Qaar kamid ah xildhibaannada beesha Warsangali ee kasoo jeeda gobolka Sanaag ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud inuu magaalada Muqdisho ka wado abaabulo lagu kala qeybiyo midnimada dadka reer Puntland.
Xildhibaanadan oo ku hadlayay afka degaanada Maakhir ayaa sheegay tallaabooyinka uu madaxweynuhu wado sida ay sheegeen in ay yihiin...
Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Daa’uud Aweys, ayaa sheegay, Soomaaliya inay ku adkaysanayso in aysan marnaba ka tanaasuli doonin mowqifkeedii hore ee ahaa dhowrista madaxbaannida iyo Qaranimada Soomaaliya.
Wasiirka ayaa sheegay habka kaliya ee Ethiopia ay galaangal ugu yeelan karto badda Soomaaliya, in ay tahay, iyadoo la raacayo xeerarka Qaramada Midoobay ee...
Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa ku jirta murugo kaddib markii saddex ganacsade Soomaali ah lagu dilay jimcihii weerar ka dhacay deegaan ku yaalla duleedka Cape Town, South Africa.
Lix muwaadin oo Soomaali ah oo kale ayaa si xun loogu dhaawacay toogashada, taas oo ka dhacday waddada...
Waxaa saakay oo arbaco ah lagu guulaystay in lakala qaado ciidamadii ku dagaalamayay magaalada Garowe, si loo fuliyo awaamiirtii kasoo baxday isimada gobolka Nugaal.
Tallaabadan ayaa dhalisay in xaaladda magaalada Garowe ay saakay degen tahay, kaddib dagaal xalay mar kale dib uga qarxay Garowe, kaasoo socday illaa waaberigii saakay.
Lama oga...
Wasiirka Gaashaandhigga dowladda Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa goob fagaare ah oo ku taala deegaanka Masalani oo ka tirsan ismaamulka gaarisa ka sheegay in dowladda Kenya ay gaartay go'aan lagu soo afjarayo Al-shabaabka ka dagaalama gudaha dalkaas.
Wasiir Ducaale ayaa shacabka ku nool deegaanada gobolka Waqooyi bari ugu baaqay iney...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga codsatay Qaramada Midoobay in aan dib loosoo cusboonaysiin waajibaadka xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).
Dowladda Soomaaliya ayaa doonaysa in laga guuro Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM), loona guuro Xafiiska Qaramada Midoobay ee caadiga ah.
Isbadalkan ayay dowladdu sheegtay...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ka socda maalintii sadaxaad oo xiriir ah xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa maanta warbixin waxaa looga dhageystay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Taliska ciidanka xoogga dalka.
Afhayeenka madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xudeyfi ayaa sheegay in Taliska ciidanka xoogga dalka in madaxasha ku soo bandhigay qorshaha xoreynta...
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta laga cafiyay deyntii Ururka Midowga Boostada Adduunka (UPU) kadib wadahadalo ku dhexmaray magaalada Berne ee dalka Switzerland Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Soomaaliya Maxamed Aadan Macalin Cali Soomaali iyo Agaasimaha guud ee Midowga Boostada Adduunka (UPU) Mr. Masahiko Metoki.
Ujeedka safarka wasiirka ee magaalada Berne ayaa...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta ka qayb galay Aas Qaran oo Muqdisho loogu sameeyay guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo Shalay galinkii dambe ku geeriyooday hoyga uu ka daganaa magaalada Muqdisho.
Allah u naxariiste Marxuum Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa Salaada Janaasada...
Ciidanka ATMIS ayaa Saldhigii ay ku lahayeen deegaanka Cabdalle Biroole ee gobolka Jubbada Hoose ku wareejiyay ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.
Xaflad kooban oo lagu qabtay gudaha xeradaas ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka kala socotay dowladda Fedaraalka, maamulka Jubbaland iyo kuwa howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS gaar ahaan xubnaha...