimahaani ay ugu gol’lahaayeen saamen ay u geestaan Tv-ga Royal oo ka mid ah tv-yada ku hadla afka soomaaliya waxana layaab leh in warbaahinta qaarkood ay u dhaqmaan qaab mooryaanimo ah

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

 

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)

Qarax Lala Eegtay Kooxda Ahlusunna Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho

0

Qaraxaani oo ahaa mid xoogan ayaa lala eegtay gaari ay wateen ciidamo ka tirsan kooxda ahlusunna oo marayay wadada isku xerta isgoyska Ex-control Afooye iyo Xoosh goobjoogayaal ku sugnaa goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa wakaalada wararaka soomaaliyed ee Warsom u sheegay in ay arken bubur soo gaaray gaarigii ay wateen kooxda ahlusunna oo lala eegtay qaraxaasi gooajoogayasha ayaa intaa raaciyay in ay arkayen afar ka mid ah maleeshiyaadki qaraxa lala egtay oo geeriyooday
dhanka kale dagaalo xoogan ayaa manta waxa ay ka dhaceen qeybo ka tirsan degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag dagaaladaan ayaa waxa uu u dhexeeyay Mujaahidiinta Al-shabaab iyo Ciidamada shisheeye waxaana dagaalka xoogiisa uu ka dhacay agagaarka mowlaca Macalin Nuur iyo Mel an sidaa ugu fogen Taaladi hore ee Sayidka iyadoona dagaalkaasi uu qasaaro xoogan ka soo gaaray Ciidamada Uganda ee ku sugan qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho waxa ayna taa badalkeeda ay ka aargoosteen Ganacsatada Suuqa baakaraha oo ay galabta la dhecen Madaafiic Xoogan

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

 

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)(

 

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)

Kulama U Socda Shariifyada Oo Lagu Kala Kacay Iyo Reergalbeedka Oo Diyaariyay Kala Saarida Shariifyada

0

Waxaa Saacadihii Lasoo Dhaafay kulamo Xasaasi ah Kulahaa xarunta Madaxtooyada Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariifa Xasan Sh.Aadan

 

Kulankaani Oo Ah Kii 4Aad Oo Ay Yeeshaan Shariif Sh.Axmed Iyo Shariif Xasan Sh.Aadan ayaa waxa ay kaga hadlayeen Qilaafaadka U Dhaxeeya Labada masuul salkana ku haya sad Bursi Waxaana warar aan heleyno ay sheegayaan In Labada Shariif ay kawada hadlayeen Sida ay ka yeelayaan Kulan lagu wado in uu ka dhaco magaalada Nairopi Laguna Doonayo In Ay La Aadaan Hal Fikir

Balse Kulanka ayaa la sheegay In Uu Ku Dhamaaday Anigaa Madax ah Iyo Anigaa Madaxa ah Oo Ay Isyiraahdeen Labada Shariif Ayadoona Halkaasi Uu Ka Dhici Rabay Gacan Ka Hadal Ka dhex Dhaco Labada Shariif

Dhanaka Kale Xildhibaan Cumar Islow Oo Ka Tirsan Baarlamaanka TFG-da Ayaa Sheegay In kulanka Uu Ku Dhamaaday Isfahan Waa Shariifyadana Ay Kala Boodeen

Bishaan Gudaheeda ayaa waxaa lagu wadaa In Kulan Uu Ka dhaco Magaalada Nairopi KaaSi Oo Ay Ka Qeeb Galayaan Shariif Sh. Axmed Iyo Shariif Xasan Sh. Aadan Waxaan Kulankaasi Reergalbeedka Ay Soo Hordhigayaan Go’aamo Ku Aadn Doorshada Augost Lagu Wado In Ay Ka dhacdo Magaalada muqdisho

Warar Hoose Oo Aan ka helnay Safaarada Mareekan Ee Kenya ayaa sheegaya In Ay Reergalbeed Qaadanayaan Go’aano Ku Aadan Augost Ka hor In ay dhacdo Doorashada Madaweyne Nimo Ee Soomaaliya Iyagoona la safan Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sh. Aadan

