Monday, July 20, 2026
Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Mudane Saciid Cabdullahi Maxamed (Deni) ayaa maanta soo saaray go’aan culus oo la xiriira doorashooyinka qof iyo cod ee goleyaasha deegaanka ee maamulkaasi. saciid Deni oo wareegto soo saaray ayaa asteeyay xilliga ay dhaceyso doorashada goleyaasha deegaanka ee Puntland, taas oo laga dhigay maalin...
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax lala beegsaday Guddoomiye kuxigeenka labaad ee degmadaas, waxaana ka dhashay khasaaro kala duwan. Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa la sheegay in meel kamid ah gurigiisa loogu xiray Gudoomiye Ku-xigeenka 2aad ee degmada...
Kulankan oo Ahaa Mid Lagu Gorfeynayo Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka ayaa Waxaa Kssoo Qayb Galey Masuuliyiin ka Kala Socdey Xisbiyada Dalka Ka Jira Kuwaas oo Kala ahaa Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed, Xisbiga, Xiis,Xisbiga Horumarinta,Xisbiga Midnimada iyo Dimuquraadiyada,Xisbiga Midnimo Qaran,Xisbiga Samu,Xisbiga Ileys,Xisbiga U Hiili Dadkaaga,Xisbiga Samadoon,Xisbiga Umadda. Dood iyo Falaqeyn Dheer...
DAAWO :Farmaajo oo ka argagaxay Dhoolatuskii Axmed Madoobe,macquul in bilooyin kadib ay dowladda.... https://youtu.be/d1Ut2UnC7Mw       
Guddoomiyihii hore ee Doorashooyinka Puntland, Guuleed Saalax oo ka sharci-darro ku tilmaamay asteynta maalinta doorashada qof iyo cod eemadaxweyne Deni:   Deni markii uu boobayay kuraastii Baarlamaanka Federaalka waxaan sheegay inuu kasoo qaadidoono hungo iyo qoomamo, maanta oo uu markale u soo tafaxaytay boob kale wuxuu ku dambayndoonaa markale hungo iyo...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeyay ciidamada ammaanka iyo rag hubeysan oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, gaar ahaan degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir. Dagaalkan ayaa yimid, kadib markii xubno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar gaadmo ah ku qaadeen fariisin ciidamada Booliska ay ku...
Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa soo saartay amar culus oo ku socda shirkadaha Isgaarsiinta dalka, kadib kulan ay isugu yimaadeen madaxda Wasaaradda, kaas oo uu guddoomiyay wasiir Jaamac Xasan Khaliif. Shirkan oo ahaa mid muhiim ah ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ahaa Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Xuseen Axmed Culusow iyo...
Munaasabad Si Weyn Loo Soo Agaasimay Islamarkaana Ay Ka Soo Qeyb Galeen Madaxda Xisbiga Daryeelka Soomaaliyeed,Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiyada Siyaasada Dalka,Madax Ka Socotay Ururada Bulshada Rayidka,Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka,Garabyada Haweynka,Dhalinyaro Iyo Waliba Marti Sharaf Kaloo Ka Kala Timid Dalka Dibadiisa Ayaa Maanta Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho. Munaasabadani Oo Lagu Soo Xirayay...
Madaxweyne K/xigeenka Puntland Axmed Karaash ayaa ka hadlay damaca muddo kordhinta ee Madaxda sare Puntland maadaama ay u harsan tahay bilo kooban. Madaxwayne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa sheegay in Doorashada socota ku egtahay golayaasha deegaanka ee degmooyinka Puntland. “Dadka leh madaxda sare waxbaa u qarsoon waxaan leenahay war...
Xasan Sheekh wuxuu sheegay in xaaladda hadda jirta ay tahay mid aan la aqbali Karin. Hadalka madaxweynaha Soomaaliya oo qeyb ka ahaa wareysi uu siiyay warbaahinta Aljazeera, ayaa kusoo aaday, iyadoo warbaahinta lagu qoray in wasiirka arrimaha dibadda ee Israaiil Eli Cohen uu ka shaqeynayo sidii uu caadi u noqon...