C/raxmaan Maxamed Faroole oo maanta kulan la qaatay saraakiil ka tirsan Dowladda Mareekanka ayaa waxay ka wada hadleen arimo ku aadan Augost iyo sida laga yeelayo TFG-da
Kulankaani oo ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxa uu qaatay mudo saacado ah iyadoo labada dhinacna aya ka wada...
Dagaalkan oo udhaxeeyey Cutubyo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab & Malayshiyaad Gadaal ay kasooriixayso Itoobiya ayaa maanta swaxa Uu ka Dhacay Inta U Dhaxeysa Degmooyinka garbahaarey Iyo Beled xaawo ee Gobolka Gedo
Wararka nagasoogaraya Deegaano udhaxeeyo B/xaawo & Garbahaarey ayaa shegaya in Ciidamo katirsan Mujaahidiinta Alshabaab
ay weerar kuqaadeen Maleyshiyaad katirsan TFG-da...
Iska horimaadkaan oo sababay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta wuxuu dhax maray maleeshiyaadka Axmed Madoowe iyo kuwa ka tirsan TFG-da.
Goob joogayaal ku sugan Dhoobley ayaa u sheegay Warsom.com in iska hor imaadka uu ka dambeeyay muran ku aadan Maamulida Degmada Dhoobley waxay goob joogayaasha intaa raaciyeen...
Maalin ka hor ayaa waxaa la shaaciyay in xil ka laga qaaday horjoogihii ciidamada Burundi ee ku sugnaa magaalada Muqdisho ka dib markii uu ku fashilmay dagaalada ka sii socda Muqdisho.
Warar hoose oo aan helnay ayaa waxay sheegayaan fashilaad iyo jab baahsan oo soo gaaray ciidamada Burundi in ay...
Weerar qorsheysan ayaa xalay lagu qaaday goob uu ku sugnaa taliyaha birmadka gobolka Sool ee maamulka Soomaaliland.
Taliyahaani ayaa magaciisa lagu soo gaabiyay Jaamac ayadoona ay ku dhaawacmeen 2 qof oo rayid weerarkaasi ah ilaa iyo haatan ma jirta cid sheegatay masuuliyada lagu dhaawacay Taliyaha gurmadka ee maamulka Soomaali naceybka...
Cutubyo Ka Tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa Dagaal Kula Wareegay gacan Ku Haynta Deegaanka Bacaad Duleedka Beledweyne ee Gobolka Hiiran
Ka Dib dagaal Socday In Muddo ah ayaa Waxa ay Al Shabaab Kula Wareegan gacan Ku haynta Deegaanka bacaad ee Qiiyaastii 10KM Dhanka galbeedka Kaga Beegaan Isgoyska kala Beyr...
Madaxweyne Faroole oo Dowladda Ku Eedeeyey Amni Darrada Gaalkacyo Baarlamaankana Ka Dalbaday In Doorashooyinka La Qabto Ka Hor Bisha August
Madaxweynaha Maamul Gobolleedka La Magac Baxay Puntland ayaa Shaaca ka qaaday In Amni darrda ka Jirto Magaalada gaalkacyo ay Ka Dambeeyaan Masuuliyiin ka Tirsan Dowladda TFG Soomaaliya
C/raxmaan Shiikh Max'uud faroole...
Saxaafadii Soomaaliya ayaa dad aan ehel u eheyn hogaanka loogu dhiibay xili ay Joogaan Rugcadaayaashii Saxaafadda lagu yiqiin.
Ragga sida cadaalad dararada ah looga dhigay Masuuliyiinta ugu sareeysa Saxaafadda Soomaaliyeed ayaa waxaa kamid ah wiil yar oo lasheegay in uu qurbaha kayimid islamarkaana Dhoor bilood oo kaliyah joogo Dalka Magaciisana...
Wasiirkii Hore macdanta iyo biyaha ee xukuumadii uu horkacayey Sharmarke General Cabdi qeybdiid islamarkaana soo qabtay taliyihii ciidanka Police-ka ayaa waxa uu ka jawaabay war ka soo baxay xukuumada soomaali ajnebiga Farmaajo oo ku aadanaa in aan la qaban Karin dibad baxyo iyo shirar lagu taageero go’aanada baarlamaanka TFG-da...
Tan iyo markii beesha caalamka iyo baarlamaanka ay isku raaceyn in la ilaaliyo xeer hoosadka TFG-da oo qaba in bisha 8aad August sannadan 2011 ee fooda inagu soo heysa la qaban qaabiyo doorashada madaxtinimo ayna ka soo horjesteyn Shariif iyo farmaajo ayaa iminka waxa ay bilaabeyn weji cusub oo...