Thursday, August 13, 2020

Wararka

Daawo,akhriso Afhayeenka Ciidanka Asluubta oo Ka Hadlay Falkii Xabsiga Dhexe iyo Dadkii ku Dhintay.

https://youtu.be/JULcm7qvMEk Afhayeenka ciidanka Asluubta G/sare Cabdiqani Maxamed Qalaf ayaa sheegay in 15 maxaabiis ah ay ku...

Xukuumadda kmg oo Magacawdey Gudi Baara Falkii weerar ee Xabsiga Dhexe Ka Dhacey.

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federalka Soomaaliya, Mahdi Maxamuud Guulleed ayaa magacaabay guddiga Baarista shaqaaqadii ka...

Wasiirka Caddaaladda oo Sheegay In Baaritaan Lagu Sameynayo Falkii Ka Dhacey Xabsiga Dhexe.

Ugu yaraan 7 qof ayaa ku dhimatay oo ay ku jireen dad maxaabiis ah, weerar...

Gudoomiye Kuxigeenkii Xaafadda Xaawo Taako ee Degmada B/weyne oo La Dilay.

Waxaa xalay fiidkii magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan lagu dilay Guddoomiye ku xigeenkii xaafadda...

Hawl Fiican In laga Qabtey Dekedda Berbera oo ay Ku Faantey Shirkadda DP World.

Shirkadda DP-world ayaa sheegtay inay dhameystirtay 400mitir oo qeyb  ballaarinta dhismaha dekeda magaalada Berbera ee...

Sarkaalkii U Sareeyey Ilaalada Madaxtooyada Puntland oo Ku Dhintay Hawlgal Ciidan.

Taliyihii Ciidanka Madaxtoyada Puntland Gaashaanle Sare Cismaan Cumar Maxamed ayaa ku dhintay howlgal Ciidamada Puntland...

Xaruntii Muqaadaraadka Gaalkacyo oo Puntland Sheegtay In ay Bur Burisay.

Guddoomiyaha gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Sanyare ayaa sheegay inay Puntland la wareegtay saldhigii ugu weynaa...

Saldhig Ciidamada Dawladdu Ku Lahaayeen Garbahaarey oo AL-shabaab Weerareen.

Al-shabaab ayaa waxay xalay weerar ku qaadeen saldhig ay deganaayeen ciidamada dowladda Soomaaliya oo ku...

Dalka Shiinaha oo Laga Helay Virus Sida Covid-19 U faafa Eebe Hanaga Xijaabee.

Sida laga soo xigtay wargayska ay dawladdu taageerto ee Global Times, 37 qof oo ku...

Fannaankii Caanka ahaa ee Hachalu Hundessa oo Nin Qirtay In uu Dilay.

Tilahun Yami, oo ah tuhmanaha koowaad ee dilkii fanaankii caanka ahaa ee Hachalu Hundessa ayaa...

Muwaadiniinta Mareykanka oo Looga Digay In ay u Safraan Dalka Kenya.

Dowladda Maraykanka ayaa uga digtay muwaadiniinteeda inay u safraan dalka Kenya, iyadoo sheegtay inay kordheen...

Masar ayaa Dooneysa In ay Saldhig Milateri Ka Hesho Bariga Africa iyo Ethiopia oo Ka Digtay Halisna u Aragta.

Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay qorshaha ay Masar rabto inay saldhig milatari kaga sameysato dhul ku...

Roobab Dabeylo Wata Kana Dhacey Konfurta Somaaliya oo ay Ku Dhinteen In Ka Badan 10 Qof.

Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka dowladda federalka Soomaaliya, ayaa waxay ka tacsiyeysay qoysaskii dhibaatadu kasoo...

Dad Tiradoodu Dhantahey 150.000 Qof oo Q/midoobey Sheegtay In ay Ku Barakaceen Fatahaad Webi.

In kabadan 150,000 oo Soomaali ah ayaa ku qasbanaaday inay ka cararaan guryahooda ilaa dabayaaqadii...

M/weyne Muuse Biixi oo Qaabilay Wafdi Ka Socda Dalka Shiinaha.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu maanta magaalada Hargeysa kula kulmay wafdi heer...

Wasaaradda Gaadiidka Galmudug oo La Wareegtey Garoonka Cadaado.

Wasaaradda gaadiidka ee maamulka Galmudug ayaa waxay la wareegtay maamulka garoonka diyaaradaha ee magaalada Cadaado,...

Dagaal Ka Dhacay J/hoose oo Ciidamada Dawladdu Guulo Ka Sheegteen.

Ciidamada kumaandooska Danab, gaar ahaan ururka 5-aad ayaa waxay sheegeen in howl-gal saacadihii lasoo dhaafay...

Dad Kaluumeysato ah oo Ku Geeryoodey Xeebaha Koonfureed ee Soomaaliya.

Wasiirka wasaaradda kalluumeysiga maamul Goboleedka Jubaland Ibraahim Cabdi Xasan ayaa waxa uu sheegay in 9...

Haweeney Soomaaliyeed Bare Ka Aheyd Dalka Mareykanka oo Ku Guuleysatey Macalinka Sanadka.

Qorsho Xasan, oo ah bare Soomaaliyeed oo haysata dhalashada Maraykanka ayaa loo magacaabay macallinka sannadka...

Magaalada Marka oo Duleedkeeda Dagaal Ku Dhexmarey Ciidamada Dawladda iyo Al-shabaab.

Deegaanka Ceel jaalle ee duleedka magaalada Marka ayaa waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeyay ciidamada...

Tuulada Bayaxow ee G/sh/dhexe oo Daadad Barakiciyeen Dadkii Degenaa.

Badi dadkii kunoolaa tuulada Bayaxow oo hoostagta magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellada dhexe ayaa ka...

M/weyne Laftagareen oo Ku Baaqay In Loo Midoobo Cirib Tirka Al-shabaab.

Madaxweynaha maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur galbeeed Cabdicasiis Xasan Maxamed “Lafta-gareen” ayaa waxa uu sheegay...

Aqalka Sare ee Soomaaliya oo Codsadey In Baaris Lagu Sameeyo Xeerka Guud ee Maaliyadda Dalka.

Guddoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya Abdi Xaashi ayaa codsaday in baaris degdeg ah lagu sameeyo...

Xanuunka Safmarka Covid-19 oo Si Xawli ah Ugu Faafaya Dalka Kenya.

Dowladda Kenya ayaa isniintii shalay diiwaan galisay 544 kiis oo cudurka Coronavirus ah, taasoo wadarta...

Wararka Calamka

Daawo,akhriso Afhayeenka Ciidanka Asluubta oo Ka Hadlay Falkii Xabsiga Dhexe iyo...

https://youtu.be/JULcm7qvMEk Afhayeenka ciidanka Asluubta G/sare Cabdiqani Maxamed Qalaf ayaa sheegay in 15 maxaabiis ah ay ku dhinteen, 7 kalena ay ku dhaawacmeen shaqaaqadii shalay ka...

Xukuumadda kmg oo Magacawdey Gudi Baara Falkii weerar ee Xabsiga Dhexe...

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federalka Soomaaliya, Mahdi Maxamuud Guulleed ayaa magacaabay guddiga Baarista shaqaaqadii ka Dhacday Xabsiga Dhexe ee Xamar. Guddigaan oo ka kooban 6...