Friday, October 22, 2021
Ugu yaraan shan ruux ayaa ku geeriyooday, 10-qof oo kalena way ku dhaawacmeen, qarax is-miidaamin ahaa oo Goor-dhaw ka dhacay Afaafka hore ee xarunta Madatooyada Somalia ee Muqdisho. Gaadiidka gurmadka deg-degga ah iyo kuwa Ciidamada oo wada dhaawacyo kala duwan ayaa lagu arkayaa waddada muhiimka ah ee Maka Al-mukarama, waxayna...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa shir jaraa’id uu ku qabtay garoonka diyaaradaha caalamiga Aden Abdulle ee Caasimadda Muqdisho ku faah faahiyay socdaalo shaqo iyo shirar uu kaga qeybgalay Xarunta Qaramada Midoobey ee Magaalada New York . Wasiirka ayaa...
Cabdi Kariin Xuseen Guuleed Wasiirkii Fashilmay ee Amniga qaranka Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadlayay Munaasabad uu maanta xilka ku wareejinayay ayaa shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday in ay u cafiyaan dhibaatadii uu u geystay. Ex Wasiir Guuleed ayaa sheegay in ay jiraan dad shacab ah oo suura gal ay...
Dowladda Maraykanka ayaa lix diyaaradood oo nooca Helikobtarka ah ku wareejisay ciidamada difaaca Kenya si kor looga qaado dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab oo ka dagaalanta gudaha wadamada Kenya iyo Somalia. Xoghayaha difaaca Kenya Raychelle Omamo ayaa lagu wareejiyay diyaaradahan ka dib munsaabad  lagu qabtay garoonka ciidamada cirka Kenya...
Wararka ka imanaya degmada Dhuusa-Mareeb ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in howlgal ay sameeyeen ciidamada Nabad-sugida lagu soo qabtay dad la tuhusan yahay in ay ka danbeeyeen dil deegaan hoostaga degmada loogu geystay Afar ruux oo u dhashay deegaannada Koonfur Galbeed. Saraakiil Amniga ayaa sheegay in howlgalka ay ka fuliyeen...
Kulan ay maanta yeesheen ergeyga qaramada midobey agoustina mahiga iyo sh/sharif ayaa guul darro ku dhamaadey kadib marki ay isku fahmi waayeen qodobadii ay ka wada hadleen. Kulanka ayaa waxaa dalbadey baa la yiri sh/sharif isagoo doonayey in uu mahiga kala hadlo xubno baarlamaanka loo diidey oo lagu eedeeyey danbiyo...
Aqalka Cad ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in Madaxweyne Donal Trump uu la kulmayo maalinta Talaadada Amiirka Qadar Sheekh Tamiim Bin Xamda Al Thaani, xilli magaalada New york uu ka furmayo shirka golaha loo dhan yahay ee QM. La taliyaha dhinaca ammaanka ee aqalka Cad Herbert McMaster ayaa u sheegay...
Xeer ilaaliyaha ciidanka Boliiska ee Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug Maxamuud Cilmi, ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay shan dhallinyaro ah oo horay u dilay afar ruux oo xoolo dhaqato aheyd. Dilka afarta ruux ee xoolo dhaqatada aheyd ayaa waxaa uu ka dhacay miyiga Gobolka Mudug. “Howlgalka lagu soo qabtay...
Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa fuliyay labo duqeyn oo cirka ah oo lagu bartilmaameesaday khubaro katirsan al-Shabaab oo qaraxyada sameeya, waxayna duqayntu ka dhacday agagaarka Jilib. Qiimeyn hordhac ah oo lagasoo saaray duqayntaan, ayaa lagu sheegay in lagu dilay 8 xubnood oo door muhiim ah ka ciyaara soo saarida walxaha...
WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Agaasimaha Hay’adda ka shaqaysa Horumarinta Deegaanka Axmed Ibrahim Awaleh ayay Ciidamadda Booliiska iyo kuwo CID ahi xalay ku xidheen xarunta CID-da ee Hargeysa. Xadhiga Axmed Ibraahim Cawaale ayaa ka dhashay Buug uu qoray oo layidhaahdo Dirkii Sacmaaladda oo uu kaga sheekaynayo arrimo ay ka mid yihiin 1. Xageebay...