Friday, January 28, 2022
Wararka Soomaaliya Dagaalkaani ayaa Galabta ilaa iyo caawa Mujaahdiinta Al Shabaab iyo kuwa TFG-da oo kaabaya Ciiidamada Eithopia ku dhaxmarayaa meel ku dhow Degmada Luuq ee Gobolka Gedo Afhayeen u hadlay Mujaahdiinta Al Shabaab ayaa guulo ka sheegtay dagaaladaasi waxa uuna sheegay Afhayeenka in ay geysteen qasaarooyin hor leh Dhanka kale ayaa...
  Wararka Soomaaliya Xubnahaan oo ka tirsa baarlamaanka TFG-da kana soo horjeeda Shariif Xasan Sh Aadan ayaa maanta sheegay in ay dhigayaan dibad bax ay ku doonayaan in dib loo furo kulamadii baarlamaanka ee ka dhici jiray waxayna xuseen in dibad baxaasi ay ka dhigayaan afaafka hore ee xaruntii golaha Shacabka Ibraahim...
Wararka Soomaaliya Shalay Ayay Aheed Markii Nin Lagu Magacaabo Qaliif Uu Ka Mid Ah Jawaasiista Mareykan Ugu Sugan Magaalada Muqdisho Uu Qafaalay Cali Max’ed Nuux (Timajilic)Oo Ah Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Midnimada Jamhuriga Soomaaliyeed Qeybaha Kala Duwan Ee bulshada Oo La Soo Xiriisay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee warasom Ayaa Sheegay In...
Wararka Soomaaliya Madaxa Siyaasada Iyo Xiriirka Gobolada Ee Mujaahidiinta Al-Shabaab Sh.Xuseen Cali Fiidow Oo Warfidiyeenada magaalada MuqdishoKula Hadlay Ayaa Sheegay In Ay Cadeyneyso Ceyrintii Farmaajo In La Heystayaal Ay Yihiin Hogaanka TFG-da Amarona Laga Soo Siiyo Magaaloyinka Kamballa Iyo Adis Ababa Sidoo Kale Shiikh Xuseen Fiidow Uu Hoosta Ka Xariiqay In...
Wararka Soomaaliyeed Wararaka Ka Imaanaya ayaa Sheegaya In Xalada Degmadasi Ay Tahay Mid Kacsan Kadib Marki Mujaahidiinta Al-Shabaab Ay Gaareen Meel Ku Dhow Degmada Luuq Goobjoogayaal Ku Sugan Degmada Luuq Ayaa U Sheegay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom In Xaalad Kacsanaan Ah Laga Dareemayo Degmada Luuq iyo Deegaanka bohol Bashiir...
Wararka Soomaaliyeed Saacadihii La Soo Dhaafay waxa uu Ku Jahwareersanaa Sharif Cida Uu Ka Dhigayo Ra’iisukwazaaraha TFG-da Oo Uu Badalaya Kii Ka Yimid Ilawareedyo Ka Agdhow Hogaamiye Sharif ayaa waxa ay sheegayaan In uu cadaadis Xoogan kaga imaanayo Dhinacyo kala duwan Sida Shariif xasan Qiyaanada ay ku hashiyeen,Hogaamiyaha Puntland Faroole,Farmaajihii La...
Wararka Soomaaliya Ciidamada nabad sugida dowlada Somalia ayaa duhurnimadii maanta xabsiga u taxaabay mudane Cali Maxamed Nuux (Timajilic) oo ahaa gudoomiye-xigeenkii xisbiga midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed sida ay sheegayaan wararka ku soo dhacaya xafiiska warqabadka Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com Gudoomiye xigeenka ayaa la sheegay inuu saaka tegay xarunta ciidamada nabad sugida...
  Waxa shirk ka dhacay xafada SOS. Shirkan oo daba socday shir wiigii hore aay halkaas ku qabsadeen shaqaalaha iyo carurta mesha lagu xananeyo. Wada hadal iyo falanqayn ka dib waxay ardayda dhalinta SOS iyo shaqaalahoda aay go’aansadeen sidii aay ugu bixi lahayeen marxaladaha ka taagan SOS Somalia in aay...
Wararka Soomaaliya Wararka ka imaanaya degmadaasi ayaa sheegaya in maanta weerar ay ku qaadeen Maleeshiyaad hubeysan oo taabacsan C/raxmaan Faroole waxaana wararka intaa ay ku darayaan in jameecada Misaajidka qaarkood ay ku geeriyoodeen weerarkaasi halka kuwa kalana ay ku dhaawacmeen Ilo wareedyo wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom ay ka heshay Degmada...
Wararka Soomaaliya Maalint Shalay oo Axada Aheyd ayaa si rasmi ah loo ceyriyay R/Wasaarihii Soomaali Ameerikaanka Ahaa Maxamed C/laahi Maxamed Farmajo waxaan Farmaajo oo murug ay ka muuqato boorsooyinkiisa uu u xirxiranayaa halkii uu ku barbaaray ee Mareekanka waxaana lagu jiiday Farmaajo Dhulka sidii horay dhulka loogu jiiday raggii u...