Friday, February 23, 2024
Maxamed Maxamuud Dhoore oo Ka Mid Ah Weriyayaasha Muqdisho Uga Warama laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da Ayaa Maanta isku Bedelay fanaan Ka Dib markii U Hees Wadani ah Ka Qaaday xaflad loogu dabaal dagayey Munaasabadda 1-da May oo Ah maalinta Shaqaalaha Aduunka Weriye Dhoore oo Ka Mid Ahaa saxafiyiinta Lagu...
warar goor dhaw soo saareyn masuuliyiin ka tirsan midowga reer yurub ayaa waxa ay sheegayaan in ay joojin doonaan qarashaadka taakuleyna ah ee ay la garabtaan yihiin dowlada TFG-da iyo ciidamada shisheeye ah ee ku sugan gudaha magaalada muqsiho hadii masuuliyiinta ugu sareysa dowlada TFG-da ay diidaan in ogaladaan...
Xarakada Mujaahidiinta al Shabaab ayaa maanta Weerar Culus Ku Soo qaaday Fariisimaha Ciidamada Shisheeye ay Kuy Lee Yihiin Wasaaradii Hore ee gaashaandhigga Weerar Gaadmo ka Dib ayaa waxa Bilawday Dagaal Fool ka Fool ah oo Dhex Maray Ciidamada Shisheeye oo Is Difaacaya Iyo Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo Weerar ah Khasaaraha dagaal...
Kulan ay isugu yimaadeen xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed ayaa waxaa lagaga hadley arrimo beryahan dhagaha shacabku ilaaween oo lagu xasuusto dawladii digteytarka aheyd kaasoo ah dadku ma shiri karaan ma banaan bixi karaan ma wada hadli karaan iyo erayo cajiib ah oo kasoo yeerey xukuumada uu hugaamiyo farmaajo waxaana dood...
Muwaadinin somaliyed ayaa dhac iyo dhaawac baahsan loogu geystay gudaha wadanka south afrika Ka Dib Markii habenimadii xalay aheyd ay qawleysto south afrikanah weerar kusoo qaaden dukaan ay kuganacsanayen muwaadiniin somaliyed oo ku Yaalay tuulo lagu magacabo khaliija oo qiyaastee 35km ujirta magalada ceptown ee wadanka south afrika Burcada soo...
C/raxmaan Maxamed Faroole oo maanta kulan la qaatay saraakiil ka tirsan Dowladda Mareekanka ayaa waxay ka wada hadleen arimo ku aadan Augost iyo sida laga yeelayo TFG-da Kulankaani oo ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxa uu qaatay mudo saacado ah iyadoo labada dhinacna aya ka wada...
Dagaalkan oo udhaxeeyey Cutubyo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab & Malayshiyaad Gadaal ay kasooriixayso Itoobiya ayaa maanta swaxa Uu ka Dhacay Inta U Dhaxeysa Degmooyinka garbahaarey Iyo Beled xaawo ee Gobolka Gedo Wararka nagasoogaraya Deegaano udhaxeeyo B/xaawo & Garbahaarey ayaa shegaya in Ciidamo katirsan Mujaahidiinta Alshabaab ay weerar kuqaadeen Maleyshiyaad katirsan TFG-da...
Iska horimaadkaan oo sababay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta wuxuu dhax maray maleeshiyaadka Axmed Madoowe iyo kuwa ka tirsan TFG-da. Goob joogayaal ku sugan Dhoobley ayaa u sheegay Warsom.com in iska hor imaadka uu ka dambeeyay muran ku aadan Maamulida Degmada Dhoobley waxay goob joogayaasha intaa raaciyeen...
 Maalin ka hor ayaa waxaa la shaaciyay in xil ka laga qaaday horjoogihii ciidamada Burundi ee ku sugnaa magaalada Muqdisho ka dib markii uu ku fashilmay dagaalada ka sii socda Muqdisho. Warar hoose oo aan helnay ayaa waxay sheegayaan fashilaad iyo jab baahsan oo soo gaaray ciidamada Burundi in ay...
Weerar qorsheysan ayaa xalay lagu qaaday goob uu ku sugnaa taliyaha birmadka gobolka Sool ee maamulka Soomaaliland. Taliyahaani ayaa magaciisa lagu soo gaabiyay Jaamac ayadoona ay ku dhaawacmeen 2 qof oo rayid weerarkaasi ah ilaa iyo haatan ma jirta cid sheegatay masuuliyada lagu dhaawacay Taliyaha gurmadka ee maamulka Soomaali naceybka...