Friday, March 29, 2024
Qaraxyadaan oo aan weli la kala cadayn in bambo gacmeyd loo adeegsaday iyo in kale, ayaa waxaa siyaabooyin kala duwan loogu kala weeraray laba bas, oo ka mid ah gaadiidka dadweynaha ee ka hawlgala Nairobi. Ilaa iyo hadda waxaa la ogyahay in ay dhinteen 3 ruux, halka dhaawacyaduna ay sii...
Taliyaha ciidamada badda dowlada Iran Admiral Siyayash Jarreh, ayaa ku dhawaaqay in ciidamada dowlada Iran ee qeybta ka ah la dagaalanka burcad badeeda ay badbaadiyeen markab burcad badeeda ay afduuban rabeen. Markabka oo laga leeyahay dalka India ayaa la sheegay inuu waday shidaal badan, iyadoo kooxaha burcad badeeda ay ku...
Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumada Soomaaliya Yuusuf Macalin Amiin (Baadiyow) ayaa maanta hortagay xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo su’aalo ay weydiinayeen. Su’aallaha ugu badan ee ay Mudaneyaasha Baarlamaanku weeydiiyeen Mudane Yuusuf Macalin Amiin (Baadiyow) Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay quseeyeen maamulka dekedda...
War qoraal ah oo laga soo saarey wasaarada arimaha dibada ee mareykanka ayaa lagu faah faahiyaay kulankii magaalada Addis Ababa ku dhex mary madaxweynaha Soomaaliya e Xasan Sheek Maxamuud iyo xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka John Kerry. Sarkaal u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda Mareynkanka ayaa shaaca ka qaaday in...
Madaxweynaha Soomaaliya iyo xubno uu hogaaminaayo oo ay ka mid yihiin Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka Faarax Sheekh C/qaadir, Wasiirka Gaashaandhiga Maxamed Sh. Xasan iyo Wasiirka Batroolka iyo macdanta Daa’ud Maxamed Cumar iyo iyo masuuliyiin kale ayaa tagay magaalada Addis Ababa xili uusan wanaagsan xiriirka dowlada Soomaaliya iyo dowlada Ethiopia. Madaxweynaha...
Maxkamad ku taala dalka Kenya ayaa Jimcihii u diiday Damiin wadaad Muslim Kenyan ah kana soo jeeda Soomaaliya isaga iyo xaaskiisa, kadib markii lagu eedeeyay in laga soo helay hooygooda labo bam oo waxyaabaha qarxa ah. Sheikh Hassan Mahati Omar iyo xaaskiisa Fardowsa Maxamed Cabdi, ayaa la sheegay in...
Xildhibaan C/laahi Axmed Xuseen Coonka oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya shalayna ka bad-baaday Qarax loogu xiray gaari uu lahaa qeybo kamid ah Degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir oo la hadlay Idaacada Risaala ee Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay Laamaha ammaanka iyo Xukuumada inay wax badan ay...
Ku dhawaad saddex ruux ayaa ku dhimatay markii kooxo hubeysan ay qarax ku weerareen goob basaska laga raaco oo ku taala magaalada Mombasa, iyo hotel ku yaala isla magaaladaasi, sida masuuliyiin Kenyan ah ay sheegeen. Ma jirto koox sheegatay laakiin dowlada Kenya ayaa sheegtay in qaraxa ay ka dambeeyeen Alshabaabka...
Al-Shabaab oo sheegtay dilkii shalay loo geystay C/kaafi Hilowle Cismaan Xoghayihii hore ee Maamulka Gobalka Banaadir, ayaa waxa ay sidoo kale hanjabaad ujeediyeen maamulada Degmooyinka ee xilalkii laga qaaday. Wakiilka Shabaab u qaabilsan Gobalka Banaadir Sheekh Cali Maxamed Xuseen Cali Jabal ayaa ku goodiyay inay bartilmaamedsan doonaan cid waliba oo...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed, ayaa ka hadlay waqtiga Dowladda Soomaaliya Shabaab ay ka saareyso guud ahaan dalka Soomaaliya. C/wali Sheekh Axmed Maxamed, ayaa wuxuu sheegay in dhamaadka sanadka 2014-dowladda Soomaaliya guud ahaan dalka ay ka saareyso Ururka Al-Shabaab ee hada Magaalooyin Soomaaliya kamid ah ka dagaalama. “Waxaan...