Monday, August 10, 2026
  Muqdisho oo Laga Hadla Haya in Shariif Xasan Uu Qabanaya Xilka Madaxtinimo Iyo Shariif Shiikh Axmed oo Dhiig Karkii Ku Kacay   Posted On: Wednesday 27 April 2011 (Warsom) Mogadishu  Warar Lagu Kalsoonaan Karo oo Shabakadda Wararka Soomaaliya Warsom ay Ka Heshay Ilo Ku Dhaw Dhaw Shariif xasan ayaa Sheegayaa In Gudoomiyaha baarlamaanka uu...
  Gaalkaco oo Wali ay Ka Socdaan Ugaarsiga Culimada Iyo Weerarka Masaajidada Xili Maanta Lagu Dilay Shiikh Caan Ah   Posted On: Wednesday 27 April 2011 (Warsom) Mogadishu Waxaa Wali Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug Ka Sii Soconaya Ugaarsiga Culimaa'udiinka Iyo Weerarada Ba'an ee Lagu Haya Masaajida Ku Yaala Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo Sidoo Kale Wararka...
War Deg deg ah " Dagaal Khasaaro Fara Badan Gaarsiiyey Ciidamada Shisheeye oo Caawa Ka Dhacay Waddada Maka Al Mukarama" Posted On: Tuesday 26 April 2011 (Warsom) Mogadishu Dagaalo xoogan oo caawa ka dhacay Wadada Maka al mukarama e magaalada muqdisho Dagaalkaani aya waxa uu u dhexeeyaya Ciidaada Gaalada AMISOM Iyo Kuwa Dowlada...
War Deg deg ah " Saraakiil Ka Tirsan Maleeshiyada TFG-da Iyo Kooxda Ahlu Sunna oo Weeraro gaadmo Lagu Khaarajiyey" Posted On: (Warsom) Mogadishu Tuesday 26 April 2011 Dagaal xoogan oo Qasaaro uu ka soo gaaray Ciidamada Dowlada iyo kuwa Ahlu sunna oo ka dhacay walaayada Gedo Dagaalkaani ayaa abaara salaadii maqrib ka dib...
Xildhibaanada Ku Heybta ah Madaxweyne Shariifka Somalia Oo isku Raacay in Bisha Augusto la Tuuro Shariif Posted On: (Warsom) Mogadishu Tuesday 26 April 2011 Kulan ay maanta ku yeesheen Hotelka Saxafi in ka badan 70 Xildhibaano Oo ku beel ah Madax weyne Shariifka Somalia Ayaa waxa ay isku raaceen in gabi ahaanba...
Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Iyo Kaligii Taliyaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo Kulan Ku Qaatay Jabuuti Posted On: (Warsom) Mogadishu Tuesday 26 April 2011 Madaxweynaha TFG-da Shariif Shiikh Axmed Iyo Madaxweynaha Xukun Jeceylka Ku Dheeraaday Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Maanta Kulan Xasaasi ah Ku Qaatay Qasriga Madaxtooyada ay faransiisku Ilaaliyaan ee Jabuuti Kulanka oo...
Labada Xukuumad ee ugu dambeeyay Sharma'arke iyo Farmaajo oo Cashir Cusub laga bartay Warbixin iyo Faalo Is Wadata Posted On: Tuesday 26 April 2011 (Warsom) MogadishuLabadii xukuumadood ee ugu dambeysay sida tii Sharma’arke iyo tan Farmaajo ayaa waxay noqdeen kuwa cashar cusub laga bartay oo waxay dalka ka dhigeen "Xaraash iyo xoolo...
Wasiir ka Tirsanaa Xukuumadii Cumar C/Rashiid oo isku Badalay Wariye U Shaqeeya Farmaajaha Soomaali Ameerikaanka ah Posted On: Tuesday 26 April 2011 (Warsom) Mogadishu Wasiirkii hore ee warfaafinta Eng: C/Raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) oo ah Soomaali ingiriis xillina noqday wasiirka lacagta ee dowladdii Cumar C/rashiid ayaa iminka noqday wariye u shaqeeya R/Wasaare...
Guriga Hooyooyinka oo isku badalay Goobo Ganacsi iyo Meelo ay Dagan yihiin Dad Rayid ah iyo Kuwo Hubeysan Laguna Farxumeeyo Habeenka Deegaanka ku ah Halkaasi   Posted On: Tuesday 26 April 2011 (Warsom) MogadishuGurigaan hooyooyinka ayaa wuxuu yahay guri fac weyn leh ayna ku shaqeyn jireen hooyooyinka Soomaaliyeed waxaana iminka halkaasi xarumo...
Faras Magaalaha Muqdisho oo shisheeye ku habsadeen Posted On: Tuesday 26 April 2011 (Warsom) Mogadishu Sanadahii ugu dambeeyay ayaa magaalada Muqdisho waxay noqotay goob ay ku habsadeen shisheeye soo duulay ay ku habsatay gaar ahaan goobaha bilicda magaalada Muqdisho lagu yaqaano halkaas oo fariisimo ka dhigteen ciidamo shisheeye oo gaalo Afrikaan ah...