Friday, January 28, 2022
Xildhibaan Max’ed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo u warramayay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dhaqaalo fara badan ka hesho dunida dacalladeeda , kaalmo aad u ballaaranna ay u fidiyeen adduunka maadaam aqoonsi buuxda ay ka heysato Caalamka sidaas...
Baarlamaanka maamulka lagu dhisaayo magaalada Cadaado ee Galmudug ayaa doortey gudoomiyaha cusub ee baaarlamaanka. Waxaa ku tartamayey xilka gudoomiyaha baarlamaanka laba musharax oo kala ah Cabdullaahi Maalin Gaafow(Aasbaro) iyo Cali Gacal Casir waxa ayna ka soo jeedaan degmada Ceelbuur. Waxa ay qaadatey doorashada laba wareeg, iyadoo ugu dambeen Cali Gacal Casir...
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta dib u dhigtay dhegaysiga dacwad loo haysto Cabdicasiis axmed Gurbiye oo katirsan warbaahinta Goobjoog, kaasoo ku eedaysan inuu geystay gef iyo been abuur ka dhan ah madaxweynaha Soomaaliya. Weriye Gurbiye ayaa bartamihii bishii Abril wuxuu bartiisa facebook kusoo daabacay qoraal ku saabsanaa in madaxweyne Farmaajo...
Soomaalidda ku dhaqan Mareykanka ayaa waxaa ay aad u soo dhaweyeen sharci ay meel mariyeen Congress-ka Mareykanka kaasoo ahaa sharciga horumarinta Xawaaladaha midkaaso dadka Mareykanka ku cusub u sahli doona in ay eheladooda u diri karaan lacago. Dalka Mareykanka oo ka mid ah dalalka ay Soomaalidu ku badanyihiin ayaa dhib...
WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM sida ay ku waramayaan wararka warsom.com Kaga Imanaya magaalada badalweyn ee xarunta goboka hiiran ayaa sheegaya in saacadaha ina soo aadan lagu wado in ay gaaran wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha dowlada KMG a ee soomaaliya. waxaa magaalada baladweyn hada ka socanaya qaban qaabada lagu doonayo in lagu soo...
Hey'adaha xuquuqul insaanka ayaa dawlada soomaaliya ku dhaleeceeyey in ay dabooshey kiis gabar soomaali ah oo ay kufsadeen Askar Amisom ah,kuwaasoo loogu geeyey xerada maslax ee gobolka banaadir. Dawlada soomaaliya ayaa kiiska gabadhan u magacawdey gudi ay gudoomiye ka tahey wasiirada adeega bulshada Maryan Qaasim Axmed taas oo kiiska iyadoon...
Hey'adda la dagaalanka musuqmaasuqa ayaa sheegtey in wali soomaalia musuqmaasuq baahsani ka jiro,iyadoo intaas kusii dartey in digtaatoorayada iyo kaligi talisnimadu ay aad uga jirto dalka soomaalia. Hey,adaha madaxa banaan ayaa si iskood ah u kontaroosha dalalka aduunka waxeyna mar walba soo saaraan dalalka ugu musuqa badan waxaana ay u...
Hawlgal ballaaran oo ka dhan ah maleeshiyada Ururka Al Shabaab ayaa waxaa laga sameeyay qaybo ka mid ah Gobolka Shabellaha Dhee, iyadoona gacanta lagu dhigay xubno ka tirsan maleeshiyadaasi. Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada Booliska ee Maamulka Hirshabelle ayaa la sheegay in hawlgal muddo laba maalmood qaatay ay ka sameeyeen...
Hawlgal lagu soo qab qabtey kun qof ayaa ka dhacey degmada Afgooye ee gobolka sh/hoose,dadkan oo isugu jirey dhalinyaro iyo dad waaweyn ayaa goob qura leysugu keeney isla markaana hal hal loo istaajiyey la dirayaa ama la xirayaa. Sharciyan sax maahan waana arin ka hor imaaneysa xoriyada muwaadinka iyo dastuurka...
Roobab lagu diirsaday ayaa waxa ay ka da’een deegaanno iyo degmooyin ka tirsan Gobollada Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Roobabka ayaa da’ayay tan iyo xalay kuwaas oo imaanaya xilli dadka iyo duunyada ku dhaqan deegaanada ay ku hooreen Roobabkaasi soo qaateen xilli adag oo ka mid ah Waqtiga Jiilaalka. Xiriiro aan la...