Monday, March 30, 2020

Wararka

Cali Maxamed Carraale oo Sheegay In uu M/weyne Waare Ku Fashilmay Xilka Hirshabeele.

Cali Maxamed Caraale oo warbaahinta kula hadlay xarunta maamulka gobolka Hiiraan ayaa ka soo horjeestay...

Afar Qof Ka Yimid Hargeysa oo Jabuuti Shaacisay In Laga Helay Xanuunka Covid-19.

Dowladda Jabuuti ayaa shaacisay afar qof oo kasoo laabtay dhinaca Somaliland in laga helay cudurka...

Dad Badan oo Loo Xir Xiray Weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee Garoowe.

Ciidamada ammaanka Puntland ayaa xalay howlgal culus oo ay ka sameeyeen xaafadaha magaalada Garowe waxay...

Amniga Iyo Caafimaadka oo Puntland Go’aano Cul Culus Kasoo Saartey.

Madaxweynaha dowlad goboeedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan...

Qarax Ka Dhacey Goor Dhaw Garoowe oo uu Ku Dhaawacmey Gudoomiyihii Gobolka Nugaal.

Qof Ismiidaamiyey ayaa Goor Dhaw Qarax La Beegsadey Masuuliyiin iyo Dad Rayid ah oo uu...

Xerada Xalane oo Amisom Xanibaad Kusoo Rogtay Xanuunka Covid-19 Awgiis.

AMISOM ayaa xanibtay gelitaanka xarunta Halane oo ay ku yaalliin safaarado shisheeye iyo taliska guud...

Rakaabka Ka Imanaya Yurub Iyo Waqooyiga America oo Laga Mamnuucay Somaliland.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, ahna gudoomiyaha guddida heer qaran ee u diyaar-garawga iyo ka hortaga...

Dalka Jarmalka Wasiir Ka Tirsanaa oo Isu Dilay Walaaca Xanuunka Covid-19.

Thomas Schaefer, oo ahaa wasiirka maaliyadda gobolka Hesse ee dalka Jarmalka, ayaa iskiis isku dilay...

Garoowe oo Si Taxadar leh Loogu Aasey Qof Looga Shakiyey In uu Dhintay Xanuunka Covid-19.

Waxaa maanta magaalada Garowe lagu aasay qof kamid ahaa dadkii looga shakisanaa cudurka Coronavirus, kaasoo...

M/weyne Farmaajo oo Ka Hadlay Xanuunka Covid-19 iyo Sida Loola Tacaalayo.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay mideeyaan cududdooda iyo...

Caabuqa Covid-19 oo Laga Helay R/wasaarihii Dalka UK

Raysal Wasaaraha Ingriiska Boris Johnson, ayaa laga helay cudurka Coronavirus, sida ay goor dhowayd shaacisay...

Go’aanno Looga Hortagayo Cudurka Covid-19 oo Puntland Soo Saartey.

Dowlad goboleedka Puntland ayaa soo saaray go’aamo looga hortegayo Cudurka Coronavirus, iyadoo xirtay guud ahaan...

Qalab Lagula Dagaalamo Xanuunka Covid-19 oo Wasaarada Caafimaadku Qaybisay.

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada dowladda federalka Soomaaliya, ayaa  maanta bilowday qeybinta qalab caafimaad oo...

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Sheegtay In Qofkii Labaad Laga Helay Xanuunka Covin-19.

Wasiirka Caafimaadka dowladda Soomaaliya, Dr. Fawziya Abikar Nuur,  ayaa goor dhow shir jaraa’id oo ay...

Dayn Cafinta Soomaaliya Gaartey oo Qaramada Midoobay Soo Dhaweysay

Qaramada Midoobay ayaa ugu hambalyeysay dowladda Soomaaliya inay gaartay go'aan qaadkii ugu dambeeyay ee barnaamijka...

Dib U Habeynta Dhaqalaha Soomaaliya oo Horseed U Noqotey Dayn Cafinta.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyley ayaa sheegay in guusha laga gaaray dayn cafinta...

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe oo Soo Jeediyey In La Joojiyo Duulimaadyada Dalka Soo Gelaya.

Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng;Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in la joojiyo duulimaadyada ka imanaya dalalka...

Puntland oo Ka Laabatey In La Xiro Goobaha Cibaadada.

Puntlland ayaa dib uga laabatay go’aan maalintii shalay kasoo baxay guddiga ka hortagga faafitaanka cudurka...

Wasaaradda Caafimaadka oo Sheegtay In La Daba Joogo Dad La Kulmay Nin Looga Shakiyey Xanuunka Covin-19.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ku raadjoogta dad looga shakiyay inay la kulmeen qofkii...

Diyaarad Laga Leeyahey Dalka Jabuuti oo Beryahan Joog Hoose U Dul Heehaabeysa G/sool.

Diyaarad yar oo ka timid xaga Jabuuti ayaa maanta oo Isniin ah  iyo khamiistii dul...

Safiirka Soomaaliya U Fadhiya Dalka Kenya oo Sheegay In La Hakiyey Shaqada Safaaradda.

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya ayaa waxay sheegtay inay joojinayso dhammaan shaqooyinkii ay u haysay muwaadiniinta...

Masaajidda Puntland oo Muddo Labo Wiik ah La Amrey In La Xiro.

Puntland ayaa amar ku bixisay in la xiro masaajidda muddo 2 usbuuc ah si looga...

Masaajidda Ma Loo Xiri Karaa Corono-Virus Owgeed? Sheekh Xassaan Xuseen Oo Ka Jawaabaya DAAWO.

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa albaabada laysugu dhufanayay masaajid ay leeyihiin muslimiinta iyadoo lagu marmarsiyoonayo xadeynta...

Wazaarada Duulista Hawada Oo Muddo 2-Maalmood Ah Fasaxday Duulimaadka Caalamiga Ah.

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo soo saaray War-saxaafadeed ayaa lagu sheegay in la fasaxay...

Wararka Calamka

Cali Maxamed Carraale oo Sheegay In uu M/weyne Waare Ku Fashilmay...

Cali Maxamed Caraale oo warbaahinta kula hadlay xarunta maamulka gobolka Hiiraan ayaa ka soo horjeestay xil ka qaadistii uu ku sameeyay madaxweynaha dowlad gobolleedka...

Afar Qof Ka Yimid Hargeysa oo Jabuuti Shaacisay In Laga Helay...

Dowladda Jabuuti ayaa shaacisay afar qof oo kasoo laabtay dhinaca Somaliland in laga helay cudurka Coronavurus, kadib markii baaritaan lagu sameeyay iyagoo ku sugan...