Saturday, September 5, 2026
Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Dowladda TFG-da Soomaaliya waxay soo saareysaa war saxaafadeedkan ayadoo ka jawaabeysa wararkii ka soo baxay 9-kii bishaan febaraayo 2012 ee hogaamiyaha Al-Qaacida Sh. Ayman Al-Dawahiri iyo Amiirka Guud Ee Xarakada Al-shabaab Sh. Muqtaar C/raxmaan (Abu-zubeyr)   laguna baahiyay Aaladaha Internet-ka  ee ahaa in Al-shabaab...
Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Col. Khaliif Ciise Mudan Wasiirka wasaaradda amniga ee Puntland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa Saxaafadda uga warbixiyey qaabkii ay qabashada ninkaasi u dhacday. Wuxuuna sheegay in ciidamada ammaanku ay weerareen koox Al-shabaab ka tirsan oo ku shirayey deegaan ku yaal buuraleyda...
 Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)  Dr. Abdiweli Mohamed Ali Gaas Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda dalka ee Magaalada Muqdisho ka dib safarro uu ku soo kala bixiyey Dalka Rome, Nairobi iyo Djibouti Isagoona Kulamo Xasaasi Aj La Soo Qaatay. Dr.Gaas Ra’iisul Wasaare ayaa booqasho rasmi...
Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Iska Hor Imaad xoogan oo u dhexeeya ciidamada TFG-da Soomaaliya Oo Kaashanaya kuwa Kenya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa maanta ka qarxay deegaanka Dalaayad oo ku yaal duleeka degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada hoose. Dagaalkan oo ahaa u xoogan ayaa qarxay kadib markii ay ciidamada huwanta...
  Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Xafladaani oo ahayd mid ballaaran oo lagu sagootinayay 13 Arday oo deeq Waxbarsho ka heshay wadanka Malaysia ayaa waxaa  ka soo qeyb galay masuuliyiin uu ka mid ahaa Shariif madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, madaxda hey’adda ardayda u qaadeysa dalka Malaysia iyo...
   Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Henry-Bellingham  Wasiirka Britain u qaabilsan arimaha Africa ayaa sheegay in la joogo xiligii saxda ahaa ee ay dowlada Ingiriisku hormuud u noqon lahayd nabad kusoo dabaalidda iyo xal u helidda dhibaatooyinka mudada 20-ka sano ka badan ka jirey dalka Soomaaliya. Waziirka ayaa warkan sheegay mar...
Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) 1- ruux oo rayid ah ayaa ku dhintay shan kalana dhaawacyo ayaa kasoo gaaray kadib dagaal Xalay ku dhaxmaray Xeradii Hore Ee Asluubta ee duleedka Muqdisho Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab iyo ciidamada dowlada TFG-da Soomaaliya. Weerarkaani Dagaalka ah ayaa ka danbeeyey kadib marki xarakada Al...
Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom gobolka Jubada Hoose Dad Deegaanka ah Ee Ku Nool Qooqaani ayaa sheegay in ay maqlayeen saakay oo dhan madaafiic xoogan oo kusoo dhaceysay duleedka deegaanka gaar ahaan fariisimo ay duleedka magaalada ku leeyihiin ciidamada Kenya Islamarkaana ay Xarakada Al-shabaab La Dheceen Madaafiic aad U...
Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Ka Din Mudo 20 sana ah ayaa waxa maanta laga saaray qoysas ku noolaa Bacadlihi Hore Xamar Weyne kadib munaasabad maanta halkaasi ka dhacday Islamarkaana Ay Ka Soo Qeyb Galeen Masuuiyiin Farabadan oo Ka Tirsan Dowlada TFG-da Soomaaliya. Munaasabad ay wada qaateen madaxda dowlada iyo...
Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee WarsomRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta soo xiritaankii shirkii ICG ee magaalada Djibouti ka soo jeediyey khudbad xiritaan ah (Closing Statement) Kadib Kulankaasi ay Ka Qybgaleen Madax Farabadan Oo Ka Tirsan Beesha Caalamka. Dr Abdiweli Mohamed Ali Gaas Shirka ICG oo shalay iyo maanta ka socday Djibouti...