Sunday, January 26, 2025
  Wararka Soomaaliya Ciidamada lagu weeraray Darkeynley ayaa waxay saarneeyeen gaari nooca ciidanka ay qaataan ah waxaana ragg hubeysan ay ku tuureen bambada gacan laga tuuro halkasoo la sheegay in qasaaro xoogan uu ka soo gaaray ciidamadii weerarka lagu qaaday waxayna rasaas ay fureen Maleeshiyaadkaasi uu ka soo gaaray qasaaro isugu...
Wararka Soomaaliya Ilo Wareedo ku sugan meel ku dhow Deegaanka Matabaan oo maalmihii ugu dambeeyay dagaalo ay ku dhaxmarayeen Mujaahidiinta Al Shabaab iyo kooxda Ahlu Sunnah ayaa waxaa wararka ay sheegayaan in ka badan 60 dagaal yaahn oo ka tirsan kooxda ahlu sunnah ay daad san yihiin goobihii dagaalada ay...
  Wararka Soomaaliyeed Dhawaan ayaa waxaa heshiis wada gaaray Mujaahidiinta Al Shabaab iyo beesha Hawar Iji ceer waxaana si toos ah loo dhaqan geliyay qodobo Hashiiska ku qornaa iyadoona Maxaabiis ka soo jeeda beesha Hawar Iji oo ay hayeen Mujaahdiinta Al Shabaab la sii daayay waxaana beeshaasi ay bilowday inay ka...
Wararka Soomaaliya Bayaan ka soo baxay Mujaahidiinta Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Magacaabidii Sh. Ayman Al-Zawaahiri Amiirka Mujaahdiinta Caalamka Sh. Cali Maxamuud Raage (Sh. Cali Dheere) oo ah afhayeenka guud ee mujaahidiinta Soomaaliya ayaa sheegay in Sh.Ayman Al-Zawaahiri uu yahay nin aqoon badan leh islamarkaana in badan ku soo gudu jiray...
  بسم الله الرحمن الرحيم     بيان بشأن خلافة الشيخ أسامة بن لادن في إمارة جماعة قاعدة الجهاد     Ururka Qaacidatul-Jihaad/Hogaanka Guud Bayaan ku aadan Khilaafada Sh Usama Bin Laden ee Imaarada Jamaacada Qaacaditul Jihaad Quluub raali ku ah qadaha Alle iyo qadartiisa oo ku qanacsan ballanqaadka Allaah iyo abaalmarintiisa wanaagsan ayay Umadda Muslimka , Mujaahidiinta...
  Wararka Soomaaliya Shirkan ayaa waxa goobjoog ka ahaa uruka dhalinyarada sos ee soamli youth ayaa waxa si wayn ugu lafa gureen horomarinta dhalinyarada iyo qaabka loo hagaajinkaro shaqada sos ee somaliya gaar ahaan badbaadinta carruurta kusugan xarunta magaalada Muqdisho waxaana ka soo baxay qodobo ay u arkeen in uu yahay...
Wararka Soomaaliya C/laahi Black ayaa maanta waxaa gurigiisa Magaalada Muqdisho wax uu ku sheegay uu uga furay wariyeyaal uu doonayo in uu ka dhaadhac siiyo ciidamada shisheeye in ay yihiin walaalaha Soomaaliya waxaana mashruucaasi ka qeyb qaadanaya tiro wariyeyaal ah oo aan si wanaagsan u ogeyn qorshaha Black uu ka...
Wararka Soomaaliya Dowladda kmg oo kudhisan taageero milatari iyo mid maaliyadeed oo ay kahesho ururo iyo Wadamada Gaalada sida Maraykanka, Itoobiya, Kenya, Ugaandha iyo Ciidamada Calooshood ushaqaystayaasha ah ee kasocda dowladaha Burundi iyo Ugaandha ayaa Ciyaaraysa Door kuwajahan sidii afkeeda ay kula diriri lahayd Warbaahinta Islaamiga ah sida Idaacadaha iyo...
Shaqsiga la baxay C/laahi C/raxmaan Abu Yuusuf Al Qaadi lana yiraahdo Magaciisa runta ah C/Nuur Macalin Abshir ayaa labo maalin ka hor dib u helay xuriyadiisa iyadoona in mudo ah uu u qafaalnaa dowladda cadowga ee Eithopia waxaana la sheegay in uu qafaalkiisa ka dambeeyay shaki iyo tuhun dowladda...
Wararka Soomaaliya Ciidamadaan oo lagu arkayo wadada makka Al Mukarrama ku beelna ah Madaxweyne Shariifka Soomaaliya ayaa waxay qaqabanayaan dadka taageersan Farmaajo waxaana ciidamo ay sitaan qoryo fudud iyo Koofiyo guduudan Waxaana sidoo ciidamadaan lagu amray in toogtaan ciddii jibisa amarka Shariif oo ku aadan in wax dibad bax ah aan...