 

 

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)

Horjoogaha Warfaafinta U Qaabilsan Ciidamada Shisheeye Oo Sheegay In Saldhigyo Ay Ku Leeyihiin Suuqa Bakaaraha Mujaahidiinta Al-shabaab Kulana Baaqay In Suuqaasi Laga Guuro

0

Xilli Maalmihii ugu Dambeeyay Duqeen Arxandaro ah Ay Ka Geesanayeen Suuqa Bakaaraha Ee Magaalada Muqdisho Ciidamada Shisheeye ayaa maanta ciidamada shisheeye afahayeenkooda Baadha Akundhan Warsaxaafadeed uu Soo Saaray Waxa Uu Ku Sheegay In Saldhigyo Ay Ku Leeyihiin Suuqa Ganacsiga Ugu Weyn Soomaaliya Ee Bakaaraha Mujaahidinta Al-shabaab Asagoona ku baaqay in suuqaasi ay ka barakacaan Dadka Rayidka ah Ee Ganacsiga halkaasi ku leh Waxa Uuna Si Jees Jees ah Ugu yiri Warsaxaafadeedkiisa Suuqyo Ayaan U Sameenaynaa Ganacsatada Oo Aan Kala Kaashaneyno Tarsan

Warsaxaafadeedkaani ka soo baxy Horjooge Badha Akundha ayaa waxa uu u muuqdaa mid lagu xaalaaleysanayo Hantida shacabka muslimiinta soomaaliyeed ay leeyihiin Oo Yaala Suuqa Bakaaraha Ee Magaalada Maqdisho

Dhanka kale ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa sheegay warsaxaafadeedka ka soo baxay Akundha In Ay U Arkaan Mid Jees Jees ah Islamarkaana ay Ku Sii wadaan Duqeemaha ay Ugeesanayaan Suuqa Bakaaraha Waxayna Arintaani ku Soo Beegmaysaa Xilli Daqiiqado Ka hor Duqeemo Naxariisdaro ah Ay La Dheceen Ciidamada Shisheeye Suuqa Bakaaraha Ayadoona Maanta ay dadrayid ah Ku Shahiideen Kuwa Kalena Ay Ku Dhaawacmeen.

 

Can Ethiopian Infidels Try To Arrest TFG President Sharif And Somali American Prime Minister Farmajo?

0

Ethiopian Infidels Have Already Arrested Ex-Chairman Of Banadir Reagion Mohamed Omar Habeb and Now Senator Barre Hirale Is in Prison Of Ethiopia thus if The Condition And Power Of TFG Is So Can It Be possible To Arrest TFG President Sharif And Somali American Prime Minister Farmajo By Ethiopian Infidels?

Your Theory Or Opinion Is Very Important For Us

 

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(info@warsom.com & webmaster@warsom.com)

Suura Gal Ma Tahay In Cadowga Ugu Weyn Soomaaliya ee Ethiopia ay Xabsiga Dhigaan Madaxweyne Shariifka TFG-da Iyo R/wasaare Somali Americanka Farmaajo?

0

Dowladda Cadowga Ethiopia Waxa ay Xirtay Maxamed Dheere Sababaha Ciddi Isma Weydiin, Waxa ay Haddana Xireen Xildhibaan Barre Hiiraale Baryootan Baa Lagu Jiraa Si Lo Siidaayo Haddaba Suura Gal Ma Tahay In Ay Xirto Madaxweyne Shariifka TFG-da Iyo R/Wasaare Somali Americanka Farmaajo

(Fkirkaaga Ka Dhiibo Aad Buu Muhiim U yahay)

   

Wararka Soomaaliya (Warsom.com) 

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(info@warsom.com & webmaster@warsom.com)

