Friday, January 28, 2022
Wararka Soomaaliya Gudoomiyha baarlamaanka Shariif xasan sh. Aadan yaa maanta mar uu kahadlaya gabagabada kalafdhiga baarlamaana ee maanata oo fashil ku dhamaaday ayaa wuxuu sheegay in maanta uu u dulqaadanayo Xildhibaano uu sheegay inay qas u joogaan barlamanka Soomaaliya, wuxuuna kuhan jabay hadii ay joojin waayaan qalalaasahaasi uu ku dalban...
Wararka Soomaaliyeed Maamulka wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan ayaa shacabka u soo bandhigay3 askari oo ka tirsanaan jiray kuwa  TFG-da  ee ku sugan isgoyska Kalabeyr ee waqooyiaga gobolka Hiiraan. Munaasabadan oo lagu Soo ban dhigiayay askartan ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiinta dacwada iyo maamulka magaalada Beledweyne iyo weliba waalidiinta...
  Wararka Soomaaliya Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur "Tarsan" ayaa hay’adaha gargaarka ku eedeeyay in ay ka dadka Soomaaliyeed ku qasbayaan in ay ka qaxaan waddanka hooyo Maxamuud Axmed Nuur "tarsan" oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa sheegay in Hay’adaha ka shaqeeya gargaarka Soomaaliya ay...
Wararka Soomaaliya Ka dib mudooyinkii u dambeeyay ee wilaayaatka shabeelada hoose ayaa ka jireen abaaro baahsan waxaa saacadihii la soo dhaafay dagmooyin kamid ah gobolkaas ka da`ay roobab lixaad leh oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada halkaasi ku dhaqan.Roobkan oo ahaa mid xoogan ayaa mudo badan waxa uu si...
Wararka Soomaaliyeed Ka dib mudooyinkii u dambeeyay ee wilaayaatka shabeelada hoose ayaa ka jireen abaaro baahsan waxaa saacadihii la soo dhaafay dagmooyin kamid ah gobolkaas ka da`ay roobab lixaad leh oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada halkaasi ku dhaqan. Roobkan oo ahaa mid xoogan ayaa mudo badan waxa uu si...
Wararka Soomaaliya Ciidamo ka tirsan Mujaahidiinta Al Shabaab oo si aad ah u hebeysan ayaa galabta weerar culusu ku qaaday Fadhiiisamo ciidamada shisheeye ay kaga sugnaayeen Degmada Hodan ee gobolka Banaadir Dagaalkaani ayaa la sheegay in qasaaro xoogan uu ka soo gaaray ciidamadii Shisheeye ee weerka lagu qaaday Daryanka Madaafiicda iyo Rasaastii...
Wararka Soomaaliya Koonfurta Suudaan ayaa waxaa lagu beeray dad Karishtaan oo beerista halkaasi ay ka dambeeyeen karishtaanka aduunka ku nool oo go'aansaday dhulka Muslimka ee Suudaan in lagu dhax beero dad karishtaan ah isla markaana wax ay ugu yeesheen Dalka Suudaan Mudo fog ayaa Karishtaanka Aduunka waxay ay ka shaqeynayeen Suudaan...
Wararka Soomaaliya Askirigaan oo ka tirsan ciidamada TFG-da ayaa la sheegay in si bareer ah rasaas uu ugu furay goob ay ku sugnaayeen dad rayid ah oo aan waxba galabsanin Goob joogayaal ayaa u sheegay wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom in ninkaasi oo ka tirsan Maleeshiyada TFG-da oo si cad u...
Wararka Soomaaliya Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa abaabul xoogan uga jira taakuleenta dadka Saameynta ay ku yeelatay abaaraha saameeyay dalka Soomaaliya waxayna dib u dajin ay u sameeyeen dad soo barakacay kuwaasi oo dhibaatooyin farabadan waji yadooda laga dheehanayo dadkaani oo isugu jira Caruur, Haween iyo Dad Da' ah ayaa waxay...
Wararka Soomaaliya Wararka aynu ka haleyno guriga C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegaya in uu ku jahwareersan yahay Magacaabida golaha wasiirada cusub qarkana uu u saaran yahay inuu iscasilo Cadaadiskan ayaa la sheegayaa in uu ka imaanayo dhinacyo ay ka mid yihiin Malazanawi iyo Shariifyada TFG-da Gaalka Malazanaawi ayaa maalmo ka hor...