Saturday, November 7, 2026
بسم الله الرحمن الرحيم      Wararka Soomaaliyeed Kadib Dagaallo Culus oo qasaarro xoogan kasoo gaaray Ciidamada Shisheeye uu maanta ka dhacay Qeybo kamid ah Magaallada Muqdisho ayaa Caawa waxaa Magaallada Muqdisho laga maqlayaa Daryanka Qorriga Bii’emka Dadka Qaarna ay u Yaqaannaan(Fooriyoow) iyadoona Qasaarro Xooggan ay Geesatay Duqentaasi. Sida Goob-Joogayaal ay u Xaqiijiyeen Wakaaladda...
Wariyayaal ka tirsan wakaalada wararka soomaaliyeed ee warsom ayaa booqday qaar ka tirsan ispitaladii la dhigay bukaanadii ku wax yeeloobay duqeymo arxan daro ah oo ay shisheeyaha shalay magaalada muqdisho ay ka geesteen wariyayaasheena ayaa soo shegay in ay kula kulmeen ispitaaladii ay booqdeen inka badan 40 qofood oo ay...
Cali C/dalla Saalax iyo hogaamiyayaal ka tirsan dowladiisa daba dhilafka ah ayaa manta ku dhaawacmay madaafiic lagu garaacay xarunta madaxtooyada dalka Yeman warar lagu kalsoonyahay oo ay ka heshay wakaalada wararka soomaaliyeed ee warsom ayaa sheegaya in uu ku dhaawacmay madaafiic lagu wereeray xarunta madxtooyada ee dalka Yeman Madaxyeyne Saalax...
Shariif Xasan Sh.Aadan oo ka qeybgalayay shir ay soo qabanqaabiyeen dowladaha Jabuti iyo Uganda oo siyaasad ahaan taageersan madaxweyne shariifka soomaaliya ayaa sheegay in uusan ka laaban doonin axdiga Tfg-da oo dhigaya in Augost ka hor ay dhacdo doorashada madaxtinimo ee soomaaliya Sidoo kale gudoomiyaha baarlamaanka aya xusay in doorashada...
Qaar ka tirsan xildhibaanada ayaa sheegay haddii loo kordhiyo madaxda Tfg-mudo sanad ah in uu siibadan doono xasuuqa iyo barakicinta lagu hayo shacabka soomaaliyeed Sidoo kale xildhibaanadaasi ayaa xusay qaabka shisheeyaha ay kula dagaalamayaan mujaahidiinta al shabaab in ay tahay mid qaldan xildhibaan C/qaadir Nuur Caraale ayaa eedeen kulu u soo...
Kadib weerar istish haadiya ah oo ay ku fuliyeen rag ka tirsan mujaahidiinta Al-Shabaab xero ciidamada shisheeye ay ku leeyihiin agagaarka isgoyska dabka ayaa waxaa cabsi baahsan soo foodsaartay ciidamada shisheeye waxaana saakay ciidamada shisheeye ay ka carareen fariisimooyin muqdisho ay ku lahaayeen sida safaaradii hore ee masar,dabaqa tahliil...
Madaxweynaha dalka Uganda Yuwery Musafary ayaa makdhaw lacageed weydiistay Taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ee soomaaliya madaxweyne Shariif Tfg-da ayaa waxaa loo haystaa makdhawga ciidamo ka tirson kuwa Uganda oo dhawaan lagu laayay fariisin ay ku leyihiin wadada maka al-mukarama ayadoona Musafani uu si weyn ugu carooday dhabarjabka loo...
Tan iyo markii ay cagaha soo dhigeen ciida somalia cadawga huwanta kufriga ah 06/03/2007 waxey xasuuq iyo burburin ku hayeen hantida iyo nafta somalida iyagoo ku jira godad ay ka qoteen dhulka hoostiisa waxeyna ku andacoon jireen in ay yihiin nabad ilaaliyaal aan dagaal galeyn waxaase arintaas qeylo dhaan ka...
Boqolaal dhalinyaro ah oo ka so hijrooday dhibaatada gaalada ay ku hayaan dadka muslimiinta ah ee ku nool dhulalka gaalada kuwaasoo u soo hijrooday magaalada muqdisho si ay uga qeybqaataan jihaadka lagula jiro shisheeyaha soo duulay ee muqdisho ku sugan Mujaahidiinta al-shabaab ayaa soo bandhigay codka wiil dhalinyaro ah oo...
Saakey ayaa magaalada muqdisho waxaa lagu arkayey gawaari dagaal oo ay saaranyiihiin ciidamada ps-ta ee u shaqeeya mareykanka kuwaas oo qabqabanayey ciidamada liita ee wata magaca milateriga iyo boliska somalida iyadoo laga maqlayey meelaha qaar rasaas ay is weydaarsanayeen waxaana 24kii sac ee la soo dhaafey muqdisho lagu diley...