Sunday, December 7, 2025
WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Shirka caalamiga ah ee ku saabsanaa mustaqbalka wadanka Soomaaliya oo ka socday magaalada Standul ee wadanka Turkiga ayaa caawa la soo gabagabeeyay, waxaana shirkaas khudbado kala duwan ka jeediyay madaxda wadamada caalamka ee ka qeyb galay shirkaas oo uu ka mid ahaa Madaxweyne Shariif Sh. Axmed. Gabagabada shirka...
WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Isla markaana waxaa xoriyadooda loo soo celiyay xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka ee degmada Boorama iyo laba shaqaale ah oo ka tirsan D/hoose ee degmada Boorama oo maxkamad la’aan u xidhnaa mudo ku dhaw sadex bilood. Nidaamkan ayaa ah mid fashilaya hawlqabadka dawladnimo ee xukuumada Somaliland. sidaas darteedna...
WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Raysal wasaaraha dalka Jabuuti Md. Dalayta Maxamed Dalayta oo ay weheliyeen xubno ka tirsan Golaha Wasiirradda ee jabuuti ayaa maanta si diiran ugu soo dhaweeyay madaarka Jabuuti weftigii uu Hoggaaminayay Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo socdaal shaqo ku jooga dalkaasi. Weftigan uu hogaaminayo...
Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka Maaliyada Somaliland ayaa xalay goor sii danbaysay soo gaadhay magaalada Boorama,waxa ayna saaka kulamo xogwaran iyo wada tashi ay la yeesheen maamulka heer gobol,heer degmo iyo mas’uuliyiin kale. Waftigan oo ka koobnaa wasiirka maaliyada Somaliland Mudane C/casiis Maxamed Samaale agaasimayaasha wasaaradaha maaliyada,kaluumaysiga iyo xisaabiyaha guud...
WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM   Madaafiic goosgoos ah oo udhexeya xarakada alshabaab iyo ciidanka DKMG ah ee soomaaliya oo laga maqlay deeganka laantabuure ee Gobolka shabellaha hoose. Dadka deeganka oo lahadlay saxaafada ayaa waxay usheegen in laantabuure laga maqlay madaafiic culculis oo ay isweydarsanayaan ciidamada DKMG ah eesoomaaliya iyo xarakada alshabaab. Ciidanka soomaaliya ayaa...
WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa sheegay in qabsashadii degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ay ku timid isbaysi uu sheegay inay ku doonayaan dalalka masiixiyiinta ah inay ku qabsadaan dhulka muslimiinta. Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in ciidamada AMISOM wixii awood ay...
WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM   Dalalka ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa laug wadaa inay maalinta berri ah uu shir uga furmo magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, kaasoo ay uga hadli doonaan wejiga labaad ee howgalka ay Soomaaliya ka wadaan. Waraka ayaa sheeagaya in kulankan lagu dejin doonaa qorshe ciidan oo ka...
WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Maamulka Dagmada Qansax Dheere Ee DKMG ayaa Sheegay in Cutubyo katirsan Ciidamada Dowlada ay Tawabar ugu bilaaween Dagmada Qansax Dheere Ee Gobalka Baay. tababarka ay maamulka dowlada kumeel gaarka ay sheegen in degmadaasi ay uga bilaawen ciidan soomaaliya ay yeelaneyso ayaa waxay ku soo beegmeysa xili maalmahii ugu...
WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Cutubyo ka tirsan ciidamada Jabuuti oo ka tirsan AMISOM ayaa saakay gaaray magaalada B/Weyne ee gobolka Hiiraan, waxaana imaatinka ciidamadaasi oo qabanqaabadeeda saddexdii maalmood ee la soo dhaafay ay ka socotay magaalada B/Weyne la sheegayaa in saakay si diiran loogu dhoweeyay B/Weyne. Waddooyinka waaweyn ee magaalada B/Weyne...
WAKAALADDA WARARKA WARSOM Kulan ay yeesheen xubnaha xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed uuna shir gudoominayey kusimaha madaxweyne darman ahna gud kuxigenka xmjs md cali maxamed nuux timajilic ayaa lagaga hadley xaalada dalku marayo waqtigan,sida nabad gelyada siyaasada iyo dhaqaalaha,waxaana dood kadib leysku afgartey qodobadan. 1 xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed isagoo cadeynaya mawqifkiisa...