Meydadka Labo Wiil Dhallinyaro ah Oo Saakay Lagu Arkay Degmada Wadajir

0

Waxaa Saakay Xaafadda Jiiro Maskiin Degmada wadajir e Gobolka Banaadir Lagu Arkay Meydadka Labo Wiil oo Dhallinyaro ah oo Jirkooda Ka Muuqday rasaas Fara badan

Labada Wiil ayaa Rasaasta waxa Lagala Eegtay Dhanka xabadka Iyo Madaxa Waxa ayna Ka Xirnaayeen gacmaha Sida Dad Deegaanka aya U Xaqiijiyeen wakaaladda wararka Warsom.com

Sidoo Kale Mid Ka Mid ah Dadka Deganka xaafadda Jiiro maskiin ee Degmada Wadajir ayaa Sheegay In Xalay Sexdii Dhexe ay Maqleen Rasaas Xoogan Saakayna ay Xaafadda Ku Arkeen Meydadkaasi Taasoo Muujinayso in Xalay La Keenay labada Wiil Xaafadda Jiiro Maskiin Ka Dibna Lagu Dilay Iyadoo Sidoo Kale Aan wali La Aqoonsan Meydadka

Ma Ahan Meydadkaani Kuwii Ugu Horeyey Ee Lagu Arko xaafadaasi Balse Jiiro Maskiin ayaa Waxaa Caadi Ka ah In Todobaadkii 3 Jeer Lagu Arko Meydadka Dhallinyaro Fara badan

 

 

 

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

*

(

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)

Somalia: Racing against all the odds

0

Every time Abdinasir Ibrahim pulls on his running shoes, he risks his life. In Somalia, training for the Olympics is a dangerous business, as I discovered.

In an exclusive report for Channel4 News, I travelled to Mogadishu to meet the athletes who run daily along the “road of death” through the city, aware that at any time they could be shot by rebel gunmen or nervous security forces.

Somalia has been devastated by two decades of war, with African Union forces from Uganda and Burundi helping protect a weak government, under attack from al-Shabab – a pro-al-Qaeda Islamist group who use suicide bombers and snipers as their main weapons.

“The conflict between militiamen loyal to al-Shabab and those loyal to the government is causing a problem,” says Abninasir Ibrahim, in a masterly piece of under-statement. “Both groups are Somalis and I would love them to be united to save future generations.”

Abdinasir – a 5,000 metre runner who competed in the Beijing Olympics – knows only too well the dangers of the civil war. His mother and two of his brothers are among those who have been killed in the fighting.

“My wife was just at home when gunmen broke into the house and shot her dead,” says his father, Said Ibrahim. “They looted our belongings and left. She left six children behind – Abdinasir was the second youngest. A few years later, two of my other sons were also killed.”

Olympic spirit But Abdinasir’s spirit and determination to compete in next year’s London Olympics typifies that of Somalia’s dwindling band of surviving sportsmen.

“When the civil war started, most of the athletes fled, others got injured because of the conflict,” says Ahmed Ali, the untrained volunteer who acts as coach to the national team. “One of them was shot in the back and paralysed.

“We have faced so many difficulties. Athletes without morale. Our federation doesn’t give financial support – just a moral one. Because the whole country has no money.”

To get to the dusty sports ground the athletes use for their training, they have to jog along the main road through Mogadishu, past roadblocks of armed militia and military checkpoints, where suicide bombers are common and where dozens of civilians have been shot and killed.

Filming the athletes on their early morning run to the sports ground, Jamal Osman saw at first hand how dangerous it could be.

“The athletes started their usual run along the main road and sprinted past a group of nervous militiamen sat by a wall,” he reports. “Fearing a suicide attack, a man raised his AK47 rifle.

“Then I heard shouting – ‘we’re sportsmen, we’re sportsmen’ – and the sound of a rifle being cocked. I threw my camera down. It was a terrifying moment. I genuinely thought they were going to be shot.”

Even at their training ground, under police supervision, it is not safe – one sportsman was killed when a suicide bomber blew himself up at the gates to the compound. Government forces use it for summary executions. But it is all the athletes have.

