Monday, July 20, 2026
1 XISBIGA GARSOOR 2 XISBIGA MIDNIMADA IYO DEMOQORAADIYADDA 3 XISBIGA UMMADDA SOOMAALIYEED 4 XISBIGA QARANKA EE DIMUQRAADIGA 5 XISBIGA MIDNIMADA JAMHUURIGA SOOMAALIYEED 6 XISBIGA HORUMARINTA 7 XISBIGA MIDNIMADA BULSHADA SOOMAALIYEED 8 XISBIGA SINAANTA AMMAANKA IYO MIDNIMO U OLOLEYNTA 9 XISBIGA CADDAALADDA & MIDNIMADA 10 XISBIGA WADAJIR 11 XISBIGA DAMIIRKA SOOMAALINIMADA IYO HORUMARKA 12 XISBIGA CADDAALADDA IYO BADBAADADA 13 XISBIGA SHAKHSIYADDA & WADDANIYADDA SOOMAALIYEED 14 XISBIGA DADKA SOOMAALIYEED 15 XISBIGA XAL-QARAN 16 XISBIGA SHAQAALAHA SOOMAALIYEED 17 XISBIGA XORIYADDA 18 XISBIGA MUWAADINIINTA SOOMAALIYEED 19 XISBIGA MIDNIMO-QARAN 20 XISBIGA DALKA IYO...
Gollaha wasiirada Soomaaliya ayaa ka digan wararka Amniga dalk qalqalgalinaya oo lagu baahiyo baraha bulshada, kaddib kulan maalintii shalay ku yeesheen magaalada Muqdisho. Wasiir ku-xigeenka wasaarada warfaafinta xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Iidaan Yoonis oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay jiraan shaqsiyaad ka shaqeynaya falal la doonayo in...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan Muqdisho kula qaatay ku-xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bani'aadamnimada iyo gargaarka degdegga ah ee OCHA, Martin Griffiths. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la wadaagay Martin Griffiths qorsheyaasha dowladda ee ku aaddan wax ka qabashada arrimaha bani'aadamnimada, iyo saameynta...
Gudiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliyeed iyo Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Siyaasadda Qaar Ka Socda ayaa Maanta Bilaabey in ay Kormeeraan Qaar Kamid ah Xisbiyada La Diiwaan Geliyey,kuwaasoo u Kuur Gelaya Hab sami u Socodka Hawlaha Xisbiyada iyo Xafiisyadooda,iyagoo Maanta Tagey Xarumaha Shan Xisbi Siyaasadeed kala ah Xisbiga Garsoor,Xisbiga NDP,Xisbiga...
Daawo: Falaqeyn la xiriirta Safarka M/weyne Xasan Sh uu ku tegey Dalka 🇪🇷 https://youtu.be/BnwSwaRBTWM  
Wasaaradda Waxbarashad Somalia ayaa soo bandhigtay natiijooyinka Imtixaanaadkii dugsiyada sare ee dalka, Kuwaasoo ay kaalinta koowaad ka gashay gabar. Haddaba, Halkaan Hoose ka AKHRISO Natiijada Imtixaanaadka oo dhan: DHAGAXTUUR DHAME-YASIN GIIRE Hantiwadaag-1 Howlwadag Hoyga-Xamar Imam-Shafici Maxamuud-Mire TALEEX Xarunta-1da-luulyo Xarunta-11ka-janaayo Xarunta-12-Oktoobar Xarunta-15-May Xarunta-20-ka-Disembar Xarunta-21-ka-Oktoobar Xarunta-Aqoonta-Boondheere Xarunta-BAARBE Xarunta-Banaadir-Sare Xarunta-Bartamaha Xarunta-Cali-Xuseen Xarunta-Dugsiga-Farsamada Xarunta-Godey Xarunta-H.DH_.-Banaadir Xarunta-H.DH-Cabdicasiis Xarunta-Jaamacada-Hope Xarunta-Jabuuti Xarunta-JUS Xarunta-Kaaraan Xarunta-Kuliyada-Farsamada Xarunta-Naasir Xarunta-Qariidi Xarunta-Raage-Ugaas Xarunta-Shangani Xarunta-Shiikh-Xasan-Barsane Xarunta-Sidii Xarunta-Siyaad Xarunta-Tadaamun Xarunta-Waabari-Cusub Xarunta-Wiil-Waal Xarunta-Xamar-Jajab Xarunta-Xamar-weyne Xarunta-Xero-Gaadiid Xarunta-Simad-Gaheyr Xarunta-Sheekhk-Yuusuf-Kowneyn Xarunta-H-Dh-Warta-Nabadda Yassin-Cusmaan Macalin-Jaamac Gobollada Dalka: Xarunta-Afgooye Xarunta-Baardheere Xarunta-Balcad Xarunta-Baydhabo Xarunta-Buulabarte Xarunta-Caabud-waaq Xarunta-Cadaado Xarunta-Dhuusamareeb Xarunta-Garbaharey Xarunta-Jowhar Xarunta-Kaalkacyo Xarunta-Kismaayo warsom2011@gmail.com
Xisbiyo Siyaasadeed oo Kor U Dhaafaya Konton Xisbi Ayaa Maanta Shir ku Yeeshay Magaalada Muqdisho,Kuwaas oo Bayaan Diidmo ah Kala Hor Yimid Nidaamka Doorasho ee Dalka Soomaaliya,Doodiisuna Hadda Ka Socoto Barlamaanka Aqalka Sare Iyadoo ay Hore Usoo Ansixiyeen Barlamaanka Federalka Soomaaliya. Xisbiyada ayaa Sheegay In aanu Nidaamkani Munaasab U aheyn...
Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu qabtay doorashada kursiga Hop-176 ee Deegaan Doorashadiisa ay tahay Koonfur Galbeed, kaas oo kamid ahaa kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka. Kursiga Hop#176 ayaa waxaa horay ugu fadhiyay kana geeriyooday Alle ha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Mursal Maxamuud Boorow, hayeeshee ugu dambeyn...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta ku meelgaarka Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed ka furay shirka Golaha Wadatashiga Qaran. Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Baydhabo waxaa lagu lafo-guri doona qaab dhismeedka amniga qaranka, hannaanka federaaleynta maaliyadda, doorashooyinka heer Federaal iyo heer dowlad-goboleed. Shirkan waxaa ka...
Saacadihii ugu danbeeyay waxaa qabsaday Baraha Bulshada Dood ka dhalatay khudbad uu dalka Jamaralka ka jeediyay hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo la xiriirta ka qeybgalka Siyaasadda ee Dumar Qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyeed oo ka hadashay khudbada hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa sheegay in Cabdiraxmaan Cabdishakuur si cad...