Saturday, July 11, 2020

Wararka

Ciidamada Dawladda oo Sheegay In ay Dileen Saraakiil Al-shabaab Ka Tirsanaa.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa waxay sheegeen iney weerareen deegaanka lagu magacaabo Urunji oo ku yaalla...

Konton Million Qof oo Bangiga Horumarinta Africa Sheegay In uu Saameeyey Safmarka Covid-19.

Ku dhowaad 50 milyan oo Afrikaan ah ayuu saf-marka Coronavirus wuxuu ku riixayaa xaalad adag...

Hogaaminta Madasha Wasiirada Waxbarashada ee Jaamacadda Carabta oo Soomaaliya La Wareegtay.

Wasaaradda waxbarashada ee Jamhuuriyadda fedaralka Soomaaliya ayaa la wareegtay hoggaaminta madashada wasiirrada waxbarashada ee Jaamacadda...

Madaxda Maamul Goboleedyada oo Kulamo Gooni Gooni ahi Uga Socdo Dhuusamareeb.

Waxaa xalay illaa saakay ka socday magaalada Dhuusamareeb kulamo gaar gaar ah oo madaxweynaha Galmudug...

Bar Kontrol oo Al-shabaab Lahaayeen G/sh/hoose oo Mareykanku Sheegeen In ay Duqeeyeen.

Taliska Mareykanka Afrika, ayaa isagoo kaashanaya Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, wuxuu fuliyey duqeyn cirka...

Ciidan Haramcad ah Ku Sugnaa Dh/mareeb oo La Sheegayo In Laga Soo Qaadey.

Ilo wareed lagu kalsoonaan karo oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa waxay HOL u sheegeen...

Ciidamo Ilaalo U ah M/weyne Deni oo Soo Gaarey Dhuusamareeb.

Puntland ayaa ciidamo suga ammaanka madaxweyne Deni u dirtay magaalada Dhuusomareeb ee xarunta Galmudug, halkaas...

Mashruuca Wax Ka Qabashada Fatahaadda oo M/weyne Waare Dhagax Dhigay

Mashruucaan uu maanta daah-furay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxa uu qorshahiisu...

Ciidamada Haramcad oo Galmudug Beenisey In Walaac Laga Muujiyey.

Wasiirka warfaafinta Galmudug ayaa beeniyay in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad laga...

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo Askeri Hore u Diley Odey Rayid ah Ku Riday Xukun Dil ah.

Askari ka tirsan ciidamada booliska Soomaaliya oo ku eedeysnaa dilka nin oday ahaa oo ku...

Rabshadaha Ka Dhacaya Dalka Ethiopia oo Khatar Ku ah Dimuquraadiyada.

Raiisel wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo la gudoonsiiyey Abaal-marinta Nabadda ee Nobel ayaa u muuqda...

Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb oo Maanta La Filayo In ay Wufuud Gaarto.

Wafuud ka socda maamul goboleedyada dalka ayaa la filayaa iney maanta gaaraan magaalada Dhuusamareeb ee...

Xnuunka Covid-19 oo Laga Helay M/weynaha Dalka Brasiil Xili Aduunyadu Kasoo Kabaneyso

Madaxweynaha dalka Brasiil Jair Bolsonaro ayaa si toos ah  (live) telefishinka dalkaas ka sheegay in...

Dawlada Soomaaliya oo Ku Wargelisay Shaqaalaha In ay Shaqooyinka Ku Laabtaan.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saartay go'aan lagu farayo...

Kulanka M/weynayaasha Maamul Goboleedyada oo Unsom Soo Dhaweysay

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, ayaa bayaan kooban uu soo saaray kusoo dhoweeyay kulanka qorsheysan...

Ganacsatada Qaadka ee Dalka Kenya oo M/weyne Uhurro Ka Codsadey In uu Soomaaliya Kala Hadlo Ganacsiga Qaadka.

Beeraleyda Qaadka ee dalka Kenya ayaa sheegay inay ku jiraan waqtiyo adag oo dhaqaale xumo...

Wariye C/casiis Axmed Gurbiye oo Dacwad Loo Haystey Maxkamada G/banaadir Dib U Dhigtay.

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta dib u dhigtay dhegaysiga dacwad loo haysto Cabdicasiis axmed Gurbiye...

Shirka Dhuusmareeb oo M/weyne Deni Ka Hadley Ujeedada Ugu Weyn ee Shirkaas.

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, ayaa ka hadlay kulanka madaxweynayaasha dowlad goboleedyada ku yeelandoonaan magaalada Dhuuso-mareeb...

Dalka Australia oo Bandaw Habeenkii ah Lagu Soo Rogay Xaafad Soomaalidu Degantahey.

Australia ayaa bandow habeen iyo maalin ah kusoo rogtay qeybo katirsan magaalada ugu weyn dalkaas...

Shirka M/goboleedyada Madaxweynayaashooda oo War Murtiyeed Kooban Laga Soo Saarey.

War murtiyeed kooban ayaa lagasoo saaray shirkii dhexmaray madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Soomaaliya, kaasoo looga hadlayay...

Dawladda Kenya oo Qaadey Qaar Kamid ah Xayiraadihii uu Sababey Covid-19

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa xayiraadii ka qaadday dhaqdhaqaaqa saddexda magaalo ee kala ah Nairobi, Mombasa...

Duleedka Magaalada Balcad oo ay Ku Dagaalameen Ciidamada Dawladda iyo Al-shabaab.

Sida Warbaahinta maxalliga ah ee gudaha caasimadda Soomaaliya ka shaqeysa ay u xaqiijiyeen dadka deegaanka...

Wariye U Dhashey Dalka Kenya oo Dhawr Beri Ku Xiran Dalka Ethiopia.

Weriye Yassin Juma  ayaa la xeray xilli uu kamid ahaa saxafiyiin warar kasoo tebinayay dibad-bax...

Soomaaliya oo Midawga Yurub Sheegeen in ay Soo Gaarsiiyeen Sadex Duuimaad Gar Gaar Bini’aadanimo ah.

Midowga Yurub ayaa sheegay inay dayuurado samafal bini aadamnimo oo ka yimid magaalada Brindisi ee...

Wararka Calamka

Ciidamada Dawladda oo Sheegay In ay Dileen Saraakiil Al-shabaab Ka Tirsanaa.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa waxay sheegeen iney weerareen deegaanka lagu magacaabo Urunji oo ku yaalla Gobolka Shabeellaha hoose, halkaaso oo ay sheegeen iney ku...

Konton Million Qof oo Bangiga Horumarinta Africa Sheegay In uu Saameeyey...

Ku dhowaad 50 milyan oo Afrikaan ah ayuu saf-marka Coronavirus wuxuu ku riixayaa xaalad adag oo dhinaca faqriga ah. Sida lagasoo xigtay Bangiga hor-umarinta qaaradda...