Friday, February 23, 2024
Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)   Kulankaani Ay Yesheen Golaha Waziirada Ayaa waxa Shir Gudoominayay Ra'[iisulwazaaraha Xukuumada Soomaaliya C/Wali Max;ed Cali Gaas Iyadoona Diirada Lagu Saarayay Xaalada Amaan Ee Dalka Soomaaliya Oo Uu Ku Suganyahay Xukuumada Ayaa waxa Ay Baaq U Dirtay Dhamaanm Dhalinyardii U dagaalameysa Xarakada Shabaab Waxyna U...
Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Ra'iisul wazaarhii Hore ee soomaalia Max'ed C/laahi Max;ed Farmaajo Ayaa Si Xoogan U Cambaareeyey Warbixin Ay Dhwaan Soo Saarta Dowlada Mareykanka Oo LAgu Sheegay In Xukuumadisa ay Musuq maasuqday Waqtiga Yareed Oo Ay Haysay Talada Dalka . Max’ed C/laahi Max’ed (Farmaajo) Ra’iisul wasaarihii hore...
Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaal degay sanadguuradii 13-aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay oo ku began 6-da Agosto, iyadoo xaflad arintaas ku saabsan lagu qabtay xarunta xisbigaas ee magaalada Muqdisho Munaasabadan maanta lagu maamusayey xuska maalinta xisbiga ayaa waxaa...
Wararka Somaaliya (Wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Madaxweynaha Dowladda TFG-da Shariif Shiikh Axmed Ayaa Sheegay In ay Jabeen Xarakada Al Shabaab Isla Markaan ay Isaga Baxeen nGuud Ahaan Magaalada Muqdisho Shariif Oo Shir Jaraa'id Ku Qabtay Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya Ka Dib Markii Uu Ka War Helay In ay Al Shabaab...
Wararka Somaaliya (Wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee warsom)Dowlada Soomaaliya ayaa maanta Waxa ay la wareegatay Guud Ahaan magaalada Muqdisho Kadib Markii ay Faarujiyeen Xarakada shabaab Oo Inta badan Gacanta Ku Hayay Qeybo Ka Tirsan Magaalada Muqdisho Degmooyinka ay maanta Faarujiyeen Xarakada Shabab ayaa waxaa ka Mid ah Degmooinka Hodoan Howlwadaag Yaaqshiid...
Wararka Somaaliya (Wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee warsom)Generala Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde Oo Ka Tirsan Saraakiisha Ciidamada Dowladda Ayaa Maanta Shaaciyey In Isaga Loo Idmaday Suggidda Amaanka Suuqa Weyn Ee Bakaarada Shiikh Yuusuf Indha Cadde Oo Maanta Shir Jaraa'id Ku Qabtay Gudaha Suuqa Bakaaraha ayaa Qiray In Uu Isaga Yahay...
Wararka Somaaliya (Wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Afhayeenka Xarakada Al Shabaab Shiikh Cali Maxamuud Raage Shiikh Cali Dheere ayaa Shaaca Ka Qaaday In ay Ciidamada Xarakada Al Shabaab Gabi Ahaanba Faarujiyeen Deegaanada ay Kaga Sugnaayeen Gudaha Magaalada Muqdisho Shiikh Cali Dheere Oo Shir Jaraa'id Ku Qabtay Magaalada MUqdisho Ka Hor Inta...
Wararka Soomaaliya ( Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Tan Iyo Markii Xilka Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Loo Gacan Galiyey Xasan Maxamed Xuseen Muun Gaab Waxaa Soo If Baxayaa Warar Aan Horey Looga Araga Gudaha dalka Somaaliya Gaar ahaan Fariisimaha ay K Sugan Yihiin Ciidamada Dowladda Warar Hoose oo ay Shabakada...
  Wararka Soomaaliya ( Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Qaban Qaabo Aad u Xoogan Oo Ku Aadan Sanad Guurrada 13-aad Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Ayaa Waxa ay Ka Socotaa Xarumaha XMJS ee Magaalada MUqdisho Fantasyo Lagu Weynaynaya Xuska Maalintii ay Curatay XMJS Ayaa Maalinka Berito ah Lagu Wadaa In ay Ka Dhacda...
Wararka Soomaaliya ( Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Dowladda TFG-da ayaa Sida Cad Waxa ay Indhaha ka laabatay Goobo Fara Badan Oo Lagu Iibiyo Cuno Bisil Xili Lagu Gudo Jiro Bisha Ramadaan Goobaha Lagu Iibiyo Cunnada Bisil Oo ah KUwa Aad U Fara Badan Oo Ku Yaalo Dhammaan Deegaanada ay Gacanta...