(wakaalada wararka somaiya warsom.com)
Warsaxaafadeed uu soo saaray kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Maerykanka ee arrimaha Afrika, Johnnie Carson ayaa lagu sheegay in Mareykanka ay uga digayaan Itoobiya inay ciidammo u dirto Soomaaliya sida Kenya oo kale.
"Waxaan rumeysannahay in habka keliya ee looga adkaan karo Al-shabaab ay tahay iyadoo lasoo celiyo...
(wakaalada wararka somaiya warsom.com)
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay degmada Wadajir ee gobolka Banbaadir.
8 ruux ayaa ku geeriyootay 10 kalan wey ku dhaawacmeen qarax miino oo galabta ka dhacay Wado lagu magacaabo Jeyga oo ku taalla degmad Wadajir ee gobolka Banaadir sida ay inoo sheegeen...
(wakaalada wararka somaiya warsom.com)
21-Nov.(Warsom) xukuumadda Eritrea ayaa u gudbinayso dacwad ashtako ah
qaramada midoobay kadib markii Kenya ay ku eedeysay Eritrea inay gacan
siiso Xarakada AL Shabab ee ka dagaalama dalka Somalia.
Eritrea ayaa codsanayso in baaritaanno madax banaan ah la sameeyo oo
ku aadan sheegashada ay dowladda Kenya sheegayso in dowladda...
wakaalada wararka somaiya warsom.com)
Kadib markii ay Kooxo hubaysan ay maalintii shalay ay weerar ku qaaday garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Kooxaha weerarka qaaday ayaa waxaa la sheegay in ay ka yimaadeen dhanka koonfurta magaalada Gaalkacyo ee uu ka arrimiyo maamulka Galmudug islamarkaana ay ahaayeen koox...
wakaalada wararka somaiya warsom.com)
Xarakadda Al-Shabab ayaa waxa ay ku hanjabtay sida ay sheegtay 11ka gobo lee ay Maamulaan inay ku badalanayaan in ay qabsadaan 11 dal oo ku yaala bariga afrika,
Waaliga wilaayada xarkada mujaahidiinta Alshabaab ee Sh.dhexe Shiikh Yuusuf kabakutukade oo xalay Shirjaraa’id ku qabtay Magaalada Jowhar ee...
wakaalada wararka somaiya warsom.com)
Diyaaradaha dagaalka ee Dawladda Kenya ayaa weerar ka geystay labo deegaan oo lagu kala magcaabo Dhamas iyo Yaaqle kuwaasi oo dhanka Baardheere uga aadan degmada Ceelwaaq.
Diyaaradaha dagaalka ee Dawladda Kenya oo ahaa nooca Miigga ayaa la sheegay in ay ugu yaraan 7-gantaal ku dhufteen...
(wakaalada wararka somaiya warsom.com)
Xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta laga sii daayay maxaabiis badan oo ay ku jiraan Mas’uuliyiin xilal horey ugu hayay dowladda KMG ah ee Soomaaliya xili uu madaxweynaha DKMG ah ee Soomaaliya Shiikh Shariif sheikh Axmed uu cafis u fidiyay Maxaabiis badan oo xabsigaasi...
(wakaalada wararka somaiya warsom.com)
Iska horimaad u dhaxeeyey ciidamada dowladda KMG iyo kuwa xarkada mujaahidiinata Al Shabaab oo gaystay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay deegaan hoostaga degmada Afmadow ee gobolka J/hoose.
Iska hor imaadka ayaa kadambeeyay kadib markii ciidamo sahan ah oo ka tirsan dowladda oo marayey inta u...
(wakaalada wararka somaiya warsom.com)
Muran xooggan ayaa ka taagan qaar kamid ah fariisimada loogu talagalay in ay gobolka Galguduud ka degana Ciidamada Ethiopia ee gudaha u galay qaybo kamid ah gobolkaasi.
Ciidamada Ethiopia ee gudaha usoo galay gobolada Hiiraan iyo Galguduud ayaa loo qorsheeyey in ay gobolka Galguduud ka degaan ilaa...
(wakaalada wararka somaiya warsom.com)
war saxafadeed ayaa manta soosaartay xarkada mujaahidiinta al shabaab ayaa lagu sheegay in Ciidamada Badda ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ay Gubeen mid ka mid ah Maraakiibta Dagaalka ee Gaalada Kenya.
Xarakada Al shabaab waxay sheegtay in weerarka ay ku qaadeen maraakiibta dagaal ay sabab u ahayd kadib...








