Friday, April 17, 2026
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta dowladda Soomaaliya Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in bisha Abril ee sannadka soo socda ay dowladda Turkiga si rasmi ah uga bilaabi karto Soomaaliya qodista shidaalka xeebaha Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay soo saarista shidaalka in ay tahay meesha ay Soomaaliya ay uga bixi karto faqriga...
Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed iyo Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Sheegay in Go'aanada Shirka Golaha Wadatashiga Ka soo baxey aysan aheyn kuwo u Adeegaya Danaha Guud ee Qaranka iyo Wada jirka Dadka Soomaaliyeed. Madaxweynayaashii Hore oo Barahooda Qoraalo soo dhigay ayaa Tilmaamey in La Lumiyey Wada jirkii...
Kenya ayaa sheegtay in ay ka qaaday shuruudihii fiisaha ee dalal badan oo ka tirsan Afrika iyo Karibiyaanka, hase yeeshee ay Soomaaliya iyo Libya si gaar ah uga reebtay qorshahan, sababo la xiriira walaacyo dhanka amniga ah. Go’aankan cusub ayaa micnaheedu yahay in muwaadiniinta Soomaaliyeed aanay weli heli karin fursaddii...
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in ciidammada Maraykanku ay weerar culus ku qaadeen dalka Venezuela, isla markaana ay gacanta ku dhigeen Madaxweynaha Venezuela, Nicolas Maduro, kaddib howlgallo militari oo xalay ka dhacay caasimadda Caracas iyo meelo kale oo dalka ka mid ah. Trump oo qoraal soo dhigay bartiisa Truth...
Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in ay soo food saartay dhaqaale la'aan naafaysa si wax looga qabto abaarta ba'an ee Soomaaliya, taas oo ay " hadheeyeen" xasaradaha kale ee bini'aadantinimo oo uu ku jiro dalka Ukraine. Qaramada Midoobay waxay sheegtay qalalaasaha Ukraine ka taagan inuu qaadanayo dhammaan taageerada caalamku ugu...
Taajir caan ah oo u dhashay Ukraine ayaa ku dhintay duqeyn xoogan oo Ruushka ka geystay magaalada koonfurta ku taalla ee Mykolaiv. Oleksiy Vadatursky, 74 jir ah iyo xaaskiisa Raisa ayaa dhintay markii xaley uu gantaal ku dhacay ku dhacay gurigooda, sida ay ku warrantay warbaahintaa Ukraine. Mr Vadatursky wuxuu lahaa...
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka ee dowladda Soomaaliya ayaa ka digtay loogu magacdaray 𝗟𝗮𝗹𝘆, taas oo ku soo wajahan magaaloyinka xeebaha dhaca, si gaar ah Muqdisho, Baraawe, Marka, Jamaame, kismaayo iyo Badhaadhe. Warsaxaafadeed kasoo baxay hay’adda, ayaa lagu sheegay, cabsida ugu weyn ee laga qabo duufaan inay tahay, in ay geysato burbur...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta oo Khamiis ah waxa uu shir Gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu soo bandhigay Warbixinno kala duwan oo la xiriira, amniga, qorshaha isbeddelka Qaranka iyo heerka ay mareyso canshuurta iibka oo tan iyo muddaddii la bilaabay sameeyey sare-ukac ballaaran. Maadama...
Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay inay aad uga xuntahay dagaaladii ka dhacay deegaanka Raaskambooni, waxayna ku tilmaantay inuu ahaa mid murugo leh oo laga baaqsan karay dagaal dhex mara dhalinyaro Soomaaliyeed. Waxay ku eedeeyeen Madaxweyne Xasan Sheekh inuu Ciidanka Qaranka u adeegsanayo arrimo siyaasadeed, isla...
Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa amray in dalalka ciidamada usoo dira Soomaaliya, oo loo yaqaan Troop-Contributing Countries (TCCs), ay qaataan mas’uuliyad dheeri ah si loo xoojiyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo taageerada amniga Soomaaliya. Go’aankan ayaa yimid kadib shir heer wasiir ah oo laba maalmood kahor...