Tuesday, October 6, 2026
Wararka Soomaaliya Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Wufuud balaaran oo uu horkacayo wasiir ku-xigeenka arimaha dibadda ee dalka Kenya ayaa maanta soo gaarey magaalada Muqdisho. Garoonka Aadan Cadde Oo Ay kazoo  degeen duhurnimadii maanta ayaa waxaa soo dhoweeyey madax badan oo ka tirsan dowladda TFG­=da Soomaaliya. Mudaneyaal Baarlamaanka ka tirsan iyo Mas’uuliyiin...
Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed EE Warsom  Dowladda Falastiin ayaa shaacisay inay safaarad ka furanayso magaalada Muqdisho islamarkaana denjire cusub usoo magacaabatay dalka Soomaaliya. Kaamil Cabdallah Danjiraha Falastiin  ayaa maanta waraaqihiisii aqoonsiga ku wareejiyey madaxweynaha Soomaaliya Shiriif Sheekh Axmed Islamarkaana Uu ka gudoomay Shariif. Sidoo kale Wuxuu sheegay inay sharaf u tahay islamarkaana...
Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)   Xarakada Al-shabaab ayaa faah faahin ka bixiyay Hubkii dhawaan laga helay deegaanka Siinka Dheer iyadoo Talisku sheegay in hubkaasi loo bandhigi doono Shareecada Islaamka Sheekh C/Caziiz Abu Muscab Afhayeenka Ciidanka Xarakada Al-shabaab  Oo wareysi siinayay Mid Ka Mid Ah Idaacadaha Ku Hadla Afka Al-shabaab ayaa ...
Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Mr Gaas Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqday Saldhigga dhexe ee Magaalada Muqdisho, kaa oo ay ku jiraan maxaabiis aad u badan, kuwaa oo dambiyo kala duwan xabsiga ugu jira.   Ra’iisul Wasaaraha Ayaa waxaa booqashadda xabisgga ku wehlinayay Wasiirka Gaashaandhigga ee dowladda...
Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)     Socdaalka Booqashada Mahiga ee Somaliland oo ah mid aan horay loo sii shaacin ayaa qaadanaysa muddo labo maalmood ah Iayadoona Uu Kulamo La Qaadanayo Qaar Ka Mid Ah Madaxda Maamulkaasi . ayaa waxyar kadib markii uu Hargeysa tegey kulan albaabadu u xiran yihiin la...
Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) C/wali |Gaas ayaa waxaa kormeerkiisa ku wehlinayay Mudane Xuseen Carab Ciise Wasiirka Gaashaandhigga dowladda TFG-da, Mudane Fiqi iyo Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda Qaranka Iyo Saraakiil Kale Oo Ka Tirsan Dwolada Soomaaliya . Ra’iisul Wasaaruhu Ayaa halkaasi ku soo dhaweeyay taliyaha Ciidanka...
Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com Ururka haweenka Qaranka soomaaliyeed ayaa maanta deeq kaalmo ah u qaybisay Dumarka Ku Sugan 16-ka Degmo ee Gobolka banadir Iyo Qaar Ka Tirsan xerooyinka barakacayaasha ee Gu yaal magaaladda Muqdisho Deeqdaan oo  Isugu jirtay dhar, Cunto Iyo daawo ayaa waxa ay ka Timid Jaaliyadda Soomaaliyeed ee...
Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)  Shacabka Qeybihiisii Kala Duwan Ayaa Maanta Hambalyo U Soo Jeediyay Warsom Iyagoona Sheegay In Ay U Mahad Naqayaan Dhamaan Shaqaalahha Iyo Maamulka Kuwaa Oo Ku Soo Shaqeeyay Dhibaatooyinkii Ka Jiray Dalka Soomaaliya Doorbidayna In Ay Shacabka Ku Dhaqan Caalmka Intiisii KAla Duwan In...
Wararka Soomaaliya (akaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Gabadha isku arxisay Tiyaatarka Soomaaliya ayaa warar isa soo taraya waxay sheegayaan inuu aabaheed ahaa masuul sare oo ka tirsanaa dowladii Maxamed Syaad bare isagoo ahaa masuul si weyn looga yaqaano maagalada Muqdisho ahna dadka ku abtirsada magaalada Muqdisho Gabadha ayaa da ahaan...
Wararka Soomaaliya (akaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Sheikh C/Caziiz Abu Muscab Afhayeenka Ciidamada Mileteriga Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab  ayaa ka warbixiyey weerar Dhabo gal ahaa oo ay Al-shabaab ku qaadeen ciidamda itoobiya xili ay Ay Marayeen Inta U Dhaxeesa magaalooyinka Wabxo iyo Guriceel. Sidoo kale waxa uu Sheikh Abu Muscab...