Sunday, June 7, 2026
Waxaa Maanta Degmada Afgoye ee Gobolka Sh/hoose Isugu Yimid Hogaamiyayaasha Mujaahidiinta Soomaaliya Oo isugu Kuwa Muhaajiriin Ah Iyo Kuwa Ansaar ah  Kulank oo ahaa Mid Xasaasi isla Markaan Loogu Magacdaray Kulunaa Osama oo Macnaheedu Yahay ( Dhammaanteen Waxaan Nahay Usaama) ayaa Waxaa Ka Soo Qayb Galay saraakiisha Ugu Sareeyo ee...
Warsaxaafadeed Arbaco, Muqdisho, May 11.2011   Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya waxay ka jawaabeysaa hadalkii shalay 10-kii May 2011 uu siiyay warbaahinta Guddoomiyaha Baarlamaanka kaasoo ahaa in Xukuumada FKMG ah aaney u soo gudbin Guddoonka Baarlamaanka wax qorsha ah oo uu ka doodo. Xukuumadda waxey barlamaanka u gudbisay mudadii lasoo dhaafay hishiisyo...
C/qaadir Wehliye oo la sheegay in uu u yahay Kaamiro Man Madaxweyne Shariifka Soomaaliya ayaa la sheegay in dhibaatooyin ay ku qabaan Wariyayaasha howlaha shaqo u aada Xarunta Madaxtooyada Ee Magaalada Muqdisho. Wariyayaashaasi qaarkood oo la soo xiriiray wakaalada wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com oo codsaday in magacyadooda la sheegin sababo...
Ka Dib Kulan Xasaasi oo Laga Soo qaban qaabiyey xafiiska Madaxweyne Shariifka TFG-da Isla markaana ay ka qayb galeen Saraakiisha ciidamada TFG-da Gaar Ahaan Ragii Ku Jiray Midowga Maxkmada Ayaa waxaa Kulankaasi Siyaabo kala Duwan Uga Hadlay Siyaasiyiinta Soomaaliyeed Qaarkood Ilo Ku Dhaw Dhaw`Xafiiska Madaxweynaha ayaa xaqiijiyey In Kulanka uu...
Habenimadii xalay aheyd ayaa burcad south afrikan ah waxa,ay werar qorshaysan kusoo qaadeen dukaan ay kuganacsanayeen muwaadiniin soomaliyed oo kuyiilay tuulada khayelisha burcadada ayaa waxa,ay dukanka kaqaateen qaar kamid ah lacagihii dukanka yiilay iyagona dil toogasha,ah u geystay muwaadin soomaliyed oo lagu magacaabi jiray allaha unaxariistee ibraahim muxudiin maxamuud Muwaadinkan ladilay...
Waxaa xalay caasimada dalka Sudan ee khartuum lagu qabtay dood cilmiyeed lagu falanqeynayay DHISMAHA DOWLADA SOOMAALIYA CAQABADAHA HORTAAGAN IYO HIIGSIGA MUSTAQBAQLKA,waxaana soo agaasimay Kulanka Dhalinyarada Soomaaliyeed iyadoo ay kasoo qeyb galeen qunsulka safaarada soomaaaaliya ee sudan, macalimiin wax ka dhiga jaamacadaha dalka sudan, aqoonyahano, hooyoyin soomaaliyeed iyo weliba jaaliyada...
Ciidamo Taabacsan wadaad diimeedka Sh. Maxamed Saciid Atom ayaa la wareegay deegaanka buuraleyda ah ee galgalo ka dib dagaalo culus oo halkaasi uu ka dhax maray ciidamada PIS-ta ee u shaqeeya Mareekanka iyo kuwa Sh. Atom ayadoona halkaasina uu ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Ciidamad Puntland in...
Qaraxaan Ayaa La sheegay In Uu Ahaa Miinada Dhulka Lagu Aaso Taasoo Lagu aasay Meel Ku dhow saldhiga Galbeed Ee Degmada Dharkeynley Wararka Aan Ka Heleyno Goobta Uu Qaraxa ka dhacay ayaa waxa ay Sheegayaan In Qaraxaasi uu Ka dhashay Qasaaro Isugu jira Dhimashi Iyo Daawac Oo Soo gaaray saraakiisha...
Ibraahim Jekey Iyo C/qaadir Dulyar Ayaa Dagaalkooda Waxa Uu Gaaray In ay Isku Soo Qaataan Qoryo Islamarkaana Maleeshiyaad Isku Soo Kaxeestaan Dagaalkooda Ayaa waxa Uu Salka ku Hayaa Isqabqabsi Ku Aadan Maamulka TVgaasi Ee Qeebta Magaalada Muqdisho C/qaadir Dulyar Ayaa La sheegay In Uu Isku Dayay In Uu Meehsa Kala...
  Wararka Aan Ka heleyno Doolow Ithopia Ayaa Sheegaya in Muddo 2 Todobaad ah Uu Ku xiran yahay Halkaasi Hogaamiye Kooxeed Bare Hiiraale Oo Ka mid ahaa Shaqsiyaadka U adeega ithopia Islamarkaana Ka Tirsanaa Horjoogayaasha Horkacaya Dagaalada Ka Socda Gobolka Gedo Warar Aan Ka helnay Xabsiga Uu Ku Jiro Bare Hiiraale...