Saturday, April 20, 2024
      Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Xaqiijiyay in sagaal askari u dhalatay dalkaasi Kenya loogu dilay Qarixii shalay ka dhacay deegaanka Dhoobley ee Gobolka Jubabdda Hoose. Madaxwayne Uhuru Kenyatta ayaa cambaareeyay askartii lagu dilay fiidnimadii Axaddii weerarkii al-Shabaab ee Dhoobley. Weerarkaasi oo ahaa mid aad u weynaa ayaa waxaa sheegtay Ururka...
Burcad baddeed Soomaali ah ayaa weeraray Markab laga leeyahay Hong Kong ,kaa soo mareeyay  xeebaha Bari ee Soomaaliya toddobaadkaan, waana qeyb ka mid ah khataraha wali taagan oo ay burcad baddeedu ku hayaan Maraakiibta iyo Doomaha ganacsi. Weerarku wuxuu dhacay Talaadaddii, Oktoobar 16-keedii, markii koox ka kooban afar burcad-badeed oo...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi siiyay VOA ayaa sheegay in caqabado jira darteed aan doorasho hal qof iyo hal cod la qaban karin 2016, balse ay ka tashan doonaan sida wax loo dooran doono. Madaxweyne Xasan wuxuu sheegay in dowladiisa loo igmaday inay dalka doorasho ku hoggaamiso, balse...
Dibad-baxayaasha Sudan ayaa mar kale billaabay in ay isu soo aruursadaan iyaga oo doonaya in ay ka dhabeeyaan ballan qaadkoodii ahaa in ay Khamiista maanta ah sameynayaan bannaanbax ay ka qeyb-gali doonaan "Hal Milyan oo qof.'' Bannaanbaxa halka milyan oo qof, ayeey ku rabaan in ay ku cadaadiyaan golaha milatariga...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Oslo oo ay si heer sare ah ugusoo dhaweeyeen safiirka Norway u fadhiya Soomaaliya iyo Masuuliyiin ka socota Wasaaradda arrimaha dibadda Dalka Norway. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khaye ayaa ka qeyb gelaya shirka sanadlaha...
Ra’iisul Somalia, Cumar C/rashiid Cali ayaa sheegay inuu guddo u magacaabay xalinta colaada magaalada Gaalkacyo ka taagan ee u dhexeysa maamullada Galmudug iyo Puntland; kaddib markii uu maanta kusoo laabtay Muqdisho. Sharma’arke ayaa xusay in ujeeddada safarkiisa magaalooyinka Cadaado iyo Garoowe uu ahaa mid salka ku haya sidii loo xallin...
Ciidamada dowladda Itoobiya ayaa la sheegay inay gudaha u gali doonaan maalinta berri oo Khamiis ah magaalada Maqale ee xarunta gobolka Tigray, si ay u gutaan waajibaadkooda shaqo. Sida uu Warbaahinta u sheegay Ambassador Redwan Xuseen oo ah Lataliyaha Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya ee dhinaca Amniga, waxaa sidoo kale maalintaa la...
Kaddib kulan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ku dhaxmaray  AMISOM, ayeey ku dalbadeen ciidammo dheeraad ah oo lagu biiriyo howlgalka midowga Africa ee Soomaaliya. Taliyayaasha ciidammada, Kenya, Burundi, Jabuuti, iyo mas'uuliyiin ka socday Uganda, ayaa goob joog ka ahaa kulanka,  iyaga oo ugu baaqay QM iyo dalalka deeq bixiyayaasha...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhaw halkaasi ay ka dhaceen laba qarax oo Ismiidaamin ah, islamarkaana is xigxigay oo jugtooda laga maqlay guud ahaan xaafadaha magaalada Baledweyne. Labada qarax ayaa lasoo sheegaya in loo adeegaaday laba baabuur oo mid ka mid ah...
Wararka Soomaaliyeed (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Diyaaradaha dagaalka ee Kenya ayaa shalay duqeeyey deegaano ka tirsan gobolka Gedo. Duqeyntan ayaa ka dhacday goobo bariga kaga aadan deegaanka Ceel-cadde. Waxaana deegaanada ay Kenya duqeysey kamid ah Juungal oo 30-km Baar-dheere u jirta iyo Gartama. Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in duqeymahaas...