Friday, December 3, 2021
Qaar Kamid ah Boqol Gabdhood oo Hay'adda Wadaniga ah ee HINA ay Tababar Siineysay In Muddo ah ayaa Iska Diiwaan Geliyey Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Sida aad Ka Dheehan karto Muuqaalada. Gabdhan ay HINA Tababarka Siisay ayaa Qaarkood waxaa uu Xisbigu u Qaatey in ay Ka Mid Noqdaan Maamulka Gobolka...
Ku Dhawaad 80 Xubnood oo Ka Kala Socotey Axzaabta Dalka Ka Diiwaan Gashan iyo Madaxda Ugu Sareysa Madaha Talo Wadaag Ayaa Xisbiga Midnimo Qaran Waxa uu U Sameeyey Qado Sharaf Looga Wada Hadlayey Marxalada Siyaasadeed ee Dalku Marayo iyo Sidii Loo Dar Dar Gelin Lahaa Loona Horumarin Lahaa Hawlaha...
Kudladda Murashixiinta M/weyne ee Dhawaan Lagaga Dhawaaqey Magaalada Muqdisho Kuwaas oo Ka Kooban Shan Murashax Ayaa Kala ah 1 Dr.Cumar Sharif C/qaadir Axmed Fiqi 2) Dr.Bashiir Xaaji Cali(JAMAAL) 3) Prof. Saciid Ciise Maxamuud 4) Dr. Maxamed Isaaq Iidow 5) C/maalik Xasan Taxi kuwaas oo Sameystey Shir Gudoon,loo Doortey C/shariif C/qaadir...
Anigoo ah Xasan Cabdullahi Maxamed (Farmaajo), Waxaan halkaan umada Somaliyeed ugu cadaynayaa in aanan ahayn QAADWALE ama aanan kujirin GANACSI JAAD. Jaadka Ethiopia ka yimaadana aanan wax shaqo ah kulahayn. Waxaan xaqiiqsaday in siyaasiyiinta ku saaqiday siyaasada ay lacago badan ku bixiyeen inay been abuur iga sameeyaan si ay u...
Dood cilmiyeed diirada lagu saarayay xal u helida fatahaada kusoo laalaabtay magaalada baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Kasoo qeyb galayaasha doodaan cilmiyeedka oo ka socday qeybaha bulshada, sida aqoonyahanada, ardayda jaamacadaha iyo maamulka Hirshabelle, ayaa jeediyay aragtiyo kala duwan oo ay u arkayeen in ay...
Mxs/SHW/01/02/21                                                                               Tr:23/3/2021                           Shirweynaha Wadatashiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya.                                                        UJEEDO:             War...
Kudladda musharaxiinta madaxweyne ee dhexdhexaadka ah ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Muqdisho waxay si kulul uga hadleen shaqaaqadii Jimcihii aynu soo dhaafnay ka dhacday Muqdisho, iyagoona cambaareeyay is hor istaagii dowladdu ku sameysay bannaanbax ka dhacday isgoyska Km4 iyo agagaarka garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan...
Xisbiga Midnimo Qaran Ayaa Maanta Qado Sharaf Ugu Sameeyey Inta Badan Axzaabta Haysta Diiwaangelinta Kmg ah Magaalada Muqdisho,Iyadoo Gudoonka Xisbigu Sheegay In Ujeedka Qadadu Ahaa In Xisbiyadu Fursad Usu Helaan Kana Hadlaan U Diyaar Garawga Doorashooyinka 2020-2021 Dalka Ka Dhici Doona iyo Hannaanka Doorasho ee La Qaadan Karo. Madaxda Xisbiyada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Kenya Mudane Fred Matiang’i ayaa ka guddoomay dhambaal uu uga siday Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta. Madaxweynaha ayaa la wadaagay wafdiga Dowladda Kenya ee soo gaaray dalka muhiimadda ay leedahay ka miro-dhalinta...
Yuusuf Xasan Mursal oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Amniga Iyo Caddaaladda ayaa Sida Lagu Soo Waramayo Waxaa Gurigiisa Kala Baxey Ciidamo Loo Maleynayo In ay Ka Tirsanyihiin Nabadsugida Soomaaliya. Lama Oga Sabata Ka Danbeysa in Gudoomiye Mursal Gurigiisa Lagala Baxo Iyadoo Aan Sida La Sheegay wax Amar Maxkameed ah Aan Loo...