Saturday, November 7, 2026
بسم الله الرحمن الرحيم Wararka Soomaaliya Ciidamada Mujaahidiinta Al Shabaa oo ay wehlinayaan kuwa istish haadiga ayaa qeybo ka mid ah dekada Muqdisho la wareegay ka dib markii ay qaraxyo miino ah la beegsadeen fadhiisin ay ku lahaayeen Ciidamada shisheeye iyadoona la arkayay meydad iyo dhaawacyo soo gaaray ciidamada duulaanka ku...
بسم الله الرحمن الرحيم Wararka Soomaaliya Wariyayaashaan oo ka howla gala warbaahinta Muqdisho qaar kood ayaa qeylo dhaan waxay ka muujiyeen tacdiyo dhanka shuruurka ah ay kala kulmaan saraakiil ka tirsan wasaarada Warfaafinta waxayna sheegeen wariyayaashaani in shuruurka uu yahay wax xun ah hasa yeeshee nolol maalmeedka ay ka raadsadaan shuruurka...
بسم الله الرحمن الرحيم Wararka Soomaaliya Ka dib markay soo baxday in uu iscasilay R/wasaare Farmaajo ayaa Farmaajo Wuxuu bixiyay lacag aad u fara badan uu u dhiibay xubna sheegta inay matalaan haweenka qaran si ay u kiciyaan haweenka iyo caruurta ayna Muujiyaan inuu taageero Farmaajo ka heysto in yar oo...
بسم الله الرحمن الرحيم Wararka Soomaaliya   R/wasaarihii TFG-da ayaa maanta shaaciyay in uu faarujiyay kursiga R/wasaarenimo ee uu u haayay TFG-da arintaan ayaa waxay timid ka dib markii loo so bandhigay Farmaajo in uu doorto labo midii u roon oo kala ah in inkabadan 5 wasiir oo ah kuwa ugu sareeya...
بسم الله الرحمن الرحيم Wixii faafaahin ah Goor dhow Kala soco Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com
بسم الله الرحمن الرحيم Sidii ku soo waramayo wariyaha Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ee ku sugan Magaalada Kampala ayaa soo sheegaya in kulan gaar ah ay leeyihiin Madaxweyne Sharifka Soomaaliya iyo R/wasaaraha Soomaali Ameerikaanka Farmaajo waxaana kulankaasi lagaga hadlayaa arimo ku Aadan sidoo loogu qancin lahaa Farmaajo in xukuumadiisa...
  بسم الله الرحمن الرحيم Wararka  Soomaaliya Ciidamada Shisheeye ee duulaanka ku qaaday dhawaan suuqa bakaaraha ayaa u suurtoobin inay galaan suuqa bakaaraha hasa yeeshee waxay sida roobka oo kale ay madaafiic ugu garaacaan daaraha suuqa bakaaraha waxaana ganacsatada suuqa Bakaaraha Cabsi ay ka muujiyeen Madaafiic had iyo jeeraale Ciidamada Shisheeya ay...
بسم الله الرحمن الرحيم Wararka Soomaaliya Wararka Soomaaliya (Warsom.com) Mogadishu Somalia Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab) Mogadishu Office +25-26-15514953/+25-2699-995641 ( info@warsom.com & webmaster@warsom.com)Munaasabad Si weyn loo soo agaasimay kana dhacday magaalada balad weyne ayaa waxaa lagu soo bandhigay maleeshiyaad ku sugnaa deegaanka kala beerka kuwaasi oo la shaqeyn jiray ciidamada Dowladda Cadowga ee Ethopia waxaana halkaasi ka...
Wararka Soomaaliya Habeenimadii xalay aheyd ayaa kooxo qawlaysata madaw south afrikan ah waxa ay dil toogasha,ah ugeysten muwaadin soomaliyeed Allaha unaxariistee saadaq nuur jilacaw ayaa habenimadii xalay aheyd waxaa dil toogasha,ah ugeysatay qawlaysato south afrikanah isagoo xilligii dilka loogaysanayay kusugnaa goob ganacsi oo kutaal tuulada khayelisha oo qiyaastii 45km ujirta...
بسم الله الرحمن الرحيم Goob joogo ku sugan Degmada Ceel Waaq ee Gobolka Gedo ayaa u sheegay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com in qarax Miino lala beegsaday ciidamo ka tirsan TFG-da dabadeed ay halkaasi soo gaareen saraakiil iyo gawaari dagaal oo ay leeyihiin TFG-da kuwaasi oo doonayay in daabulaan Dhaawacyo...