Friday, March 29, 2024
Ururka Al Shabaab ayaa shaaca ka qaaday in Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay beegsan doonaan islamarkaana uusan Xildhibaan ka fekan doonin sida uu tilmaamay. Sheekh Cali Maxamuud Raage, Sheekh Cali Dheere, Afhayeenka Ururka Al Shabaab ayaa xusay in Xildhibaanaada Baarlamaanka Soomaaliya looga baahan yahay in ay Isaga baxaan Dowladda Soomaaliya hadii...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa ka aqbalay Wasiirkii Amniga Qaranka iscasilaadiisa, isagoona ku tilmaamay in ay tahay talaabo geesinimo leh. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku amaanay Wasiirka Amniga Qaran mudane Cabdikarin Xusein Guled inuu ahaa muwaadin si dhab ah ugu adeegayey shacabka Soomaaliyeed “Waa ka aqbalay iscasilaadiisa...
Bangiga Salam Bank oo ka mid ah Bangiyada sida Gaarka ah loo lee yahay ee ku yaal muqdisho islamarkana wada shaqeyn la leh shirkada Isgarsiinta Hormuud Talcom ayaa dhul dad rayid ah oo qaarkood agoon lee yihiin boob ku hayo kaasi oo ku yaala Degaanka Lafoole ee Duleedka...
Kooxda Al-Shbaab ayaa sheegatay Werarkii lagu qaaday Maanta xarunta Golaha Shacabka Baarlamaanka oo ay ku shirayeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Weerarkan ayaa ku bilowday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu qarxiyay afaafka hore ee Baarlamaanka, iyadoo kadib rag hubeysan ay gudaha u soo galeen, kadibna uu iska...
Waxaa gaaray goordhow Xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed isagoo is dul taagay Maydadka 7dii ruux ee ka tirsanaa Al-shabaab oo maanta weerarka ku qaaday Xarunta Golaha Shacabka. Hoos ka daawo Sawirada oo u gaar ah K24 IMG_3791IMG_3792IMG_3808IMG_3861IMG_3867IMG_3878IMG_3880IMG_3881IMG_3884IMG_3886IMG_3888IMG_3889IMG_3890IMG_3891IMG_3898IMG_3900IMG_3903IMG_3906IMG_3907IMG_3915IMG_3916IMG_3922IMG_3923IMG_3925IMG_3926IMG_3928IMG_3939IMG_3940
C/kariin Xuseen Guuleed, Wasiirkii Amniga Qaranka Xukuuumadda Soomaaliya waxuu ku fashilmay howlaha amni ee loo xilsaaray kadib markii maanta Ururka Al Shabab ay si cad ula wareegeen Xarunta Golaha Shacabka oo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ay kulan ku lahaayeen. Waxaa sidoo kale ka horeeyay Weeraro is xig xigay oo...
Xildhibaan Cabdi Samad Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax oo kamid ahaa Xildhibaanadii Baarlamaanka ee ku jiray dhismaha xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho. Wareysi uu siiyay Idaacada Risaala ee Magaalada Muqdisho ayuu Xildhibaan C/samad Macalin Maxamuud wuxuu ku xaqiijiyay inuu dhaawac yahay Xildhibaan Cumar Finish oo Baarlamaanka Soomaaliya ka...
Ergayga Gaarka ah ee Xoghayha Guud ee Qaramada Middobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nikolas Kay, ayaa combaareeyay weerarka lagu qaaday Baarlamaanka Federaalka Soomaalia maanta. Kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Gaari ay ka buuxaan waxyaalaha Qarxa ayaa lagu qarxiyay Albaabka wayn ee laga soo galo dhismaha Baarlamaanka. Sidoo kalena,...
Ergayga gaarka ee Mareynkanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty oo ka hadlay weerarkii maanta ka dhacay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ayaa tacsi u diray Ehaladii dhibanayaashii weerarka,isagoona Ciidamada Dowlada ku amaanay sida deg dega ah ee Jawaabta kaga bixiyeen markii uu weerarka bilowday. Wuxuu sheegay Ergayga Mareynkanka u qaabilsan...
Faah faahinadda laga helayo weerarkii maanta lagu qaaday Xarunta Golaha Shacabka Magaalada Muqdisho ayaa ku soo warramaya in inta la xaqiijjiyay ay ku dhinteen weerarkaasi illaa 25 qof oo shaqaalaha Baarlamaanka iyo Ciidamada dowladda Soomaaliya ka tirsan. Sidoo kale Wararka ayaa intaasi kudaraya in ay jiraan dhaawacyo fara badan oo...