Monday, September 14, 2026
Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay mooto bajaaj siday qaraxyo iyo laba nin oo la socday. Mootada iyo eedeysanayaasha ayaa laga soo qabtay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, xilli ay doonayeen inay si qarsoodi ah ku soo galiyaan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sadiiq Doodishe...
  Xasan Shiikh maxamuud oo Dil Ka badbaaday ,Xogta Cida Fududeysay oo la ogaaday  & saciid cabdulaahi Deni oo Dagaal kale iclaamiyey.. https://youtu.be/iDHb0_mS5bs     
Dowladaha Kuwait, Jordan, Ciraaq iyo Yemen ayaa si wadajir ah uga soo horjeestay go’aanka Israa’iil ee ah in ay aqoonsato Somaliland, iyaga oo ku tilmaamay tallaabadan mid si cad uga hor imanaysa sharciga caalamiga ah iyo mabaadi’da Qaramada Midoobay, isla markaana khatar ku ah madax-bannaanida, midnimada dhuleed iyo xasilloonida...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa Shalay Salaadii Jimcaha kadib khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyay Masajid ku dhex yaala madaxyooyada dalka. Madaxweynaha ayaa khudbadiisa uga hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaaladda guud ee dalka, isagoona ku dheeraaday ka hadalka muhiimada ay leedahay in dalka laga ciribtiro...
Maareeyaha guud ee hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa sheegay in meel wanaagsan uu marayo qorshaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay ku dooneyso dib u howlgalinta Diyaaradii Soomaali Airlines. Maareeye Axmed Macalin ayaa tilmaamay iney soo gabagabeeyeen guddigii loo magacaabay ka shaqeynta dib u howlgalinta Soomaal Airlines waji koowaad,...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay jabhad uu sheegay in ay isku urursanayso guddaha dalka Jabuuti. Muuse Biixi ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in jabhad sheeganaysa in ay xoraynayaan gobolo Somaliland kamid ah ay Jabuuti hoy u noqoto, isaga oo ku tilmaamay wax lala...
Puntland ayaa furimaha hore ee Calmiskaad oo ay ciidamadeedu kula dagaalamayaan kooxda Daacish waxay u dirtay khuburo ciidan, si ay u dajiyaan istiraatiijiyada wajiga ugu dambeeya ee dagaalka. Saraakiisha la geeyay furimaha waxaa kamid ah Gen. Maxamed Xirsi Moogan, oo horey uga tirsanaan jiray saraakiishii ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, Gen....
Wasiirka Gaadiidka ee Yemen, Dr. Cabdisalaam Xamid, ayaa magaalada caasimadda ku-meel-gaarka ah ee Cadan, kulan kula yeeshay safiirka Soomaaliya ee Yemen, Cabdulhakiim Maxamed, iyagoo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal, gaar ahaan dhinacyada gaadiidka badda iyo hawada. Wasiir Xamid ayaa kulanka ka sheegay in xiriirka taariikheed, bulsho iyo siyaasadeed...
Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17 sano (U17) ayaa bandhig ciyaareed yaab leh ka sameeyay magaalada Addis Ababa, kaddib markii ay bar-baro 3–3 ah la galeen dhiggooda Ethiopia, kulan ka tirsanaa tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika ee ay sanadkaan. Ciyaartan oo aheyd tii saddexaad ee ay Soomaaliya ka...
Ergayga Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ayaa sheegtay inay kulan la qaadatay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo diiradda lagu saaray taageerada dhaqaale ee howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM iyo arrimaha bani’aadannimada ee Soomaaliya. Qoraal ay ku baahisay barta X, ayay Di Mauro ku sheegtay in Midowga Yurub uu u...