Friday, April 19, 2024
Bayaan ka soo baxay Wasaarradda Arrimaha dibadda Mareynka ayaa lagu sheegay in dowladda Mareykanku dhiirigalineyso hormarada kala duwan ee lagu gaarayo doorasho qof iyo cod ah oo ka dhacda dalka Soomaaliya. Afhayeenka Wasaaradda Morgan Ortagus, ayaa faah faahisay kulankii maalintii shalay Muqdisho ku dhaxmaray kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka ee...
War-murtiyeed uu maamulka Puntland soo saartay ayaa waxay ku sheegeen inay waxba kama jiraan yihiin Qoraallo dhawaan ka soo baxay guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ku aaddanaa Hannaanka Doorashooyika. Maamulka Puntland ayaa Qoraalkaan ku sheegtay in Go’aannadii Madasha Qaran ee 22-kii illaa 25-kii Bishii Juun ee 2016-ka...
Wararka naga soo gaaraya degmada berdaale ee gobolka baay ayaa waxa ay sheegayaan in galabta maqribkii ay niman bastoolado ku hubeysani ku toogteen meel u dhaxeysa luuq iyo berdaale gudoomiyihii dhanka sportiga maxamed soomaw cimraan isagoo usoo jeeda degmada berdaale. Allaha u naxariistee maxamed soomaw cimraan ayaa waxaa la sheegayaa...
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sii ay wada-hadal u kala dhex-dhigi laheyd maamullada Ahlusuna iyo Galmudug oo ka wada arimiya deegaanno ka wada tirsan Gobolada dhexe. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay guddi u magacaabay wada-hadaladda Galmudug iyo Ahlusunna. Guddiga ayaa ka shaqeyn doona sidii meel dhexaad la...
Mudaharaad looga soo horjeedo ciidamada dawlada iyo kuwa jabuuti ee B/weyne ku sugan ayaa ka dhacey deg. B/weyne ee gobolka hiiraan,kadib markii si arxan darro ah loo diley sarkaal ciidamada xogga hore uga tirsanaan jirey,hadase aan wax hawl ciidan ah heynin iyo labo waardiye u ahaa. Sarkaalkan oo lagu magacaabi...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay iney rajo wanaagsan ka qabto inuu si deg deg ah kusoo gudbiyo madaxweynaha maamulka Galmudug liiska guddiga doorashooyinka dowlad goboleedka Galmudug. Shalay ayay aheyd markii Xukuumadda Soomaaliya sheegtay in madaxweynaha Galmudug uu lasoo daahay soo gudbinta liiska laga sugaayay, islamarkaana aay ka dalbatay inuu soo dedejiyo...
Dagaallo iyo duqeymo culus ayaa mar kale dib uga soo cusboonaaday Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudud, kuwaasoo u dhexeeya ciidan ka kala tirsan Maamullada Galmudug iyo Puntland. Madaafiic kala duwan oo ay dhinacyadu isku adeegsanayaan ayaa ku dhacaya inta badan xaafadaha Gaalkacyo ay ka kooban tahay, kuwaasoo Dadweynihii ku noolaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka horjeediyay Mudanayaasha baarlamaanka Federaalka ah khudbad dher oo uga hadlayay Barnaamijka Xukuumadiisu ku hawlgalayso. Dib kala soco Warkan oo faah faahsan iyo Muuqaalka khudbadda Ra’iisul Wasaaraha. 20140503_113908 20140503_114159 20140503_114822_1 20140503_115054 20140503_115112 20140503_115127 20140503_115421 20140503_121528_2 20140503_122122_3
Wararka ka imaanaya degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari ciidan lagu gubay wadada laamiga ah. Goob Joogayaal ayaa sheegay in miino dhulka lagu aasay ay lakacday gaari nuuca Cabdi Bilaha ah oo ay la socdeen ciidanka ee PS-ta loo yaqaan. Warar hordhac ah ayaa sheegaya in...
Shirka Madaxda Dalalka Ciidamadoodu ka joogaan Soomaaliya (AMISOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay 2-da Maarso 2018 magaalada Kampala ee Uganda, waxaana martigeliyey Madaxweynaha Uganda Mudane Yoweri Kaguta Musaveni. Shirka waxaa kasoo qeybgalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguta Musaveni, Madaxweyne Kuxigeenka Koowaad...