Waxaa in dhaweyd ba kasoo baxayey warar is khilaafsan oo la xiriira xaalada abuu mansuur al amerikiyi oo asal ahaan kasoo jeeda dalka suuriya,balse ku dhashey dalka mareykanka,kaas oo xarakada al shabaab muhaajiriinta ka barbar dagaalama kamid ahaa,iyadoo mar la lahaa noloshiisa ayaa khatar ku jirta hadana la arkayo...
Gudoomiyaha golayaasha ahlu suna waljamaaca shiikh maxamuud macalin xasan ayaa sheegey in aaney waxba ka jirin ciidamada ahlusuna waljamaaca lagu wareejiyey dawlada soomaaliya,taas oo uu hore u sheegey shekh maxamed xeefow oo ah gudoomiyaha fulinta ee ahlusuna.
Sheekha ayaa dhawaan yimid muqdisho kulamana la qaatey madaxda dawlada wuxuuna sheekh maxamuud...
Madaxweynaha soomaaliya prof. Xasan shekh maxamud iyo wafdi uu hugaaminayo ayaa galabta dalka kusoo laabtey iyagoo dalka jabuuti uga soo qeyb galey sanadguuradii 40'aad ee qoraalka afka soomaaliga.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa kamid ahaa wufuud lagu casumey in ay dalka jabuuti uga qeyb galaan munaasabada lagu weyneynayo qoraalka afka soomaaliga,iyadoo...
Xaflad lagu maamuusayey sanadguuradii 40'aad ee qoraalka afka soomaaliga ayna kasoo qeyb galeen m/weynayaal kamid ah shanta soomaaliya ayaa ka dhacdey dalka jabuuti magaalada jabuuti.
Xafladan oo lagu wadey in ay kasoo qeyb galaan m/weynayaasha shanta soomaaliya ayaa waxaa ka baaqdey m/weynaha kibilka 5'aad Cabdi Maxamed Cumar iyo Nfd oo...
Gud.ururka raaskambooni axmed maxamed islam axmed madobe iyo maxamed faarax warsame darwiish ayaa la sheegayaa in ay booqasho ku joogaan adisababa xarunta dalka ethiopia,kadib casumaad ay ka heleen madaxda ethiopia.
Booqashadan ayaa waxaa ka shaqeeyey baa la sheegayaa m/weynaha kibilka 5'aad Cabdi Maxamed Cumar,waxaana lagu soo waramayaa in ethiopia ay...
Qaraxyo is xig xiga isla markaana gaaraya ilaa sadex qarax ayaa caawa ka dhacey SLII Nairobi kenya,iyadoo la sheegayo dhimasho iyo dhaawac aad u badan,iyadoon wali laheyn tiro koob rasmi ah.
Qaraxyadan ayaa waxey ka dhaceen xaafad lagu magacaabo jujured oo ka tirsan degmada kamakuji,waxaana la sheegayaa in labo qarax...
Madaxweynaha federalka soomaaliya prof xasan sheekh maxamuud iyo wafti uu hugaaminayo ayaa safarkiisi lixaad ugu duuley dalka jabuuti isagoo ka qeybgeli doona sanadguuradii 40'aad ee qoraalka afka soomaaliga.
Madaxweynaha ayaa sameeyey labo safar diyaaradeed oo dalka gudihiisa ah iyo sadex uu hore ugu kala tegey jabuuti,ethiopia, iyo turkiga kanina...
Heshiis u dhaxeeya dawlada turkiga iyo somaaliya kaas oo khuseeya ciidamada qalabka sida iyo tayeyntooda ayaa la saxiixey.
Heshiiskan ayaa dhinacyo badan ka saameyn doona ciidamada qalabka sida,kaas oo ay qalinka ku duugeen labada wasiir gaashaandhig ee labada dal waa turkiga iyo soomaaliya'e,heshiiska ayaa intiisa badan cadeynaya in dawlada turkigu...
Shacabka ku nool degmada deyniile ayaa qeylo dhaan weyn ka muujiyey maleyshiyaad wata ama ku labisan direysa ciidamada soomaaliya,cid ay ka amarqaataana aan la aqoon.
Odayaal iyo wax garad ka tirsan dadka deegaanka deyniile ayaa waxey warbaahinta u sheegeen in la dilo,la dhaco,oo waliba la kufsado haweenka,iyagoo codsi u soo...
Iyadoo ay bateen jid gooyada lagu sameeyo ciidamada dawlada iyo kuwa Amisom inta u dhaxeysa afgooye iyo marka ayaa waxey sheegeen ciidamada amisom in ay dagi doonaan wadadaas u dhaxeysa afgoye iyo marka,si bey yiraahdeen aan ula dagaalanno xarakada alshabaab.
Afhayeenka Amisom cali aadan xaamud oo maanta la hadley warbaahinta...