Friday, January 28, 2022
Wararla Soomaaliya (Warbixin) Dowladda Gaalada ee Mareekanka ayaa si qarsoodi ah kaga furtay Xabsi Weyn oo la mid Xabsiga Guantanamo Bey qeyb ka mid Magaalada Muqdisho oo ay gacanta ku hayaan Ciidamada Amisom iyo Maleeshiyaadk TFG-da Xog sir ah aynu ka helnay Jaraaidka Nation oo maanta soo daabacya Xog sir ah...
Wararka Soomaaliya Dagaalka ayaa ku bilowdey Madaafiicda loo yaqaano Hoobiyaha ayaa wax uu ka qarxay deegaanka dhg tuur ee gobolka mudug ayaa waxa uu sikubadalay dagaal waji ka waji ah. Dagaalkan oo maalmihii u dambeeyaba saan saantiisu taagneyd wallow hakad galay ayaa la sheegay inuu halkaasi dub uga qarxay islamarkaana uu...
Wararka Soomaaliya Xili maalintii shalay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaliya ay soo gaareen wafdi uu hogaaminayo wasiiro dowlaha arimaha dibada ee wadanka Talyaaniga islamarkaana aysoo bexeen warar sheegaya in wafdigaasi arimaha ay yimaadeen ay kamid tahay sidii dib loogu furi lahaa kaniisadii wadanka Talyaaniga ee soomaliya iyo safaaradeediiba ayaa arintaasi...
Wararka Soomaaliyeed Iska horimaadkaani oo keestay qasaaro dhimasho iyo dhaawac ayaa waxa uu dagmda ceel-waaq ee gobolka gado waxa uu ku dhaxmaray ciidamo kawada tirsan DKMG. Israsaaseenta ayaa kadambeesay kadib markii ay Ciidamada dhexdooda ayay maalmihii u dambeeyay ay isku haysteen ururinta lacago baada ah oo laga qaado ganacsatada degmada Ceel-waaq...
Wararka Soomaaliya Bashiir Axmed Salaad oo isku koox ay yihiin Sh. Maxamed Idiriiskii ku fashilmay Tashkiilin uu doonayay in uu ku sameeyo dhalan yarada ku nool Mareekanka ayaa waxaa uu ku sii jeedaa Dalka England Bashiir Axmed Salaad ayaa lagu wadaa todobaadyada soo socda inuu aado Dalka England halkaas uu doonayo...
Wararka Soomaaliya   Augosin Mahiga oo ah Ergeyga gaarka ah ee u qaabilsan arimaha Soomaalya ee Qaramada Midoobe hasa yeeshee isku heysta in uu yahay Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta Socdaal ku soo gaaray Magaalada Muqdisho isaga iyo wafdi uu hogaaminayo dabadeedna wuxuu kalumo uu la kala yeeshay Madaxweyne Shariifka Soomaaliya R/wasaaraha...
Wararka Soomaaliya Idaacada barkulan oo ku hadasho afka ciidamada shisheeye ee misom oo ay xarunteedu tahay magaalada nairobi oo faa`ido badan ayasan ku qabin dhageestayaasha ayaa waxa sii yaraanaya maalinba maalinta kadambeesa maqalka fm ka magalada muqdisho. Waxaan aad u siiyaraanaya dhageestayaash idaacada barkulan ee aduunka oo dhan kadib markii maamulka...
Wararka Soomaaliya Xilbaanda baarlamaanka calooshood u shaqeestayaasha ayaa kulan maanta ku yeeshay xarunta golaha baarlamaanka ee Magaalada muqdisho. Kulanaka oo ay maanta sooxaadireen 436 xildhibaana ayaa waxa lloga dooday hasheeskii shirqoolka iyo qayaanada ahaa oo ay magaalada Kampala ee dalka Uganda ku gaareenn labada shariif, waxaan shir gudoominayay gudoomiya baarlamaanka shariif...
Wararka Soomaaliya Ka dib kulan xasasi ah oo maanta Magaalada Muqdisho ay ku yeesheen Madaxweyne Shariifka Soomaaliya, Gudoomiyaha Baarlamaanka TFG-da, R/wasaaraha Soomaali Ameerikaanka ah iyo Wasiiru Dowlaha Arimaha Dibadda ee Dalka Talyaaniga ayaa waxay ka wada hadleen qodobo ay ka mid tahay dib u furida Kaniisadii weyneed ee Talyaaniga uu...
      Wararka Soomaaliya Dacwadaha la xiriira dhulalka lakala haysto ayaa saddexdii bilood ee lasoo dhaafay si xowli ah ugu soo qulqulayay Maxkamada waxaana sida ay Maxkamadu sheegtay soo gaaray 360 Gal-dacwo oo la xiriira Beero, Guryo iyo boosas banaan oo siyaabo kala duwan loo kala haystay. Munaasabad shalay gelinkii dambe ka dhacday...