Saturday, May 24, 2025
  (wakaalada wararka somaiya warsom.com)  Dawlada waanka Maraykanka ayaa waxa ay ka soo horjeesatay inay dawlada Kenya ku taageerto hawlgalada Military ee ciidamadeedu ay ka wadaan gobolada koofureed ee wadanka Soomaaliya. John Kirvy Afhayeenka wasaarada Gaashaandhiga dawlada Maraykanka oo war fidiyeenada kulan ugu qabtay magaalada Washington ee caasimda dalkaasi ayaa waxa uu...
(wakaalada wararka somaiya warsom.com) Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Maxamed Axmed Caalin ayaa maanta xaalad deg deg ah kusoo rogay deegaanada uu maamulkaasi ka arrimo ee koonfurta gobolka Mudug kadib falal ammaan darro oo maal mahan kusoo badanaayey deegaanadaasi. Maxamed Axmed Caalin Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in xaaladda koonfurta Gaalkacyo ay tahay...
Aqriso Warsom.com hooyga  runta iyo xaqiidada warka soomaaliyaCiidamo ka tirsan Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa waxa ay dad rayid ah ku rasaaseeyeen Kaamka Rajo degmada wadajir ee Magaalada Muqdisho. Kaamka Rajo ayaa xilliga Ciidamada Dowladda ay rasaasta ku furayeen waxaa ka socoday howlo cuno qeybin ah oo dadkaasi raashin...
Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee warsom.com   Dagalkaan oo u  dhaxeeyay ciidamad dawlada oo garbsanaya malatarg Kenya iyo xarkada mujaahidinta alshabaab ayaa wuxuu maanata markale ku dhaxmaray degaanka  buusara ee gobolka gado Dagaal  oo haa mid  xo og an islmarkaana  qaatay muddo hal saac ayaa barqonimadii maanta waxaa uu ka dhacay...
Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee warsom.com Afhayeenka Xarakada Mujaahdiitna Alshaabab Sheekh Cali Maxamuud  Raage (Sheekh Cali dheere) oo shirjaraa`id uqabtay saxaafada in dawlada kenya oo bil kahor dagaal ku soqatay soaamiliya ay gaarsiiyeen qasaaro dhimasho iyo dhaawac iyo burbur laxeed leh Sheikh cali dheer ayaa shacabka ugu  baaqay in lala...
Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee warsom.com Madaxweynaha Dawladda KMG ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee xarunta Kenya kadib markii uu casuumad kahelay digiisa dalkaas. Wararka aynu kaheleeno safarka madaxwenaha ayaa sheegaya inuu ahaa mid qorsheesan islamarkaana looga hadlayo hadlayo hol galada ...
Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee warsom.com   Isra’eal dawlada yahuuda (israa `il)  Shimon Peres ayaa shaaca ka qaaday in Dawladdiisu ay diyaar u tahay taageero isugu jirta mid Meleteri iyo mid shaqaale oo ay la gaarto Dawladda Kenya. Madaxweynaha Maamulka Isreal  ayaa waxa uu carabka ku dhuftay in ay haatan...
Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee warsom.com) Waxaa Habeenkii xalay Saacadu Marka Ay Ahayd 9-kii Fiidnimo 2 Gantaal oo aan La garan Halka ay ka Yimaadeen Lagu garaacay Gudaha Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose Sida ay wakaalada Wararka warsom U Xaqiijinayaan Dadka Deegaanka Gantaalada ayaa Si gaar Ah waxa lala Eegtay...
Wararka Soomaaliya (wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee warsom.com) Maxkamada Ciidamada qalabka Sida ee Dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta Xukuno Isugu Jiray Dil Iyo Xarig Ku Fulisya Rag Ku Eedeysnaa Dambiyo Kala Duwan Gudoomiyaha Maxkamada Mr Muun gaab Oo Maanta U Fariistay Qaadista dacwadaha Loo Haystay Eedeesanayaasha ayaa Ugu dambeyntii Ku Dhawaaqay natiijada...
Wararka Soomaaliya (wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee warsom.com) Sida Ilo wareedyo Lagu Kalsoonaan Karo oo Ku Sugan Xafiiska R/waaare Gaas ay U Xaqiijnayan Wakaaladda Wararka warsom Waxaa Lagu Wadaa In Waqtiyada nagu Soo aadan Xilka Laga Tiriyo qaar ka Mid ah wasiirada Xukuumada R/wasaare C/wali Maxamed Cali Ka Dib Markii Lagu...