Thursday, February 22, 2024
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Suuqyada lagu iibiyo dharka iyo macmacaanka ee magaalada Muqdisho ayaa laga dareemayaa dhaq dhaqaaq ganacsi waxaana aad soo xasuusaneysaa sidii uu mar ahaan jiray suuqa Bakaaraha oo ahaa suuqa ganacsi ee ugu weyn geeska Afrika. Degmooyinka X/weyne iyo Madiina waxaa iyana kajira dhaq dhaqaaq...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Ra'iisul Wazaaraha Soomaaliya oo maanta kormeer ku tagay Isbitaalka Hooyada Iyo Dhallaanka ee Banaadir ayaa Deeq Dawo ah oo ay dowladda Soomaaliya ka heshay isu tagga imaaraadka carabta guddoonsiiyay Maamulka Isbitaalkaasi. Ra'iisul Wazaaraha ayaa waxaa socodkiisa ku wehliya Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Dr.C/casiis Shiikh...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Ayaa Habeenkii xalay Ahaa Weerar ku Qaaday Degmada Luuq ee gobolka Gedo Oo Ay Maamusho  Dowladda,TFG-da Sida Ay Xaqiijiyeen Saraakiil Ka Tirsan Xarakada Al-Shabaab  Waxaa xalay Guuto ka tirsan Xarakada  Mujaahidiinta Al Shabaab Madaafiicda Garbaha Laga Tuuro Hoobiyayaal Iyo Waliba Kuwa...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Magaalooyinka Naivasha iyo Nairobi Ayaa waxa Ka Soconayay kulan looga arinsanayey sidii loo sameyn lahaa Qorshaha Amniga iyo Xasilinta Dalka Kulankaas ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Naivasha 12 kii illaa iyo 16kii August, halka ay khubaro Somalia ahna ay halkaas ka sii wadeen...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Iyadoo Ay Madaxweyne Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed C/Nuur Darmaam U Aqoonsaneed Dowlada Turkiga In Uu Yahay Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maalinkii Shalay Aheed Raiisulwazaaraha Turkiga Recep Dayib Erdogan Booqasho Ku Yimid Dalka Soomaaliya Gaar ahaan Magaalada Muqdisho Cabdi Nuur Darmaan Ayaa waxa Uu Sheegan jiray...
C/Qaadir Dulyar C/Caziz Africa   Abwaan Guure        (Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)  Waxaa cadaatey in idaacada kulmis qurmis ay tahey mid aan ka turjumeyn danaha dadka iyo isu keenka bulshada soomaaliyeed magaca ay bahwadaagta kula tahey shisheeyahana waa kulmis ee ma ahan kulmiye Waxey u samaysantahey kala geynta wariyeyaasha soomaaliyed sababtoo ah...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Iyadow soomaalida Ay wax yeela kaladuwan loogu geesto wadanka koonfur Africka ayaa waxee dhibaato xoogan kala kulmaan xiliyada ee Sarqaansanyihiin Habeenkii xalay ayee aheed markii tuulada Atlaanta oo Qiyaastii 50 km  dhanka waqowyi galbeed Kaga beegan magaalada Capetown ee ku soo weerareen dadka deegaanka oo...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Xaaska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada TFG-da Drs.Hodan Siciid Ciise ayaa maanta deeq isugu jirtay lacag iyo dhar u qeybisay qoysas barakacayaal ah oo ku jira Kaam lagu magacaabo Koorsan oo ku yaala gudaha Gobolkani Banaadir. Deeqdaani ayaa waxaa u soo wakiishay Drs. Hodan Siciid Ciise...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Sheekh Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madowwe Oo Ah Hoggaamiyaha kooxda KA Goosatay Xartaklada Al-shabab Ee  Raas Kambooni ayaa ka WArbixiyay siyaasaddiisaKu Aadan Ay Hada Gacanta Ku HayaanXarakada Mujaahidiinta Al-shabab Ee  gobollada Jubbooyinka. Sheekh Axmed Maxamed Islaam, Madoowe hoggaamiyaha kooxda Raas Kambooni ayaa ka hadlay...
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Racep Tayyip Erdogan Oo Ah Raysalwasaaraha dalka Turkiga Ayaa Lagu Waday In Uu Booqasho Ku Imaado  manta Oo Ah  (Khamiis) magaalada Muqdisho ayaa dib ugu dhacdey maalinta Jimacada ah Booqashada Raysalwasaaraha Turkiga  Ayaa Magaalada Muqdisho si weyn Looga Dareemeyay Soo DHaweyntii La Sameenlahaa Imaanshihiisa...