Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo Khaarajiyey Saraakiil Ka Tirsan TFG-da Iyo Ciidamo Ethiopian ah
Wararka laga Helaya Duleedka Degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa Sheegayaa In Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay Waddada U Galeen Kolonyo Gawaari Ethiopian ah Iyo Kuwa Soomaali ah Oo Ka Soo Ambabaxay Degmada Garbahaarey Kuna Sii Jeeday Luuq
Weerarkaan ayaa Waxa uu Ka Dhacay Meel 18km U Jirto...
Qaraxyadaaan oo la la eegtay ciidamo ka tirsan TFG-da iyo kuwa Puntland ayaa ka dhacay maatna magaalada Muqdisho iyo Magaalada Boosaaso.
Qaraxa ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lala eegtay ciidamo ku sugan agagaaraka Ex-Control Afgooye waxaana goob joogayaal ay u sheegeen wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com in qaraxaasi ay...
Ka Dib Kulan ay maanta Ku yeesheen Hoyga Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Qaar ka Tirsan Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka TFG-da ayaa waxa ay Ku Soo Dhaweeyeen Oraah Ka Soo Baxday Midowg Yurub oo Ku wajahnaa In La Dhaqaalaha Laga Jaran Doono Dowladda Iyo Ciidamada Shisheeye Amison Haddii uusan Bisha augusto Qabsoomin...
Ka Dib Markii uu Madaxweynaha Madowga Mareykanka Brack Obama Uu Shaaciyey In Ciidamada Mareykanka ay Dileen Hogaamiyaha Urur Weynaha Shabakadda Islaam ee Al Qaacida ayaa waxaa hadalkaasi Riyada ah Si Weyn U Soo Dhaweeyey Hor Joogayaal fara badan Oo ka Tirsan Kuwa Korboodaya Wadamada Muslimka Sida Madaxda TFG Soomaaliya
Madaxweyne...
Wararka Naga Soo gaaraya Degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa Sheegaya In Xarakadda Mujaahidiinta Al Shabaab ay la wareegeen gacan Ku haynta Degmada garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo
Saacadihii la Soo Dhaafay Ayaa waxa Dagaal Xoogan Uu ka Socday qaybo fara badan Oo ka Tirsan Gobolka Gedo gaar ahaan...
Ka Dib Markii ay Soo Ifbaxeen Tuhuno ay qabaan weriyaal Ku waashay Sharuur Kaasoo Ku Aadan In Afhayeenka Gobolka banaadir Mudane Maxamed C/laahi Cariig uu musuq maasuqo Lacagaha Sharuurka ee Loo Soo mariyo Dhankiisa ayaa waxaa dacwad Lagu Gudbiyey Mudane Cariig.
Weriyayaashaan oo aad U fara badan ayaa waxa ay...
Maxamed Maxamuud Dhoore oo Ka Mid Ah Weriyayaasha Muqdisho Uga Warama laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da Ayaa Maanta isku Bedelay fanaan Ka Dib markii U Hees Wadani ah Ka Qaaday xaflad loogu dabaal dagayey Munaasabadda 1-da May oo Ah maalinta Shaqaalaha Aduunka
Weriye Dhoore oo Ka Mid Ahaa saxafiyiinta Lagu...
warar goor dhaw soo saareyn masuuliyiin ka tirsan midowga reer yurub ayaa waxa ay sheegayaan in ay joojin doonaan qarashaadka taakuleyna ah ee ay la garabtaan yihiin dowlada TFG-da iyo ciidamada shisheeye ah ee ku sugan gudaha magaalada muqsiho hadii masuuliyiinta ugu sareysa dowlada TFG-da ay diidaan in ogaladaan...
Xarakada Mujaahidiinta al Shabaab ayaa maanta Weerar Culus Ku Soo qaaday Fariisimaha Ciidamada Shisheeye ay Kuy Lee Yihiin Wasaaradii Hore ee gaashaandhigga
Weerar Gaadmo ka Dib ayaa waxa Bilawday Dagaal Fool ka Fool ah oo Dhex Maray Ciidamada Shisheeye oo Is Difaacaya Iyo Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo Weerar ah
Khasaaraha dagaal...
Kulan ay isugu yimaadeen xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed ayaa waxaa lagaga hadley arrimo beryahan dhagaha shacabku ilaaween oo lagu xasuusto dawladii digteytarka aheyd kaasoo ah dadku ma shiri karaan ma banaan bixi karaan ma wada hadli karaan iyo erayo cajiib ah oo kasoo yeerey xukuumada uu hugaamiyo farmaajo
waxaana dood...