Friday, January 28, 2022
Roobab lagu diirsaday ayaa waxa ay ka da’een deegaanno iyo degmooyin ka tirsan Gobollada Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Roobabka ayaa da’ayay tan iyo xalay kuwaas oo imaanaya xilli dadka iyo duunyada ku dhaqan deegaanada ay ku hooreen Roobabkaasi soo qaateen xilli adag oo ka mid ah Waqtiga Jiilaalka. Xiriiro aan la...
Kadib Amar ka soo baxay M/weynaha Jamhuuriyadda Federaalka Ah Ee Soomaaliya Xasan Shikh Maxamuud ayaa waxaa lagu furay Wadadooyinkii U Xirnaa Mudaddii 4-Maalmood Ciidamada Amaanka Gobolka Banaadir Taasoo Lagu Mamnuucay Isusocdkii Gawaarida Isaga Kala Gooshi Jirtay Isgoysyada Magaalada Muqdisho. Inta Badan Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Muqdisho Ayaa Waxa Ay Isticmaali Jirtay wadada...
Yuusuf Axmed Afrax oo loo yaqaanno Yuusuf Kabaale oo ah Gudoomiye ku xigeenkii degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho ayaa ka soo horjeestay xilka qaadis uu ku sameeyey gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ka dib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa. Mr Kabaale ayaa sheegay in xilka ka qaadista...
Kadib weerarkii ka dhacay Jaamacada magaalada Gaarissa oo ay kooxda Al Shabaab weerar ay ku qaaday ku dishay dad gaaraya 147 qof, ayaa waxaa bandow lagu soo rogay magaaladaasi iyo waliba magaalooyinka kale ee waaweyn ee Waqooyi bari dalka Kenya. Dowlada Kenya oo si weyn loogu dhaliilay inaysan wax guul...
Mid kamid ah saraakiisha ka shaqeysa xafiiska r/wasaaraha oo lagu magacaabo Axmed Sheekh C/hi ayaa allaha u naxariistee waxa uu ku geeryoodey hotel Weheliye. Marxuumka ayaa waxaa istaagey wadnaha iyadoo la sheegey in hore uu qaliin wadnaha ah lagu sameeyey,waxaana beryahan socdey dhaqdhaqaaq iyo olole leys laha waa in r/wasaaruhu...
Axmed siilaanyo,C/raxmaan faroore iyo Axmed madoobe oo ka qeyb galey kulanka bandhiga qoomiyadaha kaas oo ka dhacey jigjiga dawlada deegaanka soomaalida iyadoo loo diidey in ay ka hadlaan goobta isla markaasna lala fariisiyey gudoomiyeyaasha gobolada ka socdey soomaaliya sida gudomiyaha gobolka sh/hose C/qaadir siidii iyo gudomiyaha gobolka sh/dhexe...
Israel iyo Falastiiniyiinta ayaa ku heshiiyay xabad joojin aan muddo loo qaban oo laga dhaqan galinayo Gaza Iyadoona Ay Xabad joojintani u muuqata inay hakad galinayso dagaalka iyo duqayntii socotay 50kii maalmood ee la soo dhaafay Taasi Oo Ka Socotay Halkaasi. Xabad joojinta ayaa dhaqan gashay 7dii fiidnmo ee saacadda...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed ayaa loo gudbiyay Isbaarooyin Gobalka Shabeelaha Dhexe u yaalaan ciidanka Nabadsugida, Booliiska, Milateriga iyo Wasaarada Maaliyada. Odayaal kasoo jeeda Gobalka Shabeelaha Dhexe oo shalay ay isku arkeen Ra’iisul Wasaaraha Xeebta Liido, ayaa halkaasi waxa ay ugu gudbiyeen cabasho ku aadan in ciidamada Dowladda...
Sagaal soomaali burcadbadeed ah ayaa gacanta lagu dhigey kadib markii ay isku dayeen in ay weeraraan oo ay afduubtaan markab laga leeyahey dalka denmark,iyadoo burcadbadeeda soomaalida weeraradooda ay hoos u dhaceen. Burcad badeedda soomaalida ayaa qaar kamid ahi waxey sheegeen in ay ka tanasuleen burcad badeednimada in kast oo hugaamihii...
Waan Idin Sow Gudbin doonaa Hadii Alle Qadaro Warbixino Kale Oo Xasaasi ah Yesan Kuseegin Oo lasoco Marwaliba Warsom.com