Abdinasir took Jamal Osman to the former National Athletic and Football Stadium in Mogadishu, built to host international competitions, but located in the middle of the war zone and left in ruins by the fighting that has gone on around – and through it.

Bomb attack

The VIP area was destroyed in a bomb attack on the Somali Prime Minister six years ago, in which 15 people were killed. Bullet cases litter the running track. But a dugout still stands, where – seven years ago – a 14-year-old Abdinasir scrawled a message, which survives to this day: “I love winning and one day I WILL be world champion”.

“He loves sport and is a natural winner,” says his father. “He works very hard and is determined to achieve success. If he gets the support he needs, he will be the best in the world.”

Abdinasir finished last in his 5,000 metre heat at the Beijing Olympics, but he is proud of what he has already achieved – and determined to do even better.

“I realised in Beijing that our athletes were more important than our leaders, famous people or politicians,” he says. “They were not expecting to see athletes from Somalia. People from all over the world congratulated us for just taking part, but we wanted to represent out country.

“If all goes well, I would like to come to London, carrying the whole Somali nation on my shoulders. I’m hoping to be a medal winner – a world champion.”

  

 Wararka Soomaaliya (Warsom.com)( 

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

Xubno Ka Tirsan Dowladda TFG-da Oo Ku Kacay Fal Shareecada Islaamka Ka Baxsan

0

Ka Dib Markii Maanta Gudaha Magaalada Muqdisho Lagu Qabtay Xaflad Lagu Soo Dhaweynaya Wakiilka Dowladda Cadowga Ethiopia U Fadhiya Dalka Soomaaliya Isla Markaan ay Ka Qayb galeen Xildhibaano Ka Tirsan baarlamaanka Soomaaliya, Saraakiil Ka Tirsan TFG-da Iyo Kuwa Shisheeye Ayaa waxaa Madasha Xaflada Ka Dhacday Falal Ka Baxsan Diinteeda Sare Ee Islaamka

Xafladda Oo ka Dhacay Xafiiska Dowladda Cadowga Ethiopia ay Ku Lee Dahay Xarunta Madaxtooyada Villa Somaliya Ayaa Waxaa Halkaasi ka Dhacay Muusiibo Diineed Oo ay Ku Kaceen Haween Sheegta In ay Matalaan Hablaha Muslimaadka Soomaaliyeed laakiinse Aan U Qalmin Xitaa In ay carruurta La Ciyaaraan

Waxaa La Arkayey Canab Xasan Cilmi Oo Sheegata Gudoomiye Ku Xigeenka Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Oo Shafka Shafka U Saareyso Niman Gaalo Ah Iyo Kuwa U Adeega Xili Uu Alle Dumarka Jirkooda Ka Mamnuucay Nimanka Xitaa Salaan Kan Qaba Mooyaane

Sidoo Kale Caasho Koos oo Iyana Ku Shaqeysa Afkaarta Canab ayaa Waxa ay Qaadeysay Tallaabo La Mid ah Midka ay Ku kacday Canab Iyadoo ayba Sii Dheereed Dhunkasho Daanka ah (Subxaanallaag) Halka Kuwa Kalena oo Haweenka Ka Mid ah ay Muujinayey Cawradooda

 

Waxaa taa Ka Sii Daran Dadkuna ay La Amakaageen Markii ay Ka War Heleen In Xildhibaanada Khadiijo Maxamed Diiriye ay Ka Mid Tahay hablaha Ku Lugta Leh Ku Dhaqanka Falal Sharciga Islamka ka Fog

Haddaba Aan Wada Fiirsano Sawiro Xog ah Oo Muujinaya Ku Xad Gudubka Diinta Islamka ee Hablahaan #-da ah ay Ku Kaceen waa Canab, Caasho Koos Iyo Xildhibaanad Khadiijo Oo Laga Soo Qaaday Xili ay isku Mashquul sanaayeen

 

+25-26-15514953/+25-2699-995641

 

 *

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office