Wasaaradda Duulista iyo Horumarinta Garoomada Diyaaradaha ee Somaliland (MOCAAD) ayaa maanta ku dhawaaqday amar cusub oo waajibinaya in dhammaan diyaaradaha rayidka ah - kuwa jadwalka leh, kuwa aan jadwalka lahayn, iyo kuwa ganacsiguba ay soo dalbadaan ogolaansho (Overflight Permit) ka hor inta aanay soo gelin, ka gudbin, ama ku...
Ciidamada Booliiska Gobolka Banaadir, gaar ahaan kuwa ka howlgala degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay haweeney ku eedeysan dilka ninkeeda.
Ciidamada ayaa howlgal ay ka sameeyeen gudaha xaafadaha degmada Dayniile kusoo qabtay Faadumo Maxamed Cismaan oo ah haweeneyda ku eedeysan inay dishay Ninkeedii.
Marxuumka la sheegay iney...
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Socdaalka ee Masar, Dr. Badr Abdel Aati, ayaa maanta Talaadada ah ka qayb galay shirka Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika oo lagu qabtay qaab online ah, kadib codsiga Masar, si loo taageero midnimada, madax-bannaanida, iyo badbaadada dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Wasiirku wuxuu sheegay in aqoonsiga...
Dowladaha Qatar, Urdun iyo Masar ayaa si adag u cambaareeyay weerarro Israa’iil ay ka geysatay Marinka Qasa, kuwaas oo ay ku tilmaameen jebin cad oo ka dhan ah heshiiskii xabbad-joojinta ee la gaadhay bishii Oktoobar, iyagoo ka digay in falalkaasi ay halis gelinayaan dadaallada lagu doonayo xasilloonida.
Qoraallo kala duwan...
Booliiska Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in ciidamo katirsan kuwa xoogga dalka ay masuul ka ahaayeen dil xalay magaalada Muqdisho loogu geystay allaha u naxariistee labo qof oo walaalo ah oo ahaa gabadh iyo wiil.
Afhayeenka ciiddanka booliiska ayaa sheegay in ay hayaan cadeymo muujinaya in askar la socotay gaari ciiddan oo...
Nin hubeysan oo katirsan Alshabaab oo gudaha u galay xero ciidan, ayaa dilay ugu yaraan saddex askari oo ka tirsan ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howlgalka nabad ilaalinta ee ATMIS.
Ninka dilka geystay ayaa sidoo kale dhaawacay shan askari oo kale ka hor inta aan la toogan, sida uu...
Dowlada Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horreysay muddo ka badan 30 sano ka dib waxa ay dib u howgalisay xarunta kaydka dhiigga Oo u howlgali doonta si maalinle ah waxaana maanta xarunta furitaankeeda ka qeyb galay Ra'siisul-wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre.
Dr. Cali Xaaji Aadan,Wasiirka Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa warbaahinta...
Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixisay warmurtiyeed ka soo baxay waddamada G7, oo Somaliland ku tilmaamay gobol Soomaaliya kamid ah.
Qoraal kasoo baxay Wasaarada Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, ayaa lagaga jawaabay warmurtiyeedka G7.
"Waxa xukuumadda iyo shacabka Jamhuuriyadda Somaliland si xoog leh uga cadhaysan yihiin luuqada...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa tallaabo aan wanaagsanayn ku tilmaamay go’aanka ay dowladda Soomaaliya usoo faagayso qabuuraha Iskuul Buuulisiya.
Madaxweyne Deni oo maanta hortagay baarlamaanka Puntland, ayaa ku baaqay in go’aankaas dib loo eego, loona dhimriyo bulshada. Wuxuu sheegay in lagu jiri waqti adag oo ay dadku...
Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Xalay deegaanka lagu magacaabo Oodan oo ku yaala bariga gobolkaas in lagu dilay laba nin oo Walaalo ahaa, islamarkaana sidoo kale dhaawacyo ay soo gaareen laba caruur ah iyo Hooyadood.
Dilka iyo dhaawaca loo geystay dadkaan isku qoyska ah ayaa waxaa geystay...


















