Iska hor imaadkaan ayaa geystay qasaarooyin isug jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray ciidamadii dagaalka uu dhax maray waxaana iska hor imaadkaan uu yimid ka dib markii maleeshiyaada ay isku qabsadeen lacago baad ah ee ay ka qaadaan gawaarida isticmaasha gudaha Degmada Darkeynley
Inta la ogyaha waxaa iska...
Munaasabadahaan oo ahaa kuwo is qilaafsan ayaa waxaa gabi ahaanba soo qabanqaabiyay Hogaanka TFG-da waxaana munaasabadahaasi qaarkood ay ka dhaceen Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir, Hotelka Saxafi, Hotelka Shaamow, Hotelka Paradise, Xarunta Haweenka Qamar iyo Meelo kalee oo ka mid Goobaha TFG-da ay ka taliso
Munaasabadii ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka...
بسم الله الرحمن الرحيم
Caleema-saarkii Yuweri Musaveni ee k a dhacay Yugaandha 12 bisha aan ku jirno oo loo dhaariyay inuu markii afaraad hogaamiye ka noqdo Yugaandha waxay cadayn marag-madoonto ah u tahay sida Shacabka Yugaandha ay Raali uga yihiin aragtida guracan ee uu ku dhaqmo hogaamiyahoodu.
Doorashada ay shacabka Yugaandha...
Waxaa fashil Iyo Guul darrda cad Ku Soo idlaaday hamigi Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Shisheeye ay Ku Doonayeen In ay Gacanta Ugu Dhigaan Suuqa Weyn ee bakaaraha
Ciidamada TFG-da Oo Kaabaya Kuwa Shisheeye ayaa Maalintii 3-aad Waxa ay Duulaano Ku Ekeeyeen Waddooyinka Ku Hareereysan Suuqa bakaaraha Balse Ciidamada Mujaahidiinta Oo...
Dagalladaan ayaa xoogooda waxay ka dhacayeen Degmooyinka Hodon Iyo Howlwadaag gaar ahaan goobaha ku hareysan xarunta madaxtooyada oo ay kaabika ku hayaan ciidamada xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab kuwaasi oo difaacyo ugu jira meel aan ka fogeyn xarunta madaxtooyada halkaas oo ay joogaan ciidamada Shisheeye ee ku soo duulay Magaalda...
Kulankaan oo ay ka qeybgaleen tiro xildhibaano ah oo taabacsan gudoomiyaha baarlamaanka ayaa waxay ugu baaqeen Madaxweyne Shariifka Soomaaliya in uu u hogaansamo sharciga ay dajisteen TFG-da.
Kulankaasi ayaa waxaa ka hadlay xildhibaano uu ka mid yahay Xildhibaan Xasan Abshir Faarax oo sheegay in marka hore ay soo dhaweeyeen Madaxweyne...
Ka Dib Markii Uu Maanta Dagaal Xoogan Muqdisho Ku Dhex Maray Ciidamada Mujaahidiinta Al Shabaab Iyo Kuwa Shisheeye isla Markaan Lagu Wiiqay Awooda Ciidamada Soo Duulay ee Amsiom ayaa Waxa ay Mujaahidiinta Soo Bandhigeen Meydka Askari Ka Tirsan Ciidamada Shisheeye ee Ku Sugan Ciidda Soomaaliya
Meydka Askariga oO Lagu Soo...
Guddomka Baarlamaanka FKMG ayaa maata waxba kama jiraan ku tilmaamay war shalay ka soo baxay xukuumadda oo ahaa in ay baarlamaanka u gudbiyeen Ajandeyaal badan oo ay ka mid yihiin heshiisyo lala galay dalal caalamka ah.
War-saxaafadeed maanta ka soo baxay xafiiska guddoonka ayaa lagu sheegay in warka ay xukuumaddu...
Shiikh Xasan Daahir Aweys Oo ka Mid ah Saraakiisha sar sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa Shaaciyey In Shiikh Usaama Bin laadin Raximahullaahi Uu Dhaawacay Mareykanka Isla Markaana Loo baahan Yahay In La Dhameyrito Dhaawacooda
Shiikh Xasan oo Ka hadlayey Munaasabad Si Heer sare U Dhacday oo ay Ka...
Dagaal Xoogan Oo u Dhaxeeyo Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Iyo Ciuidamada TFG-da oo Kaabaya Kuwa Shisheeye ee Amison ayaa Maanta Waxa Uu Ka Dhacay Degmooyinka Hodan Iyo Howl wadaag Ee Gobolka Banaadir
Dagaalka ayaa Waxa UU Bilawday ka Dib markii Dabaabaadka Ciidamada Shisheeye ay Weerar saf ballaran ah Ku Qaadeen...









