Friday, October 22, 2021
Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Jubbaland ayaa sheegtey in warqadii xalay ka sooo baxdey Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federalka aysan khuseynin Jubbaland ay doorashadeeda u madax banaan tahay. War saxaafadeed kasooo baxay wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee Jubbaland ayaa lagu sheegey in Jubbaland xeerarka iyo habraacyada...
Kulankan oo ka dhacay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho waxaa shir gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari waxaana xubno ka tirsan gudoomiyeyaasha guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka ay weeydiiyeen Ra’isulwasaaraha iyo Wasiirka Dekedaha su’aallo la xiriiray sababta ay Xukuumaddu ugu wareejisay shirkaddan Dekedda ayadoo...
Gudaha Dalka Soomaaliya Ayaa Sanadkii la soo dhaafey Waxaa lagu diley Suxufiyiin kor u dhaafaya 20 suxufi, kuwaas oo siyaabo kala geddisan loo beegsadey Iyadoona suxufiyiinta guryahooda lagu diley iyo kuwa qaraxyada ku dhintey ay marayaan 5 Suxufi. Dilka Suxufiyiinta waxaa dheer, hanjabaadda, cabburinta, xariga iyo haleynta qalabkooda oo ay ku kacaan dhamaan dhinacyada Soomaalida, waxaa loo xiraa...
Isbahaysiga haya Talada Jabuuti ee UMP ayaa xalay u doortay madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle inuu yahay musharraxa ugu qayb-galaya tartanka doorashada madaxweynennimo ee dalka Jabuuti ka dhici doona sannadkan 2016-ka. Dhawaan ayaa Madaxweynaha Jabuuti sheegay inuu doonayo in hoggaanka Jabuuti uu mar kale isku soo taago, isagoo xilka Jabuuti...
WAR SAXAAFADEED                                                                          DATE:29/01/2017 Shir Balaaran Oo Ay Isugu Yimaadeen Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya Uuna Shir...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Ruushka u fadhiya Muqdisho, Mikhail Golovanov oo ay ka wada hadleen xoojinta xariirka labada dowladood. Mikhail Golovanov oo Ra’iisul Wasaaraha uga mahad celiyay qaabilaadda ayaa sheegay in dowladda Ruushku xoojineyso xariirka kala dhexeeya Soomaaliya ayna dowladda ka...
Axmed nuur jimcaale oo ah ganacsade iyo C/rashiid Cismaan Xasan (Harqaanle) si weyn looga yaqaano gudahaha dalka iyo dibadiisa ayaa lagu eedeeyay in ay si aan sharci ahayn  u qaateen una dageen dhul baaxadiisu ay weentahay kaasi oo ku yaala degmadda kaxdda ee gobolka banaadir dhulkan ayaa waxaa iska leh...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa sheeegay inay qaadayaan tallaabooyin dib u habayn ah oo la jaanqaadaya Qorshayaasha la xiriira xaqiijinta Amniga guud ahaan dalka Soomaaliya. Tallaabooyinkan ayaa lagu tilmaamay inay yihiin kuwa is daba-joog ah oo loogu talagalay qaabka ay u howl-galaan ciidmada AMISOM. Wakiilka gaar ah ee midowga Africa Danjire Francisco...
Ka Dib 5 Maalmood oo dagaalo xiriir ah ay ka socdeen agagaarka saldhiga Degmada howlwadaaga ayaa waxaa dagaaladaasi qasaaro xoogan ay ka soo gaareen ciidamada Shisheeye iyo kuwa Dowladda waxaana dagaaladaasi ku dhintay saraakiil ka kala tirsan ciidamada shisheeye iyo kuwa dowladda waxaana ka mid saraakiishii dagaalkaasi ku dhintay...
(Wararka Soomaaliya Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com) Xafladani oo ahayd Mid Shahaadooyin Lagu Siinayay Cutubyo Ka Tirsan Ciidmada Xooga dalka oo manta Tababar muddo Lex bilood ah ugu jiray xarunta Warshaddii hore ee Nacnaca ayaa waxaa ka soo Qeyb Galay Madaxda Sare ee ciidamada Xooga dalka. Ugu Horeen xafladdani Waxaa...