Sunday, May 22, 2022
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole)Xafiiska Madaxtooyada Puntland War saxaafadeed kasoo baxay ayaa lagu shaaciyey in Madaxweynaha Puntland kulankii uu Mas’uuliyiintaas la qaatay uu ahaa mid la iskula soo qaaday arimo dhowr ah oo ay ugu muhiim sanaayeen , Sugidda amniga , Hirgelinta...
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Deeqdan oo ay iska soo uruuriyeen jaaliyada Jabuuti ee ku dhaqan dalka Beljam ayaa ayaa lasoo gaarsiiyay Dad Barakacayaal ah Oo Ku dhaqan Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Degmada Hoden Deeqdaani ay Iska Soo Uruutiyeen Jaaliyada Jabuuti Ee Dalka Biljamka ayaa Waxa ay Ugu...
Hay'addaha gargaarka ee ka howlgalijiray xeryaha Qaxootiga Ee Dhadhaab ayaa joojiyay Guud ahaan shaqooyinka gurmadka ay ka wadaan xeryahaasi. Shaqo-joojintan ayaa waxay ka danbeysay kaddib markii xeryahaasi laga afduubtay laba ka tirsan shaqaalaha gar-gaarka oo u shaqeynayay hay'adda MSF Spain. Labadan shaqaalaha ah oo ah laba haween ah ayaa niman hubeysan...
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Saamileyda Shabakadda wararka Soomaaliyeed Ee Warsom ayaa Kulan xasaasi ah Waxa ay Ku Yeesheen Xarunta warsom Ee Magaalada Muqdisho Waxa ayna Kulankooda Diirada Ku Saareen Marxaladaha Kala Duwan Ee Website-ka warsom Milkiilayaasha Webka warsom Oo Ku Kala Sugan Gudaha Dalka Iyo Dibaddiisa Isla...
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Qaraxaani aya noociisa waxa Uu Ahaa Miinada Nooca Dhulka Lagu Aaso oo ka dhacay agagaarka Isbitaalka Dikfeer ee magaalada Muqdisho Waxana lagu soo waramayaa in uu ka dhashay Qasaaro Isug u Jiro Dhaawac Iyo dhimasho kuwaasi oo soo gaaray dad goobta ka...
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Shalay gelinkii danbe waxaa dekedda weyn ee magaalada Boosaaso Ee xarunta dhaqaalaha iyo ganacsiga Puntland ka furtay Markab weyn oo xoolo tiradoodu 4,500 oo neef gaareyso ka Qaaday Dekadaasi. Shalay gelinkii danbe Shir ay si wada jir ah dekedda magaalada Boosaaso ugu qabteen...
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) 13.October.2011:-Iyadoo magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaliya maalmihii ugu dambeeyay ka soconayeen dagaalo ay xoogiisa qaadayeen Midowga Afrika kaasoo lagu riixay Al-Shabaab, ayaa waxaa cabsi weyn ay soo wajahday dadka reer Uganda. Magaalada Kampala ee caasimada kowaad dalka Uganda ayaa haatan amaankiisa u...
  Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Shariif Xasan Sh Aadan Guddoomiyhaa baarlamanka Soomaaliya oo safarro kale duwan ku soo maray wadamada Kenya, Denmark iyo Mareykanka, ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ee gudaha magaalada muqdisho safarkiisa ayaa waxaana ku wehliyay xubno ka tirsan mudaneyaasha baarlamanka...
  Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Xilliga Deyrta ayaa siweyn looga dareemayaa intabadan Gobolada Jubooyiinka kadib markii saacadihii lasoo dhaafay ay ka da'een roobab aad uweyn kuwaasiyoo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ku nool Goboladadaasi Deegaanada ay roobabkani ka da'een waxaa kamid ah degmooyiinka Salagle, Saakow, Jilib iyo...