Friday, December 3, 2021
Deegaan qiyaastii 10 KM u jira magaalladda Baledweyne ee xaruunta gobolk Hiiraan, ayaa waxaa maanta lagu afduubtay shaqaale caafimaad. Shaqaalaha la afduubtay ayaa tira ahaan waxaa ay gaarayaan ilaa shan ruux, waxaana ay ka tirsanaayeen Ururka dhaqaatiirta Xanaanada Xoolaha Goballada Dhexe. Dhaqaatiirta waxaa ay isugu jireen kuwo ka shaqeeya dhinaca xoolaha,...
Wasiirka Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar saacadihii la soo dhaafay leysla dhaxmarayay oo sheegayay in la xiray. Wasiirka oo la hadlay mid ka mid ah Warbaahinta gudaha ayaa sheegay in wararkaasi yihiin been abuur iyo dacyaad la soo abaabulay ,...
Musharaxiinta ka qayb-galaya doorashada Somalia ayaa gabi –ahaanba diiday in ay ka qayb-qaataan dood dhex-maraysay musharaxiinta oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ka dib markii ay ka war-heleen in dood-dooda kaliya laga sii dayn doono TV-ga Qaranka Somalia. Inta badan musharaxiinta ayaa door-bidayay in ay soo hor-istaagaan dad-weynaha ,isla markaana...
 Hay'ada DDG oo ka hawal gasha gobolka Sool ayaa tababar soconayay 5 cisho waxaa loo soo xiray 35 xubnood oo loo tababaray xalinta khilaafaadka magaalada Laascaanood. Duqa dagmada Laascaanood C/casiis Xuseen Taarwale ayaa ka qayb qaatay xidhitaanka isagoo sheegay in tababarkan uu ahaa mid loo baahi qabay kuna soo beegmay...
Dalka Jabuuti Waxaa Maanta ka Furmay Kulan looga hadlayo howlgalka ciidamada AMISOM ee Somalia ku sugan, kaasoo ay ka qayb-galayaan Mas'uuliyiin ka socda Waddamada ay ka socdaan ciidamada AMISOM iyo kuwa Somalia. Shirkan ayaa waxaa goobjoog ka ah wasiirrada Gaashaandhigga waddamada ay ka socdaan ciidamada Midowga Afrika ee Somalia ku...
Madaxweynihii hore ee dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa eedeyn u jeediyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo sida uu hadalka u dhiggay dalka galiyay mugdi iyo hubanti la'aan siyaasadeed. ''Waa xaqiiqo aan la jecleyn in Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday uu dalka geliyay xaalad hubanti la’aan ah oo mugdi gelin karta...
Warbixin ay soo saartay kooxda caalamiga ah ee xasaradaha adduunka "International Crisis Group" oo ay cinwaan uga dhigtay “Qatarta ay dalalka gobolka ku keeni karaan rajada Soomaalida” ayay diiradda ku saartay halista Madaxweeynaha cusub ee dalka uga iman karta dalalka deriska la ah Soomaaliya, oo ay sheegtay in ay...
Waxaa Goor dhaw lagu soo gabagabeeyay degmada Dhuusa-Mareeb doorashada madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug. Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor oo maalmihii ugu danbeeyayba siweyn loo hadal hayay guushiisa ayaa ugu danbeyntii loo doortay madaxweynaha Saddexaad ee dowlad gobolleedka Galmudug isaga oo helay codad gaaraya 66 cod. Axmed Cabdullaah Samaatar oo ahaa musharixii ugu...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XF Somalia, Maxamed Cumar Cate Qaalib, ayaa soo Gunaanaday shir looga tashanayay u adkeysiga afooyinka oo ay ka qayb-galeen, Hay’adaha Dowladda Somalia qaarkood, wakiilo ka socday maamulada Gobolada, Hay’adaha Samafalka iyo khabiiro dhanka beeraha iyo xoolaha ah. Ugu horreyn la-taliyaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ee dhanka u...
SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM   Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya waxaa ka bilwoday shalay shir ay halkaasi ku leeyihiin siyaasiyiin ka socda qeybaha siyaasada Soomaaaliya ee dawlada KMG, Maamulada Puntland, Galmudug iyo Ahlu Sunna Waljamaaca, waxaana looga hadlayaa arrimaha ku aadan xallinta ismaandhaafka ka taagan dastuur u sameynta Soomaaliya iyo arrimaha la xiriira waqtiga kala...