Friday, January 28, 2022
Wararka Soomaaliya   Maleehsiyaadkaan ayaa la sheegay in halkaasi gawaarida Rakaabka ah ay kaga qaadaan lacago baad ah ayaaa maanta waxay rasaas ku fureen mid ka mid ah gawaarida dadweynaha ay raacaan oo marayay agagaarka Bacaadlihii hore Goobo joogayaal ayaa u sheegay wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom in maleeshiyaadkaasi ay ka doonayeen...
Wararka Soomaaliya Shabelle ayaa dhawaan bilowday barnaamij u gaar ah oo ay ku sheegeen in ay wax ugu qabanayaan dadka dhibaateysan ay abaaraha saameeyeen waxaana barnaamijkaasi wada Wariyeyaal u shaqeeya C/maalik Wax garadka Muqdisho ayaa waxaa shaki giliyay Akoono uu ku qoran yahay Maamulaha Shabelle C/Maalik isla markaana dadka la farayo...
Wararka Soomaaliya Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ayaa sheegayay in saacadihii la soo dhaafay halkaasi ay ka dhaceen dilal ku saleysan Aanooyin qabiil oo u dhaxeeya beelo walaalo ah oo dega gobolka Bari Goob joogayaal ku sugan Magaalada Boosaaso ayaa u sheegay wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee Warsom in halkaasi ay ka...
Wararka Soomaaliya Gudoomiye ku-xigeenka xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Cali Maxamed Nuux (Timajilic) ahna ku simaha xisbigaas oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay beelaha ku dagaalamay deegaanka Dhegtuur ee gobolka Mudug iney colaada joojiyaan kuna bedelaan nabad iyo wadahadal. Timajilic ayaa intaa ku daray dagaalka ka dhacay...
Wararka Soomaaliya Howl gal ay sameeyeen Ciidamada Police-ka TFG-da ayaa waxaa lagu soo qabtay Burcadka Madax Tariiq oo qafaal u heystay iyo gawaari dad ay leeyihiin waxaana caruurtaasi u qafaalnaa uu ku heystay Degmada Dharkanley ay maamusha TFG-da Saraakiil ka tirsan Police-ka ayaa halkaasi ku soo bandhigeyn Tuuga weyn ee Madax...
Wararka Soomaaliya Cali Xirsi Barre Cali Gaab oo ah Taliyaha Qeybta Bartamaha ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay in faraha uu ka sii baxayo aminiga Degmada X/weyne dhibaatooyina ay ku haayaan ciidamo ka tirsan Dowladda Gaashaanle Sare Cali Gaab ayaa sheegay in amniga Degmada aan laga sugu karin Maleeshiyaad ka tirsan TFG-da...
Wararka Soomaaliya Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalo maalmihii ugu dambeyay ka dhacayay qeybo ka tirsan gobolka Mudug kaasoo u dhaxeeyo Maleeshiyo beeleedyo oo walaala ah Afhayeenka Mujaahidiinta Al Shabaab Sh. Cali Maxamud Raage (Sh. Cali Dheere) ayaa ugu baaqay Maleeshiyo beeleedyada halkaasi uu dagaalka ku...
Wararka Soomaaliya Bayaan ka soo baxey hugaanka mujaahidiinta alshabaab oo uu aqriyey af hayeenka xarakada mujaahidiinta alshabaab sh cali maxamud raage sh cali dheere isagoo sheegey in gudoomiya gudiga gurmadka abaaraha laga dhigey sh/xuseen cali fiidaw oo ah madaxa siyaasada iyo xiriirka gobolada ee xarakada mujaahidiinta alshabaab sh/cali dheere ayaa sidoo kale sheegey in ay...
Wararka Soomaaliya Warar ay ka heshay wakaalada wararka Soomaaliyeed ee warsom garoonka Aadan Cadde ayaa sheegaya in xalay saqdi dhexe oo halkaasi ka soo degtay Madaxweyne Shariikfka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo Ka dib markii ay ka soo duuleen Magaalada Addis-Ababa ee xarunta dalka Eithopia halkaas oo ay kaga qeyb galeen...
Soomaaliya Dowaradaan ayaa waxaa qabtay Maktabka dacwada ee Mujaahidiinta Al Shabaab gaar ahaan qeybta iyo bakool u qaabilsan dacwada Waxana dowradaan ka faaideystay in ka badan 200 haween ah oo ku dhaqan deeganada gobolada Bay iyo Bakool uu ka koobanyahay Haweenkaasi qaarkood oo la hadlay wariyaha wakaalada wararka Soomaaliyeed ee Warsom ee...