Friday, December 3, 2021
Wafdiga Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka ee BFS Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo ay ku jireen Xildhibaano Golaha Shacabka ka tirsan iyo Guddoomiyaasha Golayaasha Wakiiladda ee Dowlad Goboleedyada Dalka waxaa garoonka Diyaaradaha ee Magaaladda Garoowe kusoo dhoweeyay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdixakiin Maxamed Axmed iyo...
Taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika ayaa fuliyey duqeyn xagga cirka ah oo lala beegsaday hoggaamiye sare oo al-Shabaab ah oo ku sugnaa agagaarka Saakow. “Waxaan la shaqeyneynaa la-hawlgalayaashayada Soomaaliyeed, waxaan sii wadaynaa daciifinta iyo sumcadda shabakadda al-Shabaab,” ayuu yiri Jeneraal Bradford Gering, kuxigeenka agaasimaha howlgalada. Taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika wuxuu...
Xukuumadda Kenya ayaa Jimcaha maanta ah Shaacisay in aysan marti-gelin doonin wixii hadda ka dambeeya dadka Soomaaliyeed ee qoxooti ahaana u galaya dalkeeda, iyadoo sheegtay inay baqdin ka qabto amni-darro. “Dowladda Kenya oo tixgelinaysa danaha amniga Qarankeeda, waxay go’aansatay inaysan marti-gelin doonin qoxootiga Soomaaliya ka imaanaya,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeed...
Dood-cilmiyeed Nabadda iyo xakamaynta Qabyaaladda ku Saabanayd oo uu soo Qaban-qaabiyey Ururka Dhallinyarada Horseed ayaa lagu Qabtay degmadda Xuddun oo ka tirsan gobolka Sool. Doodan oo loo qabtay culummada, waxgaradka iyo odayaasha degmada Xudun ayaa looga Dooday sida ugu Habboon ee looga wada-shaqeyn karo Amniga guud ee Bulshada ku...
Kooxaha dabdamiska ayaa la tacaalaya siddii ay u damin lahaayeen dab ballaaran oo ka kacay agagaarka magaalada Haifa ee dalka Israa'il, waxaana lagu waramayaa in dabku yahay mid saameyn weyn yeellanaya. Kooxaha gurmad qaarkood ayaa sheegay in qeyb ahaan hadda dabka la xameynayo, walloow meellaha qaar wali laga sii arki...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in diyaarado duqeyn ka geysteen Tuulo dhinaca Koofureed ka xigta Magaalada Muqdisho waxaana duqeyntan lala beegsaday saldhig ay Al-Shabaab ku lahaayeen halkaas. Duqeyn ay geysteen diyaarado aan la Aqoon halka laga leeyahay ayaan la aqoon khasaaraha ka dhashay. Ilaa iyo hadda ma jirto...
                          Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ayaa mooshin ka dhan ah guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari u gudbiyay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka. Xildhibaanada oo soo saaray warqad qoraal ah oo ay warbaahinta u Akhriyeen ayaa ujeedka Mooshinkooda waxaa ay ku sheegeen mid kalsoonida lagala noqonayo guddoomiye Jawaari. Sida ku...
                    Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo khudbad ka jeediyay baarlamaanka dalka Kuuriyada Koonfureed ayaa ugu baaqay hoggaamiyaha Kuuriyada Woqooyi in uu ka laabto hammigiisa ah in uu sameysto gantaalada iyo hubka niyuukleerka. Trump ayaa dhanka kale ammaan u jeediyay Kuuriyada Koonfureed, waxaana uu ku bogaadiyay horumarka iyo sida ay dalkaasi uu...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa uga digay ciidamada dowladda Soomaaliya in ay isku abaabulaan hab Qabiil, isaga oo taa badalkeeda ka dalbaday in ay difaacaan Qarannimada. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in uusan jirin Askari xun, laakiin mar walba halka ay wax ka qariban yihiin tahay saraakiisha oo haddii...
Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Shilkaani Gaari oo khasaare geystey ayaa barqanimadii maanta ka dhacay inta u dhexeysa degmooyinka Qardho iyo Garoowe. Qasaaraha Shilkaani Geestay gaari oo ka dhacay meel u dhow deegaanka Xaaji-khayr, ayaa waxaa galay gaari nooca waaweyn ee xamuulka qaada ah. Dhaaawacyada Ayaa waxa ay...