Friday, November 6, 2026
  Wakaaalda wararka soomaaliyeed warsom.com Hogaamiyaha Alqaacida Ayman adawahiri ayaa fariim maquul ah uu soo duubay waxaa uu dignin ugu jeediyay dowlada Maraykanka in ay kanaqoto talaabooyinka ay ku qadayaan qaar kamid ah dalalka Islaamka. Fariintan uu soo duubay hogaamiyaha Ururwaynaha Alqaacida  sheekh Ayman adawahari ayaa waxa uu kusheehagay in aysan siidayn...
    Wakaalada wararka soomaaliyeed warsom.com   Dagaalo culus ayaa waxay maanta dhex mareyn Ciidamadda Dowladda Kenya oo garab ka hellaaya Ciidamadda Dowladda Soomaaliya, Jabhadda Raaskambooni oo dhinac ah iyo Xarakada Mujaahidiinta  Al Shabaab. Labada dhinac ayaa waxay ku dagaalameen deegaanka Xayo, oo ku yaalla inta u dhaxeysa deegaanada Taabto iyo Qooqaani ee duleedka...
  Wakaalada wararka soomaaliyeed warsom.com   Afartaani Muwaadin ee Lasoo taagay Maxkamada Kutaala Mareykanka ayaa lagu eedeeyay inay Xiriir laleeyihiin Xarakada Mujaahidiinta ALshabaab Iydoo lagu eedeeyay Inay Gudaha Wadankaasi lacago uga Ruurin Jireen. Sida ay qortay wakaladda Wararka ee AFP, Wasaaradda Cadaaladda ee dowladda Maraykanka ayaa soo taagtay Maxkamad Muwaadiniin Soomaali ah oo...
  Wakaalada wararka soomaaliyed wars.omcom   Xasan salad xasan  (xasan liki) oo kamid ah wariyaash ka shaqeeya idaacada banaadir ee magaalad muqdisho ayaa xalay ciidamo ka tirsan dawalad kmg waxay ka qabtee dagmada shibis ee magaalada muqdisho xili la sheegay inay ciidamada howl galo ay ka sameenayeen dagmadaas. Wariye xasan laki ayaa habeenkii...
  Wakaalada wararka soomaaliyed warsom.com Maxkamad ku taallo caasimada Faransiiska Paris ayaa arbacadii xukun ku riday shan nin oo burcad-badeed Soomaali ah kuwaas oo seddaxsano ka hor afduubtay lamaane Faransiis ah oo dooni ku maraayay bishii Septemper 2008-da xeebaha Soomaaliya. Maxkamada ayaa sii deysay nin kale oo isna lagu waayay wax...
  Wakaalada wararka soomaaliyed wars.omcom Barlamanka Maamulka Galmudug ayaa maanta kulan ay ku sheegeen Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug waxa ay xilka kaga qaadeen Madaxweynaha Maamulka Galmudug Kornel Max’ed Axmed Caalin.   Kulanka oo muddo dhowr saacadood ah qaatay ayaa waxa la sheegay inay soo xaadireen ilaa 17-xubnood oo ka mid ah...
  Wakaalada wararka soomaaliyed wars.omcom Qaar kamid ah mudanayaasha Baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho kulan ballaaran oo ay uga soo horjeedaan Guddoomiyaha Baarlamaaka Shariif Xassan Sheekh Aadan. Kulanka ayaa waxaa ka qayb galay in ka badan 150-xildhibana oo kamid ah mudanayaasha Baarlamaanka waxayna go’aan ku gaaren...
Wakaalada wararka soomaaliyed warsom.com Dagaalka  beeleed kan ayaa barqadii manta ka dhacay deegaanno hoos taga degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud kaas oo u dhaxeeyay beelo walaalo ah oo deegaanadaas wada daga. Inta la xaqiijinayo ilaa afar ruux oo u badan dhinacyadii dirirtu dhaxmartay ayaa ku geeriyootay ilaa ku dhawaad lix...
  Wakaalda wararka soomaaliyeed warsom.com Afhayeenka Ciidamadda Xarakada Al Shabaab Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab, oo warbaahinta kula hadlay magaaladda Muqdisho, ayaa wuxuu sheegay inaysan dooneen inay wax-yeelo u geystaan shacabka Somaliyeed, laakiin wuxuu sheegay in shacabka ay u jeedinayaan digniino. Shacabka oo dhan ayaa wuxuu ugu baaqay inay isaga taggaan goobaha...
Wakaalda wararka soomaaliyeed warsom.com   Dagaal beeleed ayaa maanta oo Arbaco ah dib uga qarxay Koonfurta gobolka Mudug, kaasoo u dhexeeya beelo halkaa wada daga, waxaana dagaalku uu ka socdaa deegaan 5-km galbeed kaga beegan Bacaad-weyne. Wararka laga helayo deegaanka uu dagaalku ka qarxay ayaa waxay sheegayaan in malleeshiyo beeleedyada hardamaya ay...