Friday, October 22, 2021
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamed uu ayaa si adag uga horyimid ololaha siyaasadeed ee ka socda Geeska Africa, gaar ahaan isku soo dhawaashiyaha siyaasadeed ee dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya. Xassan Sheekh ayaa ku tilmaamay tallaabo lagu deg degayo waqtigan islamarkaana suurtagal aheyn in Soomaaliya iyo Itoobiya ka midoobaan...
Ra’iisal Wasaaraha itoobiya Abiy Axmed oo booqasho ku jooga dalka China ayaa waxaa uu kulan la qaatay madaxda shirkadda shidaalka ee dalka shiinaha. Kulanka labada mas'uul ayaa waxaa ay ku kala saxiixdeen heshiis ku kacaya 1.8 bilyan oo dollar, kaa oo ku saabsan horumarinta bixinta tamarta korantada iyo qaybin-teeda. Mashruucan ayaa...
Waxaa caawa saacada muqdisho marka ay aheyd 00:45 habeenimo la maqley madaafiic qoriga hoobiyaha ah,kuwaas oo aan ilaa hada la garaneyn meelaha ay ku dhaceen. Madaafiicda saqda dhexe soo dhacda ayaa joogto noqdey iyadoo madaxda hey'adaha amniga mar walba laga maqlo in aaney soo noqon doonin sidaas awgeed dad badan...
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Kabxanleey oo dhinaca Waqooyi kaga beegan magaalada Baledweyne ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay weerar Maleeshiyaad hubeysan ku qaadeen dad beeraleey ahaa oo ku sugnaa deegaankaasi. Weerarka ka dhacay deegaanka Kabxanleey ayaa sheegaya iney ka dhasheen khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray...
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xubnaha Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waxaa ay ka baaqdeen Safarkii Maanta ay ku tegi lahaayeen Magaalada Baladweyne,si ay gurmad u gaarsiiyaan dadkii uu saameeyey fatahaadaha Wabiga Shabeelle ee mara Gobolka Hiiraan. Sababaha ay uga baaqsadeen safarkooda magaalada...
Madaxweynaha maamulgoboleedka puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegey in lala xisaabtamayo kuwii loo dhiibey gargaarki dawlada dhexe u soo dirtey puntland,iyadoo ay jirto raashin iyo lacag la gaarsiiyey puntland. Dhawaan ayaa dabeylo iyo roobab aan kala go' laheyn markii ay ku dhufteen deegaano ka tirsan puntland,ayaa waxaa gurmad...
Saraakiil sarsare oo ka mid ah xisbiga haya tallada dalka dalka Koonfur Afrika ee ANC ayaa ugu baaqay madaxweynaha dalkaasi in uu isku casilo si deg deg ah. Waxaa ay sheegeen in madaxweyne Jacob Zuma  uu wajahaayo eedeymo dhanka musuq-maasuqa ah, islamarkaana bilihii lasoo dhaafay uu xoogeystay Musuqmaasuqa dalkaasi. Dacwad oogayaasha...
Jubbaland ayaa mar kale ku eedeysay dowladda Soomaaliya in ay baalmartay heshiiskii siyaasadeed ee laga gaaray doorashada dalka 17-kii September 2020 kaddib kulan ka dhacay magaalada Muqdisho. War ka soo baxay Madaxtooyada Jubbaland waxaa lagu dalbaday in dowladda Soomaaliya gacanta Jubblanad ku soo celiso gobolka Gedo gaar ahaan magaalada Garbahaarey...
Kooxo tabarucayaal Turkiga ah ayaa u yimid Soomaaliya barnaamij qayb ka ah hindisaha hay'adda horumarinta Turkiga, kuwaa oo ka qeyb-qaatay dayactir lagu sameeyo xarun agoon iyo dugsi wax lagu barto. Barnaamijkan oo ay hogaamineyso hay'adda Turkiga ee Iskaashatada iyo Isuduwidda (TIKA) ayaa u ogolaanaya mutadawiciinta in ay booqdaan wadamo badan...
Mucaaradka dalka Burundi ayaa maanta sheegay inay soo dhaweynayaan Magacaabidii shalay loo magacaabay Madaxweynihii hore ee Tanzania, Benjamin Mkapa inuu noqdo Dhex-dhexaadiyaha Nabadda dalka Burundi, iyadoo Xilka ay u magacaabeen xubnihii ka Qayb-galayay shirkii ururka bulshada Bariga Afrika ee EAC ee Caruusha, Tanzania ka dhacay. Benjamin Mkapa oo 77-jir ah...