Waxaa dhawaan ku geeryoodey dalka ingriiska allaha u naxariistee ex-ganacsade ahaana siyaasi la soo shaqeeyey dawladihii dalka soo marey qaarkood cismaan axmed rooble.
Allaha u naxariistee waxaa tacsi tiiraayo leh u diraya ehelada qaraabada iyo qoyska uu ka baxey ex ganacsade cismaan axmed rooble"
m/weynaha xisbiga midnimada jamhuuriga soomaalixeed c/nuur axmed...
Cabdixakiin Xaaji Maxamuud Fiqi,Wasiirka Gaashaandhiga Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya,Gen.Cabdulqaadir Diini Taliyaha guud ee ciidanka xooga dalka Soomaaliya iyo wefdi kale oo ay hoggaaminayaan ayaa maanta gaarey magaalooyinka Jowhar Iyo Mahaddaay Ee Gobolka Sh/Dhaxe.
Maalintii shalay Ayay Aheyd Markii Ay la wareegeen Ciidamada Xooga dalka iyo kuwa AMISOM Magaalooyinka...
Col. Cali Aadan Xaamuud Afhayeenka Guud ee Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom ayaa sheegay inaysan suura gal ahayn in Al Shabaab ay dib ugu soo laabato Magaalada Jowhar Ee Xarunta G/Sh/Dhaxe.
Sidoo Kale Wuxuu Xusay Afhayeenka inaysan xilligaan Al Shabaab laheyn tabar iyo itaal ay dagaalada ku sii wadi...
Ilaa Iyo Boqolaal shacabka reer Muqdisho Ah oo ka carooday masuq maasuq ay sheegeen in lagula kacay ayaa waxay ku hor banaan baxeen Aqalka Madaxtooyada Ee Magaalada Muqdisho.
Dadkaani Banaan baxayaasha Ah oo socod dheer ka soo bilaabay Degmada Heliwaa ayaa waxay ugu dambeen ku hor yimaadeen aafafka hore ee...
Waxaa maanta ka dhacey xerada xalane oo hoy u ah ciidamada Amisom horena u ahaan jirtey xero mucaskar ciidamada qaranku tababar ku qaadan jireen shir lagu maamuusayey maalinta loo asteeyey dhawrista xuquuqda insaanka.
Ciidamada amisom qeybtooda arimaha siyaasada iyo bulshada oo xarun ay halkaasi u tahey ayaa soo abaabushey shirkan,iyadoo...
Shekh maxamed cabdi umal oo ka mid ah culimada waaweyn ee dalka kenya degen ayaa sheegey in soomaalidu aaney ka cararin tuugta midiyaha wadata oo ay is difaacaan.
Shiikha oo careysan ayaa yiri war magaca soomaalida meel xun ha dhiginina oo fuleynimo hanoo qaadina,markii aan dalkeeni joogney dagaal qabiil idin...
Magaalada Jowhar oo Maanta gacanta u gashay ciidamada Dowlada Iyo Kuwa Amisom Wararka Naga soo gaaraya ayaa sheegaya in Qaraxyo waaweyn laga maqlay gudaha degmadaasi kuwaas oo La Sheegay In lala eegtay Ciidamada AMISOM.
Qaraxyadaasi ka dhacay gudaha Saldhiga Ciidanka ee Magaalada Jowhar oo ay ku sugnaayeen Askar ka tirsan...
Qaliif Axmed Eger Taliyaha Ciidamada Hay'adda Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya Ee Gobolka Banaadir Ayaa Maanta Ka Waarbixiyaya Dhaliyaro Uu Ku Tilmaamay In Ay Ka Tirsanaayeen Xarakada Al-shabaab Haatanna Uu Sheegay In Ay Ku Soo Biireen Dowlada Soomaaliya.
Agaasimaha Ayaa Sidoo Kale Tilmaamay In Ay Ku Soo Biirida Dhaliyaradaan Ay Ku...
Magaalada Jowhar Ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe Oo Ay Ka Talinjireen Al-shabaab Ayaa Maanta Waxaa Weerar Xoogan Ku Qaaday Ciidamada Dowlada Soomaaliya Iyo Kuwa Amisom Iyagoona Ugu Dambeyntii Ku Guuleestay In Ay Kala Wareegaan Al-shabaab
Weerarka Maanta Jowhar Ay Ku Qaadeen Dowladaha Iskaashanaya Ee Amisom Iyo Kuwa Soomaaliya Ayaa Lagu...
Waxaa laga dareemayaa meelo badan oo puntlan ah cabsi iyo welwel la xiriira amniga iyo dhaqaalaha puntland kadib dhamaadka waqtiga uu m/weyne faroole xilka hayo.
Waxaana puntland kusoo qul qulaya qurbajoog damac siyaasadeed ka leh hugaaminta puntland oo wacad ku maraya in aan faroole saacad loogu dareyn waqtigiisa puntland waxey...