Madaafiicdaan oo ku dhacay Xaafada Maaj ee Degmada Waabari gaar ahaan inta u dhaxeysa daarta Taree biano iyo Masjidka Muuse Boqor ayaa geysatay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac inta la ogyahay Madaafiicdaasi oo labo ahaa ayaa waxaa ku shahiiday in ka badan 5 qofood tiro intaa ka badana...
Ka Dib 5 Maalmood oo dagaalo xiriir ah ay ka socdeen agagaarka saldhiga Degmada howlwadaaga ayaa waxaa dagaaladaasi qasaaro xoogan ay ka soo gaareen ciidamada Shisheeye iyo kuwa Dowladda waxaana dagaaladaasi ku dhintay saraakiil ka kala tirsan ciidamada shisheeye iyo kuwa dowladda waxaana ka mid saraakiishii dagaalkaasi ku dhintay...
shir si wadajir ah ay u qabteen Odayaasha Dhaqanka Islaamiga ee Beelaha Muqdisho ayaa waxay ku eedeeyeen ciidamada Shisheeye in ay doonayaan in ay boobaan hantida shacabka Muslimiinta ee taala Suuqa Bakaaraha shirkaasi ka dib ayaa warfidiyeenada waxaa la hadlay Gudoomiyaha Golaha Dhaqanka Islaamiga Ee Beelaha Muqdisho Macalin Muxidiin...
بسم الله الرحمن الرحيم
Maamulka Shabakadda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com wuxuu ku wargilinayaa dhamaan aqristayaashiisa inuu dib u bilaabay baahinta wararka soomaalida ka dib Mudo seddex maalmood ah oo wakaalada aan baahinin wax warar ah ayaa maamulka warsom wuxuu arintaasi ku macneeyay in dagaalo xoogan oo ka socday qeybo ka...
Shiikh C/qaadir Muumin oo ka mid ah culumada waaweyn ee soomaaliyeed ayaa maanta shaaciyay in uu ku gaaloobay Br.Saciid Sh.Samatar hadalkii oo uu ka jeediyay Idaacada ku hadasha codka Mareykanka ee VOA-da kuna aadanaa in ay u simanyihiin dhaxal qeybsashada raga iyo dumarka Br.Samatar oo bare ka ah jaamacad...
Kadib marki mudo labo cisho ah xabsiga ay maamulaan BS-ta TFG-da lagu hayay agaasimaha TV-ga Royal Cusman Max'ed Cali (buuwe) iyo ku xigenkiisa Nuur Max'ed Barre ayaa baaritaano BS-ta ku sameyeen lagu wayay been abuur ay si wadajir ah u sameyeen maamulaha TV-gii aflagaadeeyay nabi Max'ed SCW Oo lagu...
Qaraxaani oo ahaa mid xoogan ayaa lala eegtay gaari ay wateen ciidamo ka tirsan kooxda ahlusunna oo marayay wadada isku xerta isgoyska Ex-control Afooye iyo Xoosh goobjoogayaal ku sugnaa goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa wakaalada wararaka soomaaliyed ee Warsom u sheegay in ay arken bubur soo gaaray gaarigii...
Waxaa Saacadihii Lasoo Dhaafay kulamo Xasaasi ah Kulahaa xarunta Madaxtooyada Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariifa Xasan Sh.Aadan
Kulankaani Oo Ah Kii 4Aad Oo Ay Yeeshaan Shariif Sh.Axmed Iyo Shariif Xasan Sh.Aadan ayaa waxa ay kaga hadlayeen Qilaafaadka U Dhaxeeya Labada masuul salkana ku haya sad Bursi Waxaana warar...
Xilli Maalmihii ugu Dambeeyay Duqeen Arxandaro ah Ay Ka Geesanayeen Suuqa Bakaaraha Ee Magaalada Muqdisho Ciidamada Shisheeye ayaa maanta ciidamada shisheeye afahayeenkooda Baadha Akundhan Warsaxaafadeed uu Soo Saaray Waxa Uu Ku Sheegay In Saldhigyo Ay Ku Leeyihiin Suuqa Ganacsiga Ugu Weyn Soomaaliya Ee Bakaaraha Mujaahidinta Al-shabaab Asagoona ku baaqay...
Dowladda Cadowga Ethiopia Waxa ay Xirtay Maxamed Dheere Sababaha Ciddi Isma Weydiin, Waxa ay Haddana Xireen Xildhibaan Barre Hiiraale Baryootan Baa Lagu Jiraa Si Lo Siidaayo Haddaba Suura Gal Ma Tahay In Ay Xirto Madaxweyne Shariifka TFG-da Iyo R/Wasaare Somali Americanka Farmaajo
(Fkirkaaga Ka Dhiibo Aad Buu Muhiim U yahay)...








