Thursday, May 1, 2025
Sheekh Cali Max'uud Raage (Sh.Cali Dhere ) Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo shir Jaraa'id u qabtay saxaafadda ayaa sheegay in cadawga shisheeye Oo Uu Ula Jeedo Dowlada Taageeraya Somalia uu guul darro ku socdo Kuna Fashilmeen Ujeedkooda. Sidoo Kale Cali Dhere ayaa soo hadal qaaday howlgallada sida xowliga ah ku...
Munaasabadan ay Ka Soo Qeybgaleen Madaxda Sar Sare Ee Dowlada Soomaaliya looguna dabaaldegayay sanadguuradii 41aad ee kasoo wareegatay markii la aasaasay Ciidamada Nabadsugidda Qaranka ayaa lagu qabtay xarunta rasmiga ah oo ay hay’addaasi ku leedahay Magaalada Muqdisho Xasan Sheekh Madaxweynaha Soomaaliya Ayaa Waxa uu isla maanta xarigga ka jaray...
Ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya iyo Xoogaga Al.Shabaab ayaa maanta mar kale dagaal U Dhaxeeyo Waxa Uu ka qarxay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo iyadoo ciidamada huwanta ay doonayaan inay ka saaraan Shabaabka deegaanadi ugu dambeeyay ee ay gobolkaasi Ka Joogaan. Sidoo Kale Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda iyo...
Gudoonka Baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya oo maalinimadii shalay magacaabay qaar kamid ah guddiyada Joogtada ee Golaha, ayaa sheegay in dhawaan ay u hawlgeli doonaan sidii ay ulla xisaabtami lahaayeen Golaha Wasiirada iyo Waxqabadka xukuumada Soomaaliya. Guddiyada Baarlamaanka ayaa la sheegay in mid walba hawshiisa bilaabi doonaan si ay u daba...
Gudoonka Baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya oo maalinimadii shalay magacaabay qaar kamid ah guddiyada Joogtada ee Golaha, ayaa sheegay in dhawaan ay u hawlgeli doonaan sidii ay ulla xisaabtami lahaayeen Golaha Wasiirada iyo Waxqabadka xukuumada Soomaaliya. Guddiyada Baarlamaanka ayaa la sheegay in mid walba hawshiisa bilaabi doonaan si ay u daba...
Barlamaanka soomaaliya ayaa maanta gudiyadiisu waxa ay doorteen gudoomiyeyaal,iyagoo dhawaan ansixiyey gudiyada ay isu qeybiyeen. Baarlamaanka oo geli doona fasax 3 bilood ah ayaa la filayaa in ay xukuumada la xisaabtamaan gudiyadani islamarkaa marka baarlamaanku fasax galo gudi walba madaxdiisu ay joogto ku shaqeyn doonaan waxaana dhacda in aan lala...
Dadka deegaanka marka oo ay kamid yihiin odayaal dhalinyaro haween iyo wax garad maanta ku shirey degmada marka dhexdeeda ayaa kawada hadley xaalada marka ay waqtigaan ku sugantahey in ay 100% ay ka fiicneyd waqtigii xarakada alshabaab ay maamulayeen marka. Dadka shirka isugu yimid ayaa dhamaantood wada qirey in ciidamada...
Dagaallo culus oo saacado badanqaatay ayaa maanta gelinkii dambe ka qarxay duleedka degmada Luuq Koonfurgalbeed Soomaaliya Ee Gedo. Sida Ay Sheegayaan Wararka nagasoo gaaraya Gedo ayaa xaqiijinaya in dagaallo u dhexeeyay ciidamada Itoobiya iyo Xarakada mujaahidiinta Al.shabaab ay ka dhaceen tuulada Laba Qoracle oo u dhaxaysa Garbahaarey iyo Luuq...
Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” shir Jara'id Oo Uu Qabtay ayaa wuxuu faafaahin ka bixiyey la haystayaal u kala dhashay wadamada Siiriya iyo Sirilaanka oo mudo ka badan labo sano afduub ay u haysteen Burcad badeed Soomaali ah. Kadib Dadaal dheer oo ay iska kaashadeen Wasiirka Arimaha Gudaha iyo...
Kulanki koowaad ee sanadkan 2013ka ayaa xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed ku yeeshey xarunta dhexe ee muqdisho,kulanka oo uu gudoominayey gud.kuxigenka xmjs/usrp md cali maxamed nuux timajilic ayaa waxaa looga hadley qodobo kala duwan. Qodobada ugu muhiimsanaa ee kulanka lagaga hadley ayaa waxaa kamid ahaa lacag la sheegey in ay dalka...