Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta munaasabadda maalinta koowaad ee farxada Ciida Soonfureed Muqdisho kula qaatay qaar ka mid ah Caruurta Aabayaashood ay ku geeriyoodeen dagaalada dalka looga xureynayo kooxda Al-shabaab.
Wuxuu sheegay Madaxweyne Xasan Sheekh in ciidamadii naftooda ku waayay difaaca dalka iyo dadka Soomaaliyeed in...
Mareykanka ayaa sii xoojinaya inuu diiradda saarayo la dagaalanka kooxaha mintidiinta Soomaaliya, kadib markii ay sii kordhayaan bartilmaameedyada lala xiriirinayo kooxda Daacish ee ka soo cusboonaatay saldhiga ay ku leeyihiin Geeska Afrika.
Saraakiisha Mareykanka ayaa ka walaacsan in Daacishta Soomaaliya ay halbowle u tahay isku xirka
maaliyadda caalamiga ah, iyo martigelinta...
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ay ku dhinteen qarax miino oo ka dhacay deegaanka Laagan oo u dhaxeeya deegaanada kala ah Guduudey iyo Buulo bacaad oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose.
Xubnaha Al-shabaab ee qaraxa ku geeriyooday ayaa ka koobna shan...
Qaraxyo is Daba Socdey ayaa Caawa lagu Weeraray Xeebta Liido oo Marti gelineysay Dadkii Nasashada Jimcaha ku jirey Taas oo Mar Qura isu Bedeshay Meyd iyo Dhaawac iyadoo aan ilaa Hada La Xaqiijin Tirada Dhimashada iyo Dhaawaca ka dhashey Qaraxyada.
Wararka Naga Soo Gaaraya Xeebta Liido ayaa Sheegaya in Dadkii...
Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Ceydiid Dirir ayaa beeniyay hadal ka soo yeeray wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda xukuumadda Soomaaliya, Xildhibaan Cabdiqafaar Xasan Xaange, kaas oo ahaa in dowladda Federaalka Soomaaliya ay lacag dhan $6 milyan ku shubtay qasnada Puntland.
Wasiirka Warfaafinta oo maanta weriyayaasha kula hadlayay magaalada Garowe, ayaa sheegay,...
Mudanayaasha Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya oo maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa si weyn uga dooday cabashada ka dhalatay go'aanka dowladda ee qaadista Canshuurta iibka.
Xildhibaanada ayaa ku kala qeybsana aragtida qaadista Canshuurta Iibka, kuwaas oo qaarkood dowladda ku taageeray in la qaado Canshuurto,...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysay ka jeediyay shirka golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ee looga hadlayay arrimaha Soomaaliya.
Wasiir Fiqi ayaa khudbadiisa si adag uga dhaliilay damaca guracan ee dowladda Itoobiya ku dooneyso qeyb ka mid ah biyaha iyo dhulka...
Masar ayaa lagusoo waramayaa inay dhiseyso howlgalkeeda milateri ee Soomaaliya ka hor inta aan la gaarin bisha December 31-da oo ku beegan in ciidamada Itoobiya ay ka baxaan Soomaaliya.
Qaahira ayaa sidoo kale tababaro siineyso ciidamada Soomaaliya ee dagaalka kula jira Alshabaab, sida ay ilo-wareedyo u sheegeen wargeyska The National.
Masar...
Hantidhowrka guud ee Qaranka Soomaaliya Axmed Ciise Guutaale ayaa shir jaraa'id oo uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho kaga hadlay baaris ay ku sameeyeen laba xafiis oo ka mid ah hay'adaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya.
Guutaale ayaa sheegay in baaris fatash ah oo lagu sameeyay xafiisyada ruqsada shaqada shaqaalaha shisheeyaha ee...
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan, ayaa horgeeyay Baarlamaanka Turkiga mooshin uu ku dalbanayo in la ogolaado in ciidamada Turkiga la geeyo badda Soomaaliya.
Tallaabadan ayaa daba socota heshiis iskaashi oo dhanka difaaca iyo dhaqaalaha ah oo ay wada saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya bishii Febraayo, kaasoo ujeeddadiisu ahayd in lagu xoojiyo awoodda...